“Xukuumadani Way ka Indho adag tahay Xukuumadii Hore” Xildhibaan Maxamed Saalax Cige
Hargaysa 27. Sep 2015 (SDN/QJ)- Xildhibaan Maxamed Saalax Cige, oo ah Xildhibaan ka tirsan Golaha Wakiilad, ayaa is barbar dhig ku sameeyey Xukuumaddan iyo Xukuumaddii hore ee uu Daahir Rayaale Kaahin Madaxweynaha ka ahaa, waxaanu sheegay inay Xukuumaddani ka liidato kana faan badan tahay xukuumaddii hore. Xildhibaan Maxamed Saalax Cige, oo wareysi gaar ah…
