Webmaster

    Taliyihii Hore Ee Ciidamada Kenya Oo Ku Baaqay In Militeriga Kenya Laga Saaro Gudaha Somalia

    Nairobi:Aug,17,2015(SDN/QJ)-Inkastoo ciidamada Waddanka Kenya ee Gudaha Somalia ku sugani wali kusiii adkaysanayaan inay Halkaas kasii dagaallamaan, ayuu Jeneraal sare oo katirsan ciidanka Kenya ku baaqay in ciidamada waddankiisa si degdeg ah looga soo saaro Soomaaliya. Jen.Julius Karangi oo ah taliyihii hore ee ciidamada melleteriga Kenya ayaa ugu baaqay madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta in uu si…

    Read More

      Xoogag Katirsan Al-shabaab Oo Saacado Ka Khudbadeeyey Goobo Ku Yaalla Gudaha Dalka Kenya

      Lamu:Aug,17,2015(SDN/QJ)-Xoogagga Al-shabaab, ayaa la sheegayaa inay markale gudaha u galeen Gobolka Xeebta dalka Kenya, isla-markaana ay dadweynaha Halkaas ku nool Khudbado u akhriyeen. Afhayeenka Al-shabab ee u hadla Marka ay Dagaalka qaadaan Sheikh C/casiis Abuu Muscab oo la hadlay Idaacada Al-shabaab ee Al-andulus ayaa sheegay in Dagaalamayaal ka tirsan Shabaab ay Mudo Saacado ah la…

      Read More

        Nuxurka Erayo Uu Wasiir Xirsi Ka Jeediyey Shirnabadeed Laba Beeleed Uga Socda Magaalada Caynabo

        Caynaba:Aug,17,2015(SDN/QJ)-Mudane Xirsi Cali Xaaaji Xasan, Wasiirka madaxtooyada Somaliland, ayaa ammaanay shir nabadeed laba beelood uga furmay magaalada Caynaba, kaas oo salka ku haya sidii loosoo afjari lahaa Dilal dhawaan labadaas beelood dhexdooda uga dhacay. Bilawgii bishii July ayaa degaanka Guumeys waxaa lagu dilay laba nin, waxaana ku dhaawacmay 6 ruux. Ragga dhintay ayaa ka soo…

        Read More

          Xarun Lagu Tababarayo Dadka Xajka Soo Gudanaya Oo Muqdisho Dhexdeeda Laga Hirgeliyey

          Muqdisho:Aug,17,2015(SDN/QJ)-Xarunta loo yaqaanno maqaamu ibraahim ee Gudaha Magaalada Muqdisho, ayaa laga hirgeliyey goob loo ekaysiiyey xaramka, waxana halkaas lagu tababarayaa Boqolaal qof oo sanadkan gudashada waajibaadka xajka diyaar u ah. Xaruntan oo laga dhex dhisay dhismaha Maqaamu Ibraahiim ayaa lagu magacaabaa Safaa, iyadoo dadka tababarka qaadanaya ay si ficil ah u sameynayaan qaababka loo xajiyo….

          Read More

            ‘AU troops killed Somali wedding guests’

            African Union soldiers allegedly killed six people at a wedding in Somalia’s port town of Merca, Human Rights Watch (HRW) has said. The AU has already said it is investigating allegations that its soldiers were involved in killing civilians in the town in July. But this is the first detailed account of this alleged incident,…

            Read More

              U.S. Vs China in Djibouti

              The tiny country of Djibouti sitting at the strategically critical entrance from the Indian Ocean to the Red Sea is quickly turning into the latest confrontation between the USA and China in Africa. Djibouti, home to the only US permanent military presence in Africa, has recently notified the American military that they have to vacate…

              Read More

                Wasiirkii Hore ee Arrimaha Dibadda Somaliland Oo Tallaabada Midowga Yurub Xafiiskeeda Somaliland ku Xidhayso Ku Tilmaamay Mid Nasiib-darro ah

                Hargeysa:Aug,16,2015(SDN/QJ)-Go’aanka Midowga yurub dhawaan ku gaadheen inay ku xidhaan xafiiskooda magaalada Hargeysa, ayaa waxa Ka Hadlay Wasiirkii hore ee arrimaha dibadda iyo xidhiidhka caalamig ah Dr. Maxamed Cabdillaahi Cumar, waxana uu tilmaamay mid ay hoos ugu dhigayaan ahmiyadii ay siin jireen Somaliland. Dr. Maxamed Cabdillaahi, oo isagoo jooga magaalada Nayroobi ee wadanka Kenya waraysi siiyay…

