Webmaster

    Kenyan police name ‘al-Shabab recruiters’

    Kenyan police have named three men it believes to be the major recruiters of young Kenyans to Islamist terror groups, especially Somalia’s al-Shabab. All three were operating in Kenya but are now based in Somalia, the police report said. One is believed to have helped plan the 2013 Westgate shopping centre attack in Nairobi, the…

    Read More

      Ka Bogo:Maxkamada Sare Ee Somaliland Oo Ku Dhawaaqday Go’aankii Muranka Siyaasadeed Ee Xisbiyada iyo Xukuumada

      Hargeysa Aug 18,2015(SDN/QJ)-Maxkamada sare ee Jamhuuriyada Somaliland ayaa ka gar naqday murankii siyasadeed ee mudo kordhinta madaxweynaha,ku-xigeenkiisa iyo Gollaha Wakiilada ee ay guurtida Somaliland mudada u kordhisay, maxkamada ayaa goaankeeda oo faahfaahsani sidan u qornaa: Maxkamada Dastuuriga ah ee Jamhuuriyada Somaliland Markii ay  aragtay   Qodobka 98aad, Faqradda 1aad, Xarafka (b) oo sheegaya in Garsoorku awood…

      Read More

        Guddoomiye Baashe Oo Soo Jeediyey In Distoorka La Furo Dalkana Laba Madaxweyne-ku-xigeen Loo Sameeyo

        Hargeysa:Aug,18,2015(SDN/QJ)-Xilligan lagu jiro oo ay somaliland ka taagan tahay muran ku saabsan hannaanka Saamiga Mudanayaasha Golaha Wakiillada, ayaa Guddoomiye xigeenka koowaad ee Golaha wakiillada  Md Baashe Maxamed Faarax, waxa uu soo jeediyey Tallaabooyin uu sheegay inay xal u noqon karaan Murankaas taagan.  Mudane Baashe  waxa uu sheegay inuu ka xun yahay go’aanka mudaneyaasha  gobolada bari…

        Read More

          Xafiiltankii Xaglo-toosiye Iyo Cali Khaliif Oo Buuhoodle Ruxay Iyo Taliye Hoggaamin Jirey Maleeshiyada Khaatumo Oo Iscasilay

          Buuhoodle:Aug,18,2015(SDN/QJ)-Xafiiltanka iyo isbaacsiga  u dhexeeya Wasiirka caafimaadka Somaliland Saleebaan Ciise Axmed Xaglo-toosiye iyo Hoggaamiyaha Kooxda Khaatumo Cali Khaliif Galaydh, ayaa meeshii ugu sarraysay gaadhay, waxana labadan siyaasi haatan iskugu yimaadeen Magaalada Buuhoodle. Wasiir Xaglotoosiye oo magaaladaasi gaadhay Axaddii ayaa si weyn loogu soo dhaweeyay waxaanu ku sheegay hadal uu bulshada u jeediyay inaanu rabin in…

          Read More

            Akhri Magacyada Saddex Saraakiisha Al-shabaab Katirsan Oo Kenya Shaacisay

            Nairobi:Aug,18,2015(SDN/QJ)-Xukuumadda Waddanka Kenya, ayaa shaaca ka qaadday magacyada saddex kamid ah saraakiisha Ururka Al-shabaab oo qaabilsan Qorista dhallinta ku biiraysa Kooxdaas. Kenya waxa ay sheegeysaa inay heshay magacyada 3 ka mid ah  Saraakiisha Ururka Jeesh Ayman oo ah faraca Al-Shabaab ee Kenya, kuwaas oo u qaabilsan Askar qoridda iyo abaabulidda howlgallada ka dhanka ah Ciidamada…

            Read More

              War Degdeg ah:Maxkamadda Sare Ee Somaliland Oo Soo Saartay Go’aan Lagu Furdaamiyey Murankii Ka Taagnaa Muddo-kordhintii Guurtidu Samaysay

              Hargeysa:Aug,18,2015(SDN/QJ)-Maxkamadda Sare ee Somaliland ayaa goor dhaweyd soo  saartay tafsiir ay ka bixinaysay murankii ka taagnaa muddo-kordhintii Guurtidu xukuumadda u samaysay, taas oo uu hore madaxweyne Siilaanyo uga codsaday. Fadhi ay maxkamaddu maanta xarunteeda ku qabatay oo ay kasoo qaybgaleen Hoggaanka sare ee Saddexda Xisbi-qaran, Komishanka Doorashooyinka Qaranka, xubno kasocday Deeqbixiyayaasha caalmiga ah ee Somaliland…

              Read More

                Garabyada Dumarka iyo Dhalinyarada Dalada Mucaaridka Jabuuti oo isu soo xayo ku qabtay caasimada Jabuuti

                Jabuuti Aug 18,2015(SDN/QJ)-Waxamagaalada Jabuuti ee dalka Jamhuuriyada Jabuuti maalinimadii Isniinta ka dhacay isu soo baxyo balaaran oo ay halkaa ku qabteen garabyada Haweenkaiyo Dhalinyarada ee dalada Mucaaridka Jabuuti ee USN. Isu soo baxyada oo ahaa qaar selmi ah ayaa lagu dalbanyay in dawlada Jabuuti hirgeliso heshiiskii ay la gashay mucaaaridka USN. Sidoo kale isu soo…

