“Musharax Muuse Biixi Waxaan Isleeyahay Ruushka Intaan Joogay Iyo Inta Uu Isagu Joogay Waxa Laga Yaabaa Inta Uu Isagu Joogay Inay Badnayd, Maraykana Isagaa Iiga Horeeyey” Musharax Cabdiraxmaan Cirro
Burco 16. September 2017 (SDN/QJ):- Musharaxa madaxweyne ee xisbiga Waddani, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Ciro) ayaa sheegay in Muuse Biixi, Musharaxa xisbiga Kulmiye uu qiray in arimaha dibada uu kaga fiican yahay Cabdiraxmaan Ciro, isla markaana Mushkilado badan oo dalka haysta xalkeeda uu u arko Somaliland oo aqoonsi Caalamiya hesha. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Ciro) waxa kale oo…