                Read More

                  Sarkaal Muddo Soo Hoggaamin Jirey Sirdoonka Waddanka Pakistan Oo Geeriyooday

                  Islam Abad:Aug,16,2015(SDN/QJ)-General Xaamud Guul oo ahaa Taliyihii hore Sirdoonka dalka Pakistan   oo da’diisa ay tahay 79-sano jir, ayaa geeriydooday, waxana uu ahaa sarkaal caan ku ahaa fikirro ka dhan ahaa dalalka India iyo Maraykanka. Geerida Jeneraalka, ayaa waxaa xaqiijiyay Qoyskiisa oo sheegay inuu u dhintay dhiig maskaxda kaga furmay, wuxuu madax ka ahaan jiray Hay’adda…

                  Read More

                    Qalabkii Ay Ku Hawlgeli Jirtey Idaacaddii Baadi-goob Oo Si Rasmi ah Loogu Wareejiyey Radio Hargeysa

                    Hargeysa:Aug,16,2016(SDN/QJ)-Guddoomiyaha Maxkamadda Gobolka M/jeex Md Faysal Cabdilaahi Ismaaciil(dhago-dhago), ayaa maalintii shalay agabkii idaacaddii Radio Baadi-goob oo  ay muddo gacanta ku hayeen ugu wareejiyey wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Wacyigelinta Somaliland, waxana la sheegay inay hanti qaran noqon doonto. Qalabkaas oo ay isticaali jirtey idaacadda Baadi-goob oo muddo badan si qarsoodi ah Xaafado magaalada Hargeysa ah u…

                    Read More

                      “Fasirka maxkamaddu ma filayo inuu ka fogaan doono Muddo-kordhinta Guurtida sababtoo ah waxa yaalla qoddobo distoori ah.”Axmed Y. Yaasiin.

                      Hargeysa:Aug,16,2015(SDN/QJ)-Madaxweyne-ku-xigeenkii hore ee Somaliland Md Axmed Yuusuf Yaasiin, ayaa ka Hadlay natiijada laga filan karo Maxkamadda Sare ee Dalka oo Haatan Gacanta ku haysa Codsi madaxweyne Siilaanyo kaga codsaday inay tafsiir ka bixiso muranka ka taagan muddo-kordhinta. Axmed Yuusuf Yaasiin oo la hadlayey shabakadda wararka ee Hadhwanaagnews, ayaa tilmaamay inay u egtahay inaanay maxkamadda sare…

                      Read More

                        Cali Guray oo Ka Falceliyay habka Saami Qaybsiga Kuraasta Golaha Wakiiladda ee doodu ka taagan tahay Iyo Xalku sida uu ku Jiro “SOMALILAND; BARI IYO GALBEED”

                        Hargaysa 15.Aug 2015 (SDN/QJ)- Gudoomiye Ku Xigeenka 3aad ee Xisbiga Ucid Mujaahid Cali Maxamed Yuusuf Cali Guray ayaa ka Falceliyay Dood Telefishanka HCTV u qabtay Xildhibaano ka Tirsan Golaha Wakiiladda iyo Xubin ka socotay Xukuumada. Cali Guray oo Qoraal uu arrintaas kaga hadlayo ku baahiyay Barta uu ku leeyahay Shabakada Xidhiidhka Dadweynaha ee Face book…

                        Read More

                          Maayarka Berbera oo Cadeeyay Jeegag Lacageed oo Si Khaldan uga Baxay iyo Mashaariic ay Shakhsiyaad ku Naas Nuujiyeen oo uu Beeniyey DAAWO

                          Hargaysa 15.Aug 2015 (SDN/QJ)- Maayarka Magaaladda Berbera Cabdi-Shakuur Maxamud Xasan Cidin ayaa Shir jaraa’id oo uu ku qabtay Maanta Xafiiskiisa Waxa uu Been abuur ku tilmaamay Warar lagu baahiyay Warbaahinta oo Sheegayay Mashaariic Sifo khaldan Shakhsiyaad gaar ah loogu naas-nuujinayay iyo Jeegag nidaam aan sharci ahayn kaga baxay dawlada hoose. Wuxuu Maayarku Cadeeyay Jiritaanka Jeegaas…

                          Read More

                            “Qolada meesha fadhida Waxan Leeyahay haddii aan wax laga Arrimahan waxa ay keeni doontaa in kuwii dalkan xoreeyey ee aan habran jirin marka carruurtooda la laayo ay rasaas qaataan”Sheekh Aadan Siiro.

