Qarax Xooggan Oo Ka Dhacay Magaalada Baardheere ee Gobolka Galgaduud
Baardheere:Sep,15.2015(SDN/QJ)-Kolonyo Gaadiid ah oo ay lahaayeen Ciidamada Dawladda Federalka Somalia, ayaa goor dhaweyd qarax lagula eegtay magaalada Baardheere ee Gobolka Gedo. Saalim Maxa’ed Cusmaan, oo kamid ah Saraakiisha Ciidanka Dowladda ayaa u xaqiijiyay warbaahinta qaarkamid ah in Qaraxa uu ahaa mid loo adeegsaday Miinada Dhulka lagu aaso, taasi oo ka dhacday Suuqa Balka ee Degmada…
