Webmaster

Raysal-wasaaraha Dalka Itoobiya oo Wadahadal u bilaabay Soomaalida iyo Oromada, Amarro-na Faray DAAWO

Addis Ababa 19. September 2017 (SDN/QJ):-Dawladda Federaalka Itoobiya, ayaa Kulan nabadeed lagaga wadahadlay Colaadda Qowmiyadaha Oromada iyo Soomaalida ee Itoobiya ugu qabatay magaalada Addis Ababa ee Caasimadda dalkaas, kulankaas oo ay ka qaybgaleen Madaxda labada Ismaamul iyo Odayaasha Dhaqanka labada dhinac, ayuu Raysal-wasaaraha Itoobiya ka sheegay inay dawladdu tallaabo adag ka qaadi doonto cid kasta oo…

Read More

Wasiirka Warfaafinta Somaliland oo Idaacada BBC Somali ku dhaliilay in War ay Raaligelin ka Bixiyeen aanay ka Saarin Bogooda Internet-ka & Digniin uu u Diray DAAWO

Hargaysa 18. September 2017 (SDN/QJ):-Wasiirka wasaaaradda warfaafinta & Wacyigelinta Somaliland Mudane Cismaan Cadilaahi Saxardiid Caddaani ayaa waxa uu ka hadlay raali-galintii ay idaacadda BBC-da laanteeda af-ka soomaaligu ka bixisay war lidi ku ah Somaliland, oo ay doraad baahisay. https://www.youtube.com/watch?v=tLN5Q4RiRU0

Read More

Weftigii Gollaha Wasiirada Somaliland ka tirsanaa oo kullan la yeeshay Masuuliyiinta ugu sareeya Shirkada DP World

Dubai  18. September 2017 (SDN/QJ):- Weftigii Gollaha wasiirada Somaliland ka tirsanaa ee booqashada ku joogay dalka Imaaraadka Carabta ayaa kullan muhiima la yeeshay saraakiisha ugu sarsareysa shirkadda DP World ee gacanta ku haysa dekadda Berbera. Kullanka oo ay dhanka Jamhuuriyadda Somaliland uga qayb baleen wasiirada A/dibadda DR. Sacad cali Shire, Wasiirka Maalliyada Zamzam Cabdi Aadan, Wasiirka…

Read More

Maalintii Lixaad oo Qaadkii ka iman Jiray Dalka Itoobiya aanu soo Gelin Suuqyada Somaliland iyo Isbedelada Bulshadda DAAWO

Hargaysa 18. September 2017 (SDN/QJ):- Waxaa dhawaan ka dhacay Magaaladda Haawaday fal lagu gumaaday ganacsatada qaadka ka soo qaadi jiray deegaankaasi ee Keeni jiray Suuqyada Somaliland. Inkasta oo Caasimadda hargaysa iyo qaar ka mid ah Magaalooyinka Somaliland la keenay qaadka Miirooga oo laga keenay dalka Kenya iyo Jaadka Waddaniga ah ee dalka ka baxa ayaa…

Read More

Goormaa La Qabanayaa Shirka Golaha Dhexe Ee Lagu Soo Dooranayo Musharraxa Madaxweyne Ku-xigeenka ee Xisbiga Ucid ? DAAWO

Hargaysa 18. September 2017 (SDN/QJ):- Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID ayaa shaaciyey Wakhtiga la qabanayo Shir aan Caadi ahayn oo Golaha dhexe ee Xisbigaasi uu ku soo dooranayo Musharraxa Madaxweyne Ku-xigeenka ee Xisbigaasi. Shir-jaraa’id oo ay ku qabteen Hargeysa Xoghayaha Golaha dhexe ee Xisbiga UCID Jiir Cali Madoobe iyo Masuuliyiin kale, ayaa waxay ku sheegeen…

Read More

Dhallinyaradda Qoomiyadda Oromada ee ka shaqaysta Somaliland oo Xukuumadda ka dalbaday inay amnigooda sugto Kadib Baqdin Xoog leh oo la soo deristay DAAWO

Hargaysa 18. September 2017 (SDN/QJ):- Inta badan dhallinyaradda Qoomiyada Oromada ee Ku sugan Somaliland ayaa qabta shaqooyin ay ka mid yihiin Nadiifinta gaadiidka,Baalashka, Qoditaanka Musqulaha iyo Wixii la mid ah. Hadaba wixii ka danbeeyay falkii axmaqnimada ahaa ee Magaaladda Haawaday ee Kililka 4aad ee Oromada Itoobiya oo lagu laayay dad ganacsato ah oo ka soo…

