Webmaster

‘’Dhardhaaraada oo La Kala Bedelaa Dheriga ma Macaaneeyaan’’ Dareenka Shacabku ka Bixiyeen Isku Shaandhayntii u Danbaysay ee Madaxweyne Siilaanyo

Hargaysa 14. September 2017 (SDN/QJ):- Madaxweynaha Somaliland, wuxuu habeenimadii Isniintu soo galaysay isku shaandhayn ku sameeyay xubno ka tirsan xukuumadiisa. Go’aankan Madaxweyne Siilaanyo oo muddo la sugayay, waxa lagu eekaysiiyay badhasaabo iyo maareeyayaal, waxaana dabcan la garwaaqsan karaa in Madaxweynuhu talaabadan qaaday ka dib dhaliilo uu arkay oo kaga yimid bulshada, kuwaas oo sabab u…

Read More

Khasaaraha Dhimasho ee Qoomiyada Oromadu u Gaystay Ganacsatada Qaadka ee Magaaladda Haawaday,Tirada Somaliland u dhalatay,Deegaanada ay Dhalasho ahaan ka soo Jeedaan , Cida leh Gaadiidka la Gubay & Halka uu Salka ku hayo Dagaalkani

Haawaday 14. September 2017 (SDN/QJ):- Tirada dhimashada dadkii Soomaalida ee lagu laayay magaalada Haawadey ee gobolka Oromia waxay maraysaa 36 qof, 9 gaadhi oo la gubay. Dadkaa dhintay waxa u badan beesha Samaroon oo 13 qof ah, 4 Ka soo Jeeda beesha Ciidagale ah iyo 5 Habar Awal ah, halka inta Kale ay Yihiin Dad…

Read More

“Markii Madaxweyne Cigaal Uu Soo Dhigay Golahii Wasiiradda Gobolnimada Saaxil Muuse Biixi Waxa Uu Ahaa Wasiirkii Kaliga Aha Ee Diiday, Markii La Qaybinayay Kuraasta Muuse Waxa Uu Ahaa Ninkii Yidhi 3 Kursi Wax Ka Badan Berberi Ma Yeelan Karto” Siyaasi Saleebaan Ibraahim DAAWO

Hargaysa 14. September 2017 (SDN/QJ):- Siyaasi Saleebaan Ibraahim oo ka tirsan mas’uuliyiinta xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI ayaa waxa uu ka hadlay xaaladda cakiran ee ka taagan dekeedda Berbera oo qarka u saaran in albaabada loo laabo. Siyaasi Saleebaan Ibraahim oo warbaahinta kula hadlay magaalada Burco ayaa waxa uu yidhi “dekedda berbera maanta way xidhantay,…

Read More

Shirkada Dp World ee Dekeda Berbera Maamusha Oo Ganafka Ku Dhufatay Qoddobo Madaxweyne Siilaanyo U Dhiibay Ergo Wasiiro Ah!!

Hargaysa 14. September 2017 (SDN/QJ):- Shirkadda DP World, ayaa ganafka ku dhuffatay qaraar Xukuumadda Somaliland rabtay inay kusoo af-jarto muranka iyo khilaafka ka dhex aloosmay todobaadkan ganacsatada iyo maamulka Shirkadda DP World ee Berbera. Khilaafkan hadda ee labada dhinac oo si rasmi ah usoo shaac-baxay Axaddii Doraad, kaddib markii maamulka Shirkadda DP World Berbera usoo…

Read More

Tirada Soomaali ay Qoymiyadda Oromadu Ku Xasuuqday Deegaanka Jaadka Haawadaay ee Dalka Itoobiya

Haawaday 14. September 2017 (SDN/QJ):- Ugu yaraan 36 Qof oo Soomaali ah, ayaa habeen hore illaa shalay lagu dilay deegaanka Hawadaay ee Bariga dalka Ethiopia, kuwaas oo ay si badheedh ah u xasuuqeen Dad ka tirsan Qoomiyadda Oromada oo ah Dadka tiro ahaan ugu badan Dalka Itoobiya. Dilalkan ayaa daba socda rabshado u dhexeeyay maalmihii…

Read More

Weftiga Wasiirka Maaliyadda Somaliland oo Booqday Dekedda ugu weyn Imaaraadka ee Jabal-Cali ee Dubai oo DP World Gacanta ku Hayso

Dubai 14. September 2017 (SDN/QJ):-Wefti ay hoggaaminayso Wasiirka Maaliyadda Somaliland Marwo Samsam Cabdi Aadan oo socdaalkeeda uu ku wehelinayey Wasiirka Qorshaynta Qaranka iyo Safiirka soamliland ee isku taga Imaaraadka Carabta ayaa kormeer ku gaalaa bixiyey dekeda weyn ee Jabal Cali oo ay maamusho shirkada DP World, Waxaanay soo mareen dhamaan qaybahaasi kala duwan ee Dekedda….

