“Anigu waxaan u imid inaan dalkayga Barto dhamaantii, Hadaan imid dalkaygii Garoowana kasoo degay, Anigoon Dareen Qabin Caawaan Dug leeyahay” Fannaanad Maryan Mursal DAAWO
Garowe 11. September 2017 (SDN/QJ):- Fannaanada Soomaaliyeed ee Caanka ah Maryan Mursal Ciise ayaa Booqasho kusoo martay deegaano ka Tirsan Puntland, oo ay ka mid yihiin magaalooyinka Boosaaso iyo Garoowe. “Anigu waxaan u imid inaan dalkayga Barto dhamaantii, Hadaan imid dalkaygii Garoowana kasoo degay, Anigoon Dareen Qabin Caawaan Dug leeyahay” Ayay tidhi. Dhinaca kale Fanaanada…
