Webmaster

    Fadeexadii Hab Maamuus ee Uu Ku Tallaabsaday Wasiir Waran-cadde Iyo Sawirkii Warbaahinta Ka Soo Baxay

    Hargaysa 01.Oct 2015 (SDN/QJ)- Wasiirka wasaaradda Arrimaha Gudaha Somaliland Cali Maxamed Waran-cadde, ayaa Shalay si baratakoolka ka baxsan oo nidaam darro ah kamaradaha sawirku qabteen, isagoo fadhiya goob nusqaan ku ah milgihiisa shakhsinimo iyo haybadda xilka qaran ee dusha u saaran labadaba. Wasiir Waran-cadde oo maanta kala qeyb galay madaxweyne Ku xigeenka Somaliland Md. Cabdiraxmaan…

    Read More

      Taliyaha Ciidanka Asluubta Oo Kormeer Kadis Ah Kaga Dul-degay Xabsiga Laascaanood Iyo Askartii Jeelkaas Oo la Wada Bedalay

      Laascaanood 01.Oct 2015 (SDN/QJ)- Taliyaha ciidamadda Asluubta ee Somaliland sareeye guuto Maxamed Cismaan Xudhuun ayaa shalay socdaal kadis ah ku tegay magaaladda Laascaanood ee xarunta gobolka Sool. Iyadoo 17 ka mid ahaa maxaabiista ku jirtay xabsiga magaaladda Laascaanood ay dhawaan baxsadeen. Taliye Xudhuun oo warbaahinta kula hadlay magaaladda Laascaanood ayaa tilmaamay in xabsiga magaaladda Laascaanood…

      Read More

        “Guriga Salaadinta Subeer Awal Ee Ciidanku Weeraray, Waa Gurigii Axmed Silaanyo Looga Codeeyay” Siyaasi Axmed Like

        Hargaysa 01.Oct 2015 (SDN/QJ)-  Siyaasi Axmed Xasan Cali Xirsi (Axmed like) oo ka mid ah siyaasiyinta xisbiga wadani ayaa baaq uu diray madaxweyne Axmed Silaanyo iyo xukuumadiisa ku sheegay in gurriga laga xidhay  Suldaan Sabayse uu yahay guriga Salaadinta Subeer Awal ee laga doortay xilligii uu doonayay kursiga uu hadda ku fadhiyo, isla markaana wuxuu…

        Read More

          Wasiirkii Hore ee Wasaaradda Maaliyadda C.casiis Maxamed Samaale oo Cadeeyey inaanu Jirin inuu Ka Tanaasuley Hankiisii Murashaxnimo,Dhacdooyin badana ka Sheekeeyey DAAWO

          Hargaysa 30.Sep 2015 (SDN/QJ)- Wasiirkii hore ee Maaliyadda Somaliland C/casiis Maxamed Samaale ayaa ka hadlay Hankiisa Murashaxnimo waxaanu sheegay in aanu ka tanaasulin Hankiisi Murashaxnimo . Waxaanu intaasi ku daray Samaale in uu yahay Murashaxa Kowaad ee U tartamayaa Jagada Murashaxa Madaxweyne Kulmiye . Sidoo kale Samaale ayaa meesha ka saaray in uu ka hadhay…

          Read More

            Fannaaniintii Xidhnaa ee Kooxda Xidigaha Geeska oo Markii u horaysay ka hadlay Dareenkooda ku aadan Xadhigooda iyo Aragtidooda ku Wajahan soo dayntooda DAAWO

            Hargaysa 30.Sep 2015 (SDN/QJ)- Kadib Markii Maanta Xoriyadoodii ay dib u heleen ayaa Laba ka Mid ah Fannaaniinta Xadigaha Geeska ee Ku Xidhnaa Saldhiga dhexe ee Magaalada Hargaysa Waxay ka Warameen aragtidoodda ku aadan Xadhigooda,Tegitaankii Magaaladda Muqdisho Iyo Dareenkii dadweynaha ee Ka damqaday Xadhigii ay Xukuumadda iyo Laamaha amaanku u gaysteen iyo Weliba qaabkii loola…

            Read More

              Wasiirka Warfaafinta oo Ka Hadlay Soo Daynta Fannaaniinta,Dacaayado Idaacada VOA ka Faafisay Somaliland Iyo arrimo Kale DAAWO