Read More

Sawir Saamayn Yeeshay oo Qiiro ku Abuuray Dunnida Muslimka oo laga soo Qaaday Tacadiyada Qoomiyada Rohinga!!

Bangladesh 14. September 2017 (SDN/QJ):- Waxaa baraha bulshadu si weyn u qabsaday sawir dad badan khiiro ku abuuray oo laga soo qaaday Qaxootiga qowmiyada muslimiinta Rohingya ee soo gaaray dalka Bangaladesh. Sawirka ayaa muujinaya wiil dhalinyaro ah oo ka mid ah qaxootiga halkaas yimid kaasoo labadiisa waalid oo da’ ah ku soo qaatay dhabarka.  …

Read More

Baarlamaanka Somali oo Isku Raacay inay Gudi Baarlamaan soo Baadhaan Qadiyadii Dhiibistii C.kariin Qalbi Dhagax DAAWO

Muqdisho 14. September 2017 (SDN/QJ):- Xildhibaannada baarlamaanka Soomaaliya oo kulankoodii shalay dood adag ka yeeshay go’aanka xukuumada ee ka dhanka ahaa Cabdikariin Sheekh Muuse Qalbi Dhagax, ayaa siweyn ugu kala qeybsamay arintan iyo tallaabada ay qaaday xukuumada. Taradii ugu badneyd xildhibaannadii ka hor hadashay baarlamaanka waxaa ay siweyn u soo dhaweeyeen go’aanka xukuumada, iyaga oo…

Read More

Markii u Horaysay oo Haweenay Muslimad ah Loo Doortay Hogaaminta Waddanka Singapore

Singapore 14. September 2017 (SDN/QJ):- Haweeney muslimad ah ayaa madaxweyne loogu doortay dalka Singapore Markii ugu horreysay in ka badan 47-sanno. Halimo Yaqub oo 62 jir oo kana soo jeeda Qowmiyadda Malaay ee looga tirada badan yahay dalkaasi ayaa si doorasho la’aan ugu guuleysatay xilkaasi ka dib, markii ay Guddiga Doorashadda sheegeen inuusan jirin Musharax…

Read More

Madaxweynaha Somalia oo Martiqaad ka Helay Dawlada Qatar Kadib Markii ay Go’aan Dhex Dhexaad ah ka qaadatay Xayiraadi Isbahaysiga Sucuudigu ku soo Rogeen & Kulan Muhiim ah oo uu Ka Baaqanayo

Muqdisho 14. September 2017 (SDN/QJ):- Dowlada Qadar ayaa Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Maxamed Farmaajo ku casuuntay shir gaar ah oo la filayo in bishan uu ka dhaco magaalada New York ee dalka Mareykanka. Sii Hayaha Safaaradda Qatar ee Soomaaliya Eng. Hassan Bin Hamza Asad Mohamed oo soo gaaray magaalada Muqdisho ayaa labo casuumadood soo kala…

Read More

Gantaalo Casri ah oo Turkigu u soo Iibsaday Difaaca Cirka & Dhaqaalaha Hor dhaca ah ee Kaga baxay

Ankara 14. September 2017 (SDN/QJ):- Dowlada Turkiga ayaa Ruushka ka iibsanaysa Gantaalo Casri ah oo loogu tala galay difaaca cirka, waxaana Heshiiskan labada dowladood kala saxikixdeen uu noqonayaa mid xriirka labada dhinac sii xoojinaya. Ruushka ayaa ogolaaday in dowlada Turkiga ka iibiyaan Gantaalada casriga ee lidka diyaaradaha ee S-400, waxaana hubkan difaaca cirka loogu tala…

Read More

Ma la Socotaa Akhriste in Biyo Cabista badani ay Qofka ka Ilaaliso Labada Nooc ee Cudurka Kansarka ee Ku dhaca Kaadi haysta iyo Xiidmaha?

Hargaysa 14. September 2017 (SDN/QJ):- Hay’adda daryeelka caafimaadka aasaasiga ah ee dalka Qatar ayaa war ay soo saartay ku sheegtay in biyo badan oo qofku uu cabbaa ay ka hortag u noqon karto laba nooc oo ka mid ah kansarka. Warmurtiyeed rasmi ah oo ay hay’addu ku faafisay barta ay ku leedahay barkulanka bulshada ee…

Read More

Cinabka oo La Ogaaday inuu Xoojiyo Caafimaadka Maskaxda,Dheef-shiidka, Indhaha,Caloosha,Sanbabada iyo Wadnaha!!