                            Hargeysa:Aug,15,2015(SDN/QJ)-Sheekh Aadan Xaaji Maxamuud Xiirey(Aadan-siiro), ayaa xaaladda dalka ka dayriyey, waxana uu nasiib-darro ku tilmaamay dhacdadii dhawaan ka dhacday xaafadda Jigjiga yar oo ciidamada ammaanku dileen Wiil yar oo toban jir ahaa, kaas oo uu dhalay Mujaahid katirsanaa Halgamayaashii SNM. Sheekha oo maalintii shalay khudbad ka akhriyey Masaajidka Quba ee Magaalada Hargeysa, ayaa ugu horrayn…

                            Read More

                              “Qoddobka Kaliya ee Axmed Siilaanyo Iyo Cirro Isku Waafaqsan yihiin Waa In Doorashada Wakiillada Lagu Galo Ku-meelgaadh, waana Casharradii Macallin Maxamed Siyaad Oo Lasoo Shaqeeyeen…” Xildh. Axmed Yaasiin

                              Hargeysa:Aug,15,2015(SDN/QJ)-Xildhibaan Axmed-yaasiin Sheekh Cali Ayaanle oo kamid ah Mudanayasha kasoo jeeda Gobolka Awdal, ayaa faahfaahin ka bixiyey halka uu salka ku hayo cabashada ay Gobol ahaan ka muujiyeen Xeerka Golaha horyaalla ee Wakiillada lagu soo dooranayo. Xildhibaanka oo ka qaybgelayey doodda dhawaan  Telefishanka Horn Cable Tv arrintan ka qabtay, ayaa faahfaahin ka bixiyey laaxinka ku…

                              Read More

                                Wiilkii Askarigu Ku Toogtay Saldhigga Koodbuur Oo Saaka u Geeriyooday Dhaawacii Soo Gaadhay

                                Hargeysa:Aug,15,2015(SDN/QJ)-Allah ha u naxariistee waxa Saaka Subaxii Hore Cisbitaalka Guud ee Magaalada Hargeysa ku geeriyooday Marxuum Axmed Dayid Cabdi Koorse oo  habeen hore Askari katirsan Saldhigga Booliska ee Ibraahim koodbuur uu rasaas ku furay, isla-markaana dhaawac ahaan halkaas loo dhigay. Sida ay ehellada wiilkani u xaqiijiyeen qaar kamid ah warbaahinta, waxa marxuumkani galay qalliin culus,…

                                Read More

                                  Kooxda ISIS Oo Dabaq Dheer Kasoo Tuurtay Laba Nin Oo Lagu Eedeeyey Qowmu Luudnimo

                                  Homs:Aug,15,2015(SDN/QJ)-Xoogagga Daacish, ayaa baahisay muuqaal ay ka muuqdaaan0Dagaalyahanada Kooxda Daacish ayaa soo bandhigay muuqaal muujinaya  dil naxariis daran oo ay ku fuliyeen laba nin oo ay ku eedeeyeen inay ku kaceen fal qoomu luudnimo ah. Labadan nin ay daacish dilayeen ayaa kahor inta aan dabaqa dheer laga soo tuurin waxaa laga xidhay indhaha iyo gacmaha,…

                                  Read More

                                    Mudane Katirsan Golaha Deegaanka Berbera Oo Ka Hadlay Fadeexaddii Dhawaan Ku Qaraxday Maayarka Berbera

                                    Berbera:Aug,15,2015(SDN/QJ)- Maxamed Cali Dheere oo kamid ah Xildhibaanada Golaha Deegaanka Berbera, ayaa faahfaahin ka bixiyey Fadeexaddii dhawaan ku qaraxday Maayarka Magaalada  Berbera, taas oo la xidhiidhay in mashruuc  laba boqol iyo Siddeetan kun oo Doollarka Maraykanka ahi ku baxayso oo la siiyey Xildhibaan Maxamed Cali Xirsi oo Guddoomiye u ah Guddiga daba-galka iyo ilaalinta Hantida…

                                    Read More

                                      Somaliland: Successful Democracy-Building Should be Rewarded with International Recognition

                                      A functioning State with democratic institutions, independent judiciary, a university, an army and coast guard that protect its citizens against terrorism and piracy should be rewarded with international recognition, stated Swedish politician Jenny Sonesson. Aiming to be a role model for the Horn of Africa, Somaliland desires to attract investors and create a functioning market…

                                      Read More