Read More

“Muuse Biixi Laftiisa Ayaa Sheegay In Dalku Xaalad Adag Uu Ku Jiro, Xaalada Adag Ninkii Galiyey Xal Keeni Kari Maayo Ayaanu Leenahay” ..Hogaamiye Xirsi Cali Xaaji Xasan

Burco 18. September 2017 (SDN/QJ):- Hoggaamiyaha xisbiga Mucaaridka ah ee WADDANI, Mudane Xirsi Cali Xaaji Xasan oo ka mid ahaa wefti balaadhan oo xisbigaasi ka tirsan oo socdaal ugu baxay Gobolka Togdheer ayaa sheegay in safarkoodani uu daaran yahay u diyaargarowga bisha ololaha doorashada oo mudo koobani ka hadhsan tahay.   Xirsi Cali Xaaji Xasan,…

Read More

Mudaharaad Ka Dhacay Magaalada Laascanood Oo Lagaga Soo Horjeedo Cashuurta Qaadka Miiroga oo la Kordhiyey iyo Fariin ay u Direen Xukuumadda Iyo Xisbiga Kulmiye DAAWO

Laascaanood 18. September 2017 (SDN/QJ):-  Waxaa Magaaladda Laascaanood ee Xarunta Gobolka Sool ka dhacay banana bax lagu diidanaa Cashuur la sheegay in lagu kordhiyey qaadka Miirooga oo uu keeno ganacsade Maxamed Jabuutaawi. Waxay dibad baxayaashu fariin u direen Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo iyo Xisbigeeda Kulmiye.

Read More

Booliiska Somaliland Oo Tallaabo Adag Ka Qaaday Maamulka Shirkadaha Laydhka & Biyaha Ee Boorama, Oo Lagu Eedeeyay Inay Diideen Qaadashada Lacagta Somaliland Shilling DAAWO

Boorama 18. September 2017 (SDN/QJ):-  Masuuliyiinta Shirkadaha bixiya adeegyada aasaasiga ee Biyaha iyo Laydhka ee lagu magacaabo SHABA iyo ALOOG ee magaalada Boorama ayaa Ciidammada Boolisku xidh-xidheen, ka dib markii ay dadweynaha magaaladaas kaga cawdeen inay ka qaadan waayeen lacagta Shillinka Somaliland, iyagoo sheegay inay ka doorbideen lacagta doolarka. Saraakiisha ciidanka booliska degmada Boorama ayaa…

Read More

Dawladda Imaaraadka Oo La Filayo Inay Cutubyo Ciidamo Ah Usoo Dirto Somaliland & Asbaabaha soo Dedejiyey

Dubai 18. September 2017 (SDN/QJ):- Dawladda Imaaraadka Carabta, ayaa la filayaa todobaadyada soo socda inay inay Somaliland usoo dirto cutubyo Ciidamo ah, kuwasoo sheegay inuu saldhig u noqon doono Madaarka Magaaladda Berbera. Ma jiro War si cad arrinkaa daboolka uga qaaday oo kasoo baxay dawladdaha Somaliland iyo Imaaraadka Carabta. Hase-yeeshee sida lagu sheegay Warar Wargeyska…

Read More

Nin Muwaadin ah oo Ka soo Jeeda Degmada Gar-adag ee Gobolka Sanaag oo Gaadhi Land Cruiser ah ugu deeqay Xisbiga Waddani

Gar-adag 18. September 2017 (SDN/QJ):- Muwaadin Siciid Aadan Siciid Ayaanle oo ka soo jeeda deegaanka Gar’adag oo ka tirsan gobolka Sanaag ayaa gaadhi ugu deeqay xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani. Gaadhigan oo uu sheegay muwaadinku inuu ugu talo galay in Xisbiga Waddani uu ku galo hawlaha ololaha doorashada Madaxtooyada Somaliland oo mudo bil ka yari…

Read More

Raashin Puntland Ugu Deeqday Dad Reer Somaliland Ah Oo Lagu Xanibay Gobolka Sool

Laascaanood 18. September 2017 (SDN/QJ):- Maamulka Gobolka Sool, ayaa lagu eedeeyay inay Magaalada Laascaanood ku xanibeen Raashin Mucaawimo ah oo Maamul-gobolleedka Puntland u soo direen Dad ku caydhoobay Abaartii Dalka ka dhacday dhawaan, kuwaasi oo ku nool deegaannada hoos taga degmada Ceegaag ee Gobolka Buuhoodle ee Somaliland. Guddoomiyaha Degmada Ceegaag Axmed Ciise Cawil oo Shalay…

