Mid ka Mid ah Saraakiisha Qasriga Madaxtooyadda Isu Taga Imaaraadka oo Berbera lagu soo dhaweeyay DAAWO
Berbera 13.Sep 2015 (SDN/QJ)- Wefti balaadhan oo uu hogaaminaayo Maxamed Kit oo ka tirsan saraakiisha sar sare ee qasriga madaxtooyada Isutagaga imaaraadka carabta, ayaa maanta ka soo degay Garoonka Caalamiga ah ee Berbera Airport. waxaana weftiga ku soo dhaweeyey halkaasi Safiirka Imaaraadka Carabta u fadhiya Somaliland Ambassador Baashe Cawil Cumar oo ay wehelinayaan Masuuliyiinta…