              Hargaysa 30.Sep 2015 (SDN/QJ)- Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta,Dhaqanka Iyo Wacyigelinta Mudane C.laahi Maxamed Daahir Cukuse ayaa Maanta Saxaafadda uga Jawaabay Su’aalo ku saabsan Xadhigii Qaar ka Mid ah Fannaaniinta Xidigaha Geeska,iyo arrimo kale. Wasiirka Warfaafinta ayaa Waxa uu sheegay in Afartii Fanaan ee Ka Tirsanaa Xidigaha Geeska la sii daayay,Waxaanu hoosta ka Xariiqay in taas aanu…

              Read More

                Idaacada VOA oo Hawada Hargaysa ka Maqan,Madaxa Idaacadaas oo Hargaysa Ku Soo Fool leh iyo Jawaabta Wasiirka Warfaafinta

                Hargeysa,September 30,2015(SDN/QJ)-Qaybta Afsoomaaliga ee idaacadda Voice of America( VOA) ayaan laga maqal caasimadda Somaliland ee Hargeysa 24kii saacadood ee u dambeeyey. Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta,Dhaqanka Iyo Wacyigelinta Mudane C.laahi Maxamed Daahir Cukuse oo Kulan Warbaahineed ku Qabtay Xafiiskiisa ayaa Ku Sheegay ka Maqnaanshaha Idaacada VOA ee Mawjada FM arrin la Xidhiidha Cilad ku Timid isla markaana…

                Read More

                  Suldaan Sabayse oo La Sheegay in Xukuumadii Xidhay ay u diiday inay Maxkamad horkeento

                  Hargeysa,September 30,2015(SDN/QJ)-Suldaan Mawliid Sabayse oo ay xukuumadda madaxweyne Siilaanyo xabsiga u taxaabtay 17/9/2015 ayaa dhawr jeer oo la hor keeni lahaa maxkamadda dib loo dhigay ka dib markii ay ciddi soo ashkataysay ka baaqatay inay maxkamadda ka soo xaadirto. Suldaan Sabayse ayaa guddoomiyaha gobolka Togdheer Maxamad Muuse ku eedeeyey inuu meel kaga dhacay dad ka…

                  Read More

                    Khilaafka Xisbiga Kulmiye,Saamaynta dalka uu ku Yeelanayo iyo Talooyin uu Sheekh Aadan Siirro u soo Jeediyay DAAWO

                    Hargeysa, 29 Sep 2015 (SDN/QJ)-  Xisbiga Kulmiye ayaa Waxaa Mar kale ka dhex Socda Kulamo ay isku hirdinayaan baarqabiinta hamigoodu yahay hogaaminta Xisbiga Kulmiye. Xogihii Ugu Danbeeyey Ee Xisbi Xaakimka Kulmiye, Kulamo Is Dabajoog ah Ka Hor Intii Aanu Madaxweynuhu Dalka ka amba bixin Ayaa Waxa La isla Qaatay In Xisbiga Kulmiye yahay xisbi Dimuquraadi…

                    Read More

                      “Madaxweynuhu hadduu Cid gaar ah taageero KULMIYE dhaawac bay ku keenaysaa, laakiin…” Xildhibaan Axmed Kijaandhe

                      Hargeysa, 29 Sep 2015 (SDN/QJ)-Xildhibaan Axmed Cabdi Kijaandhe oo ka mid ah Mudanayaasha Golaha Wakiillada Somaliland, isla markaana dhawaan shaaciyey inuu u tartamayo Musharraxa Jagada Madaxwaynaha ee Xisbiga KULMIYE, ayaa sheegay in haddii Madaxweynaha talada haya Axmed-Siilaanyo oo ah aasaasihii Xisbigaas kala jeclaysto Musharrixiinta oo uu cid gaar ah dhabarka taabto ay iman karto saamayn…

                      Read More

                        Baarlamanka Yurub oo loo gudbiyey Warbixin Dr. Edna loogu sharraxey Abaalmarinta Sakharov 2015

