Webmaster

    Maxkamada Degmada Oo Xukun Xadhig ah,Iyo Ganaaxyo kale Ku Riday Haweenay Diinta Sifo Qaldan U Faafisay Una Turjuntay Shareecada Islaamka DAAWO

    Hargaysa 12.Aug 2015 (SDN/QJ)- Maxkamadda Degmada Hargaysa ayaa Maanta Xukun Xadhig ah ku riday haweenay Lagu Magacaabo Sacdiya Sheekh Yuusuf Wardheere taas oo ku eedaysnayd inay Qaab Khaldan u faafisay Diinta Islaamka isla markaana ay Maxkamadu cadaysay in haweenaydani ay Qiratay Qaybo ka Mid ah eedaymaha lagu soo oogay. Fadhigan Maxkamada oo uu Hagayay Gudoomiyaha…

    Read More

      “Hantidda Ummadda Waa La Badbaadinayaa, Cirro-na Maanta Inuu Madaxweyne U Qalmo Ayuu Muujiyay” Xildhibaan Axmed Yaasiin

      Hargaysa 12.Aug 2015 (SDN/QJ)-   Xildhibaan Axmed Yaasiin Sheekh Cali Ayaanle oo ka mid ah muaneyaasha Golaha Wakiillada Somaliland, ayaa Guddoomiye ku xigeenka koowaad ee golahaasi ku eedeyay inuu sharciyada iyo xeerhoosaadka ku tuntay, waxaanu sheegay inay aanay aqbali doonin boon uu tilmaamay inay Xukuumaddu ku hayso hantidda ka dhaxay shacbiga Somaliland.   Xildhibaan Axmed Yaasiin…

      Read More

        “Mooshinka Ninka Keenay Waa Aniga, Guddoomiyuhu Wuxuu Xaq U Lahaa In Sharciga La Mariyo Oo Loo Codeeyo” Xildhibaan Bukhaari

        Hargaysa 12.Aug 2015 (SDN/QJ)-   Xildhibaan Saleebaan Cawad Cali (Bukhaari) oo ka mid ah mudaneyaasha muxaafidka ah ee xisbiga tallada haya ee KULMIYE, islamarkaana hormoodka ka ahaa mooshinka ay ku doonayeen in dib looga noqdo go’aankii hore loogu laalay wareejinta haamaha kaydka shidaalka Berbera, ayaa sheegay in Guddoomiye Cirro xaq u leeyahay in mooshinkan ay maanta…

        Read More

          Guddoomiye C.raxmaan Cirro Oo Ku Xigeenkiisa Baashe Maxamed Faarax Ku Eedeyay Xadgudub Sharci

          Hargaysa 12.Aug 2015 (SDN/QJ)- Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) oo gacan ka hadalkii maanta dhex-maray isaga iyo Guddoomiye ku xigeenkiisa kowaad Baashe Maxamed Faarax warbaahinta la hadlay, waxa uu Baashe Maxamed Faarax ku eedeeyay inuu ku kacay shacrijebin, islamarkaana uu ku gefay xeer-hoosaadka u yaala Golaha Wakiillada. “Shacbiga Somaliland iyo golaha wakiilladaba…

          Read More

            Dr’s Edna Aaden Oo Lagu Daray Liiska Dadka U Sharraxan Abaal Marin Caalami Ah Oo Uu Baarlamanka Yurub Bixiyo

            Hargaysa 12.Aug 2015 (SDN/QJ)- Marwo Edna Aaden Ismaaciil oo hore u ahayd wasiirka arrimaha dibadda Somaliland, isla markaana ah shakhsiyad caalamiya oo u dhinaca caafimaadka haweenka iyo daryeelkooda lagu yaqaan ayaa lagu daray liiska dadka sannadkan 2015ka u sharraxan abaal-marinta Xoriyadda Fikirka ee uu Baarlamanka Midowga Yurub bixiyo sannad kasta. Abaalmarintan la aas-aasay sannadkii 1988kii…

            Read More

              “Isagaa Bilaabay Gacan Ka Hadalka Guddoomiyuhu, Golahana Dhex Uma Aha” Baashe Maxamed Faarax