Read More

Ciidanka Booliska ee Maamul Goboleedka Punt land oo Gacanta ku dhigay Lacag Been abuur ah oo Suuqyada Boosaaso la soo geliyey

Boosaaso 18. September 2017 (SDN/QJ):- Ciidamada booliiska maamulka Puntland ayaa gacanta ku dhigay lacago shilin Soomaali faalso oo lagu soo qariyay fuustooyin, waxaana lacagahan been abuurka ah la doonayay in la galiyo Suuqa magaalada Boosaaso.   Ciidanka booliiska ee ku sugan Koontaroolka laga galo magaalada Boosaaso ayaa gacanta ku dhigay gaari ay saarnaayeen fuustooyin lagu…

Read More

Waddaad aaminsan Diinta Buudhiiska oo u dhashay Dalka Myanmar oo Qirtay inuu Nolosha Ku Gubay Muslimiinta Rohinga iyo Sababta ku Keliftay

Myanmar 18. September 2017 (SDN/QJ):- Wadaad aaminsan diinta Buudhiiska oo u dhashay dalka Miyanmaar ayaa qirtay in uu ka qaybgalay xasuuqa bani’aadamnimada ka baxsan ee lagu hayo dadka muslimiinta ah ee ka soo jeeda qawmiyadda Rohinja ee dalkaas iyo gubista tuulayaashooda, isaga oo intaas ku daray in booliiska dalka laftiisuna ka caawinayey falalkan foosha xun….

Read More

Hogaamiyaha Ruuxiga ah ee Iiraan Ayaatulah Cali Khumeyni oo uga  digay Maraykanka  inuu xagal-daaciyo heshiiskii ay dawlada Iiraan la gashay quwadaha waaweyn ee Nukliyeerka

Tehran 18. September 2017 (SDN/QJ):- Ayaatulah Cali Khumeyni wuxuu sheegay in Iiraan ay tahay dal awood leh  oo aanay waxba ka tarayn inuu Maraykanku cadaadis  saaro oo aanay u madaxa u foorarinayn. Ayaatulah Khumeyni wuxuu hoosta ka xariiqay in dalka Iiraan ay ku eedaynayaan Maraykanku inay yihiin kuwa musuqmaasuq badan, been sheega oo aan daacad…

Read More

Xisbiga midig-fog ee dalka Jarmalka ayaa ku baaqay in la ciqaabo hogaamiyaha Jarmalka ee Angela Merkel maadaama oo ay dalka soo gelisay qoxoonti hal milyan ah oo magangeli doon ah

Berlin 18. September 2017 (SDN/QJ):-Alexander oo ah Hogaamiye ka tirsan xisbiga AFD ee midigta fog ayaa u sheegay wakaalada warark ee Reuters  inay abuurayaan baadhitaan cusub oo lagu diiwaangelinayo qoxoontiga dalka soo galaya ee ay ogolaatay haweenayda Raysal  wasaaraha ka ah dalka Jarmalku. Alexander wuxuu sheegay inay doonayaan inay baadhitaan gaar ah ku sameeyaan siyaasada…

Read More

Qaramada Midoobay oo Gudi Xaqiiqo Raadin ah u diraysa Qaxoonti Lagu Xasuuqay Burundi iyo Jamhuuriyada Dimuquraadiga Koongo

Burundi 18. September 2017 (SDN/QJ):- Qaramada midoobay ayaa soo jeedisay in baadhitaan xaqiiqa raadin ah laga sameeyo dad qaxoontiya oo ka soo jeeda Dalka Burundi oo lagu xasuuqay bariga dalka Jamhuuriyada Dimuqraadiga ee Congo.   Nabad ilaaliyayaasha ka socda Qaramada Midoobay ee MONUSCO ayaa waxay sheegeen in Ciidamada Amaanka ee dalkaasi ay toogteen Todoba iyo…

Read More

Aqalka Cad ee Maraykanka oo Cadeeyay inaanay ka Noqonayn Heshiiskii ay qaadaceen ee Isbedelka Hawada & Shuruudo ay ku xidheen

Washington 18. September 2017 (SDN/QJ):- Aqalka Cad ee looga taliyo dalka Mareykanka ayaa mar kale ku celiyey inaanay ka noqonaynin Go’aankoodii ay ku qaadaceen heshiiskii Paris ee isbedelka cimilada ilaa shuruudaha heshiiskaasi wax ka bedel lagu sameeyo. Aqalka Cadi waxa  kale oo uu sheegey inaanay waxba ka jirin hadalo dhawaanahan ka soo yeedhay diblumaasiyiin Mareykan…

Read More