                Read More

                  Mareykanka oo duqeynaya Syria isla amrkaana canbaareeyay duqeynta dawlada Syria ee mucaaridka

                  Dimishiq Aug 18,2015(SDN/QJ)-Dawlada dalka Syria ayaa markii labaad xalay duqeysay degaano ka mida caasimada dalkaas oo gacanta u galay kooxaha mucaaridka. Shalay ayuunbey aheyd markii ay duyuuradaha dagaalka ee dalka Syria ay duqeeyeen duleedka Dimishiq, halkaa oo ay ku laayeen boqolaal ruux. Duqeyntii shalay Ayaan ilaa haatan la shaacin tirade dadka ku dhintayi yo kuwa…

                  Read More

                    Qaran Gaboobay Qalinkii:- Garyaqaan Cabdale Dahir Adan

                    Weydiimo u yaal DHalinta iyo Odayaasha:- Qormadan oo dhamaanteed weydiimo ah waxa aan u dhaafayaa dhalinta iyo cida kale oo ah odayaasha, waxana aan rabaa in ay weydiimahaasi noqdaan kuwo furfuridooda ay labadaas dhinac isla meel-dhigaan, waayo furfuridu aniga oo kaliya iima taal ee waa mid u taal dhamaan bulshada Somaliland, waxana aan u diiday…

                    Read More

                      Ohio Mayor Backs Head-Scarf Ban for Police

                      Columbus Mayor Michael B. Coleman said he supports Police Chief Kim Jacobs’ decision to keep officers from wearing head scarves for religious reasons. But he said the city will try harder to recruit immigrants to the force, including by appealing to the families of potential applicants. “I’ve said this to our chief and safety director,…

                      Read More

                        Caribou employee apologizes for post about Somalis

                        A Caribou Coffee supervisor in St. Cloud, Minn., has apologized for a Facebook post in which she described herself as a “racist against Somalis.” “I’m racist,” Rachel Teigland wrote on Aug. 14. “I want them all sent back to Somalia.” She alleged that a friend had been murdered by someone of Somali background. Teigland also…

                        Read More

                          Wasiir Cukuse Oo Martiqaad Lagu Khatimay Casuumadihi Hore U Sameeyay Safiirka Jabuuti U Soo Magacawday Somaliland. +Sawiro+DAAWO

                          Hargaysa 17.Aug 2015 (SDN/QJ)-Wasiirka Warfaafinta Somaliland Cabdillaahi Maxamed Daahir (Cukuse) oo ay weheliyaan Masuuliyiinta Wasaaradasi ayaa hadhimo Sharafeed lagu soo khatimay casuumadihii hore, wuxuu ku qaabilay Safiirka dalka Jabuuti u soo magacawday inu u fadhiyo Jamhuuriyadda Somaliland, Mud. Cumar Xuseen. Hadhimo sharafeedkan oo ka qabsoomay Huteelka Hana, waxa ka soo qaybgalay Masuuliyiin ay kamid ahayeen,…

                          Read More

                            Letter of Condemnaation of the Massacres in Merka, Hiiraan, Galgaduud

                                                                            CONCERNED SOMALI CITIZENS   IN THE DIASPORA     (Page 1 of 7)   Contact Info: Abdulaziz Hagi Mohamed Hussein                                                                                                        somrights@gmail.com                                                                                                         Sh. Hassan Jamici                                                                                                        xasanjaamici@gmail.com                     …

                            Read More

                              Jabuuti oo Mareykanka ku wargelisay in xeradoodii ciidmada Obock ay ku wareejisay China

                              Jabuuti Aug 17,2015(SDN/QJ)-Dalka Jabuuti oo ah dalka qura ee Africa xarun ciidan Mareykanku ku leeyahay ayaa waxa soo baxaya warar tibaaxaya in madaxweynaha dalkaasi uu haatan ka soo dhaweysanayo dalka China. Xukuumada Jabuuti ayaa dawlada Mareykanka ku wargelisay in xeradooda ciidan ee magaalada Obock lagu wareejiyay 10,000 oo ka mida ciidamada dalka China. Wargelintan ayaa…

                              Read More

                              DHAGAYSO: Wareysi Gaar Ah Canab Maxamed Daahir, Haweenaydii Ugu Horreysay Ee Isku Soo Taagta Xilka Madaxtinimo Ee Dalka Soomaaliya.

                              Minneapolis Aug 17,2015(SDN/QJ)-Canab Maxamed Daahir oo ah Haweenaydii ugu horraysay ee Soomaaliyeed ee isku soo sharraxda xilka madaxtinimo ee dalka soomaaliya, ayaa iyadoo ku sugan magaalada  St. Cloud Minnesota ee dalka maraykanka ayaanu la yeelanay Wareysi gaar ah  oo ku saabsan siyaasadda soomaaliya guud ahaan. gaar ahaan Doorshada 2016ka lagu wado in ay ka qabsoonto…

                              Read More