              Hargaysa 12.Aug 2015 (SDN/QJ)- Guddoomiye ku xigeenka koowaad ee Golaha Wakiillada Somaliland Mudane Baashe Maxamed Faarax oo warbaahinta kula hadlay xafiiskiisa, ayaa Guddoomiyaha golahaasi Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) ku eedeeyay inuu ku horeeyay gacan ka hadalkii labadooda maanta ku dhexmaray fadhigii Golaha Wakiilada. “Isagaa bilaabay gacan ka hadalka Guddoomiyuhu, isagaana ku horeeyay gacanta, haddii uu…

              Read More

                Halkan Ka DAAWO Siduu u u dhacay Dagaalkii Dhex Maray Gudoomiye Cirro iyo Ku Xigeenkiisa Baashe, Dareenkii Mudanayaasha “Shinbirayahow Heesa”

                Hargaysa 12.Aug 2015 (SDN/QJ)- Fadhigii maanta ee Golaha Wakiilada Jamhuuriyadda Somaliland oo uu shir gudoominayey gudoomiyaha golahaasi Md Cabdiraxmaan Maxamed cabdilaahi (Cirro) ayaa waxa ka dhacay gacan qaad dhexmaray xubnaha shir guddoonka. Gacan qaadkan ayaa ka dhashay Mooshin Xukuumaddu dabada ka riixayso oo ku saabsan Burinta Go’aankii Golaha Wakiiladdu ku Laaleen Wareejinta Haamaha Kaydka Shiidaalka…

                Read More

                  War Degdeg ah:Guddoomiye Cirro Iyo Ku-xigeenkiisa Oo Dagaal Aan Waxba la Isula Hadhin Saaka Ku Dhooqeeyey Mooshin ay Tunka ku Siteen Mudanayaasha Muxaafidka ahi

                  Hargeysa:Sep,12,2015(SDN/QJ)-Fadhigii Maanta ee Golaha Wakiillada Somaliland, ayaa ku dhammaaday Buuq iyo dagaal xooggan oo dhex maray Guddoomiyaha Golahaas Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Cirro iyo Ku-xigeenkiisa Baashe Maxamed Faarax, kuwaas oo isgaadhsiiyey Dhaawacyo Fud-fudud. Fadhiga ayaa markii uu furmay waxa Guddoomiyaha la hordhigay Mooshin ay saxeexeen Xubno badan oo golahaasi kamid ah, waxase Guddoomiyuhu markii uu Yeedhiyey…

                  Read More

                    Dhimashada Masjidka Xaramka oo Korodhay Iyo Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Somalia oo Tacsi u diray Ummadda Muslimiinta dhimashada

                    Muqdisho, September 12, 2015 (SDN/QJ)-  Ugu yaraan 107 qof ayaa ku dhimatay in ka badan 230 kalana waa ay dhaawacmeen, kaddib markii uu dumay wiish qaada qalabka dhismaha oo ka dhex shaqeynayay masjidka Xaramka ee ku yaalla magaalada barakaysan ee Makah Al-Mukaramah ee waddanka Sucuudiga. Wiish aad u weyn oo gaduud ah ayaa waxa uu…

                    Read More

                      Guddoomiye Cirro Oo Maanta Looga Fadhiyo Fulinta Ballan Uu Hore Uqaaday Oo La Xidhiidhay Bannaynta Kursiga Wakiillada Ee Uu 10-Ka Sano Kusoo Fadhiyey

                      Hargeysa:Sep,12,2015(SDN/QJ)-Waxa la gaadhay xilligii la oofin lahaa Ballan uu Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi(cirro) galay sanadkan Gudihiisa, taas oo   uu ku cayimay xilliga uu Bannayn Doono Kursiga uu Muddada dheer kasoo hayey Aqalka Wakiillada. Ballanta uu galay Guddoomiye Cirro ee Xilligii uu fulin lahaa la gaadhay ayaa ahayd in Marka ugu horraysa ee madaxweyne…

                      Read More

                        War Maraykanku Si Weyn Uga Naxay Oo Laga Soo Sheegay Xoogagga Daacish

                        Mousil:Sep,12,2015(SDN/QJ)-Saraakiil ka tirsan sirdoonka Maraykanka ayaa sheegay inay hayaan xog ku saabsan in kooxda Daacish ay gacanta kula jirto farsamaynta hub ay ku jiraan walxo kiimikaal ah. Saraakiishan war ay soo saareen warbaahinta reer galbeedka maalintii shalay lagu qoray waxaa lagu sheegay in khubaro Daacish ka tirsan ay farsamaynayaan walxo kiimikaal ah oo lagu darayo…