                        Brussels 29 Sep 2015 (SDN/QJ)- Xildhibaan James Carver oo ka tirsan Baarlamaanka Yurub, ayaa shalay shaaciyey inay taageerayaan una sharraxayaan hanashada Abaalmarinta Sakharov ee sannadkan 2015 Dr. Edna Aadan Ismaaciil. Baarlamaanka Yurub oo fadhi ay shalay yeesheen kaga hadlayey Abaalmarinta Sakharov ee sannadkan iyo magacyada dadka loo xulay, ayaa  dhegeystay Kooxaha iyo Ururrada taageeraya Xubnaha…

                        Read More

                          Murashax Jamaal Cali Xuseen oo Xisbiga KULMIYE uga digay Burburkii UDUB oo kale, kana hadlay qodobbo kale

                          Hargeysa, 29 Sep 2015 (SDN/QJ)- Musharraxa u taagan Jagada Madaxweynaha Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID Jamaal Cali Xuseen, ayaa ka digay in burbur la mid ah kii uu Saaxadda Siyaasadda Somaliland kaga baxay Xisbigii ugu da’da waynaa Axsaabta Siyaasadda ee UDUB ay ku dhacdo Xisbiga talada haya ee KULMIYE oo Loollan adag oo Siyaasadeed ka…

                          Read More

                            Ninka Labaad Ee Aduunka Ugu Dheer Xuseen Bisad Oo Taageeray Xadhiga 4-ta Hobol Ee Ka Tirsan Kooxda Xidigaha Geeska Ay Xukuumaddu U Geysatay

                            Hargeysa, 29 Sep 2015  (SDN/QJ)-Xuseen Bisad oo ah ninka labaad ee Aduunka ugu dheer ayaa  si weyn u tageeray xadhiga ay xukuumadda siilaanyo u geysatay 4-ta hobol ee ka tirsan koox faneeda xidigaha gees oo  uu fadhigoodu yahay magaalada Hargeysa.. Xuseen bisad dhalasho ahaan ka soo jeeda somaliland ayaa xukuumadda Siilaanyo ku taageeray xadhiga 4-tan…

                            Read More

                              Muxaadiradii u danbaysay ee Habeenkii Xalay ee SH,Mustafe Xaaji Ismaaciil “WAA KUMA AQOONYAHAN” {DHAGAYSO}

                              Hargeysa, 29 Sep 2015 (SDN/QJ)-Waxa aanu halkan idiinku soo gudbinaynaa muxaadiroo uu cinwaankeedu ahaa Waa kuma Aqoonyahan oo xalay lagu qabtay magaalada Hargeysa. Muxaadiradan oo ay soo qabanqaabisay Jaamacadda Islamic Online University, ayaa waxa ka soo qayb galay dad tiradoodu ku dhow dahay 3000 oo qof. Waxaana muxaadiradan jeediyey Sheekh Mustafe Xaaji Ismaaciil Haaruun. Sheekh…

                              Read More

                                Mayd Laga Helay Duleedka Lawyo-Cadde Iyo Goob Jooge Ka Waramay Marxuumkaasi In Saddex Maalmood Uu Ku Xidhnaa Dhinaca Jabuuti

                                Lawyo cadde, 29 Sep 2015 (SDN/QJ)-   Nin Maydka ah ayaa shalay laga heley meel shan killo mitir bari ka xigta magaaladda Law-yo cadde ee xaduudda ay wadaagaan Somaliland iyo Jabuuti. Goob-jooge ku sugnaa Magaaladda Lawyocadde ayaa wargeyska Saxafi u xaqiijiyey maydkan laga helay duleedka Lawyo Cadde, waxaanu sheegay in ninkan inta aanu dhiman  saddex…

                                Read More

                                  Warmurtiyeedka Kullankii Somalia iyo Caalamka,oo Diiradda lagu saarayey hannaanka siyaasadda Soomaaliya,Iyo Halista Alshabaab

                                  WASHINGTON, D.C. 29.Sep 2915 (SDN/QJ)- Kullankan gaarka ah ee Soomaaliya iyo caalamka, ayaa waxaa wada shir gudoominayey madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, Guddoomiyaha Guddiga Midowga Africa DR. Nkosazana Dlamini Zuma, xogahayaha guud ee Ururuka iskaashiga dalalka Islaamka Iyad Ameen Madani, xogahayha guud ee Jaamacadda Carabta Mr. Nebil Elaraby iyo xogahayha guud ee QM Ban Ki Moon….

                                  Read More