Hargaysa 14. September 2017 (SDN/QJ):- Cinabka oo ka mid ah cuntooyinka xilliga xagaaga soo go’da ee si isku mid ah ay carruurta iyo waayeelkuba u jecel yihiin ayaa ay xeeldheerayaasha caafimaadku caddeeyeen in uu leeyahay faa’idooyin caafimaad oo tiro badan. Qormadan oo uu Wargayska Geeska Afrika Afsoomaali u rogay waxa aynu ku eegaynaa qaybaha ugu…

Read More

Sagaal Weydiimood oo Loo aqoonsaday in Dadkii ugu Badnaa ay Sanadka Ku Baadheen Google-ka

London 14. September 2017 (SDN/QJ):- Wargeyska Daily Telegraph oo ka soo baxa dalka Ingiriiska ayaa dhowaan baahiyey warbixin uu ku eegayo su’aalaha ugu badan ee ay dadka dunidu jawaabahooda ka dhex raadiyaan bogga baadhista internet caanka ku ah ee Google. Si’aalahaas oo lagu eegay su’aal kastaa nuxurka jawaabta ay raadinayso iyada oo aan la eegay…

Read More

Golaha amaanka Qaramada Midoobay oo isku raacay Cuno qabatayn Dhinacyo kala duwan leh oo lagu soo rogay Dalka Kuuriyadda Waqooyi

New York 14. September 2017 (SDN/QJ):- Goleha amaanka ee Qaramada midoobay ayaa si mug leh u ansixiyey in cunaqabatayn dheeraad ah lagu soo rogo dawlada waqooyiga kuuriya, ka dib markii bishan sedexdeedii ay tijaabisay qunbulad Haydarojiin ah. Cunaqabatayntan cusub ee lagu soo rogay xukuumada Biyoon-yaan ayaa sheegaysa in dhinaca shidaalka laga galiyo xayiraad iyo suuqgeynta…

Read More

Shirkadda Apple Oo Soo Saaraysa Taleefoonkii Ugu Casrisanaa Ebed Iyo Noocyadda Uu Yahay & Sida ay Farsamadiisu u weyn tahay

Washington 14. September 2017 (SDN/QJ):- Muddo 10 sano ah ayaa laga soo wareegay markii ugu horeysay ee shirkadda Apple ay soo saartay taleefoonada gacanta ee casriga ah, balse 10 guuradeeda awgeed ayaa waxaa hadda lasoo saarayaa kii ugu casrisanaa ebed. Inkasta oo isbadalo badan lagu sameeyay taxanaha taleefoonada Apple ee IPhone loo yaqaano, ayaa haddana…

Read More

Amnest International oo Cod dheer ku Canbaaraysay Isbahaysiga Sucuudigu hogaamiyo ee Gulufka ku haya Dalka Yemen

Washington 14. September 2017 (SDN/QJ):- Hay’adda Qaramada midoobay u qaabilsan ilaalinta xuquuqda Aadamaha ee Amnesty International ayaa dhaleecayn xoogan u soo jeedisay isbahaysiga Sacuudigu hogaamiyo ee dagaalka ka wada gudaha dalka Yaman, iyadoo ku eedeysay in ay duqeyn aan loo meel dayin ka wado dalkaasi. Hayaddu waxa ay intaasi ku dartay in shan weerar oo…

Read More

Raysal Wasaaraha Bangladesh oo Booqashadeedii Kowaad Ku tegaysa Xeryaha ay Ku Sugan yihiin Qaxoontiga Qoomiyada Rohinga

Bangladesh 14. September 2017 (SDN/QJ):- Ra’iisal wasaaraha dalka Bangalo-dheesh Sheekh Xasiino ayaa markii u horaysay booqanaysa xeryaha ay ku sugan yihiin qaxoontiga Rohinga ee ka soo barokacay dalka Mayarmaar, kuwaas oo tiradooda lagu qiyaasay sedex boqol oo kun in ka badan. Hase ahaatee, qaxoontiga Rohinga ayaa si joogto ah ugala kulmaya ciidamada qaranka xukuumada Burma…

Read More

“Dugsiyadii Aan Lacagta Soo Shubin Heli-maayaan Shahaadooyin, Arday Aan Shahaado Haysanna Fasalka Fadhiisan Maayo…” Gudoomiyaha Xafiiska Imtixaanaadka Qaranka

Hargaysa 14. September 2017 (SDN/QJ):- Guddoomiyaha Xafiiska Imtixaanaadka Qaranka Somaliland Daa’uud Axmed Faarax, ayaa sheegay inay Sabtida Toddobaadka soo socda ku dhawaaqi doonaan Natiijada Imtixaannaadka Shahaadiga ah ee Sannad-dugsiyeedka 2017-2018-ka. Guddoomiye Daa’uud Axmed Faarax (Daa’uud Gadh-weyne) oo Shir-jaraa’id ku qabtay xafiiskiisa Hargeysa, ayaa isagoo Arrimahaa ka hadlaya yidhi “Waxaanu iclaaminaynaa in aanu Imtixaankii Shahaadiga ahaa…

Read More