“Wasiir Xaglo-toosiye wasiirrada aan ugu jecelahay buu kamid yahay, waana wasiir haddii aanu Reer Burco nahay aanu ku Qanacsanahay.” Maayar Muraad
Burco:Aug,21,2015(SDN/QJ)-Maayarka Degmada Burco Maxamed Muraad, ayaa ka Hadlay Xurgufta dhextaalla siyaasiyiinta Gobollada Bariga Somaliland kasoo jeedda, waxana uu si weyn u taageeray Wasiirka Caafimaadka Mudane Xagla-toosiye oo kamid ah Siyaasiyiinta is eedaynaya. Mudane Muraad oo ka Arrimahaas ka Hadlayey, ayaa ku talax tegay Ammaanta Wasiir Xaglo-toosiye, waxana uu sheegay inuu yahay shakhhsi shaqadiisii kasoo baxay,“Wasiir…