                        Read More

                          “Tujaarta, Xukuumadda iyo Ganacsataduba Way Ka Gaabiyeen Inay Dadkeena Jilicsan Wax Taraan…”Sheekh Aadan Siiro

                          Hargeysa:Sep,12,2015(SDN/QJ)-Sheekh Aaden Xaaji Maxamuud Xiirey (Aadan-Siiro)oo kamid ah Culimada Reer Somaliland ee Wadciga taagan sida weyn uga hadla, ayaa shaaca ka qaaday in dawladda iyo Tijaarta waawayn ee reer Somaliland iyo Culimaduba ka gaabiyeen doorkii ay ahayd inay ka qaataan caawimada Dadka danyarta ah ee Dalka kunool. Sheekha oo shalay khudbaddii Jimcaha kaga hadlay U…

                          Read More

                            10-Mudane Oo Lagu Kordhiyey Tirada Xildhibaanada Maamulka Jubba Land

                            Kismayo:Sep,11,2015(SDN/QJ)-Waxa kor loo qaaday Tirada Mudanayaasha Baarlamaanka ee Maamulka Jubba land, iyadoo haatan la gaadhsiiyey 87-xubnood,  kadib markii lagu daray Toban xubnood oo cusub. Madaxweynaha oo shalay galabtii shir jaraa’id ku qabtay Magaalada Kismaayo, ayaa daboolka ka qaaday inay dib u eegis ku sameeyen Xildhibaanada Baarlamaanka, markii ay wada tashi la yeesheen Dowladda Federalka Somaliya,…

                            Read More

                              Shidaal Dhan 40-Bilyan Oo Galaan Oo Muddo Saddex Sano Ah Laga Soo Saari Doono Dhulka Soomaalida Ethiopia

                              Jig-jiga:Sep,11,2015(SDN/QJ)-Soomaalida ku dhaqan Gudaha dhulka Ethiopia, ayaa war farxad leh ka heshay shirkad  fadhigeedu yahay Shiinaha oo lagu magaacabo Poly Technology, taas oo shaaca ka qaadday in uu shidaalka degaanka Soomaalida ‘Ogaden’ ay muddo 3 sano ah ku soo saarayso. Shirkadan oo hawlo sahamin ah ka wadda qaybo Itoobiya ah ayaa aduun dhan 5 bilyan…

                              Read More

                                Orodyahank Mo Farah Oo Ka Sheekeyey Wakhti Uu Jaad Badan Cunay Iyo Mirqaankii Kasoo Maray

                                London:Sep,11,2015(SDN/QJ)-Orodyahanka u dhashay Somaliland, balse u orda Dalka Britain, Mohamed Farax, ayaa caddaystay inuu sanadkii 2003-dii uu cunay waxoogaa qaad ah, isagoo intaas ku daray in xilligaas aan maandoorayahaas si rasmi ah looga mamnuucin wadanka Ingiriisa. Mo Farah oo warbaahinta Dalka ingiriiska laga leeyahay u warramay, ayaa sheegay inay ujeeddadiisu ahayd inuu jaadka tijaabo ka…

                                Read More

                                  “Waxaana ilaaliya in Cabdiraxmaan Cirro kursiga ku sii fadhiyo, inta ugu badan ee uu ku sii fadhiyi karana uu ku sii fadhiyo” Muj. Cali Guray

                                  Hargeysa 10.Sep 2015 (SDN/QJ)-  Guddoomiye ku xigeenka Saddexaad ee Xisbiga Mucaaradka ee UCID Cali Maxamed Yuusuf (Cali Guray), ayaa ka hadlay muranka iyo khilaafka soo kala dhex galay Xukuumadda iyo Golaha Wakiilada, waxaanu tilmaamay in aanay labaduba is dhaamin, oo danta Qaranka aanay isku haynin, waxaanu si gaar ah u sheegay inuu sii jeclaysan lahaa…

                                  Read More