Webmaster

Warbixin Laga Diyaariyay Sababaha Keenay In Aan Laga Guursan Beelaha La hayb sooco Ee Gabooyaha DAAWO

London 12. September 2017 (SDN/QJ):- Guurka Soomaalida ayaanan ahayn oo keliya xidhiidh u dhaxeeya arooska iyo aroosadda balse sidoo kale waxa uu yahay xidhiidh u dhaxeeya qoysas iyo qabiilo. Bulshada Soomaalida dhexdeeda ayaa isdhexgalka guurka ku xidida, balse xaaladda qabiilka Gabooyaha ayaa ka bedalan. Qofkii ka guursadana waxa uu halis ugu jiraa in la deyriyo,…

Read More

Wasiir Maxamuud Xaashi oo Baaq u Jeediyey Jaaliyada Somaliland ee Dalka Boqortooyada Sucuudiga

Jeddah 12. September 2017 (SDN/QJ):- Wasiirka Madaxtooyadda JSL, Md. Maxamuud Xaashi Cabdi ayaa shaaca ka qaaday in Jaaliyadda reer Somaliland ee ku nool dalka Sacuudigu horumar balaadhan gaadhsiin karaa horumarinta xidhiidhka labada wadan, taageerooyin badana ku heli karo dalkeena, hadii ay wadajir ugu hawlgalaan. Wasiir Maxamuud Cabdi iyo wefdi la socday oo socdaal ku jooga…

Read More

Wasiirkii hore ee Arrimaha Dibada Norway oo Doorashada dalkiisa ka Socota Ku soo Daray Wiil Soomaaliyeed & Shardi Ku Xidhan DAAWO

Oslo 12. September 2017 (SDN/QJ):- Wasiirkii hore ee Arimaha Dibada iyo Gaashaandhiga dalka Norway Mr. Espen Barth Eide oo iminka ka tirsan Xisbiga Shaqaalaha ayaa tartanka doorashada dalka Norway waxa uu la soo shir tagay Wiil Soomaaliyeed oo aad u da´yar . Doorashada dalka Norway oo lagu kala bixi doono ayaa xisbiga shaqaalaha ee Mr….

Read More

Yaa ka dambeeyay in Aqalka sare ee Somalia Shalay loo gudbiyo Dooda Qaddiyada Qalbi Dhagax ?

Muqdisho 12. September 2017 (SDN/QJ):- Waxaa maalmahan aad u kacsan siyaasada Soomaaliya, waxaana hadal heynta ugu badan ay noqotay Kiiska C/Kariin Muuse Qalbi Dhagax oo loo dhiibay Dowlada Itoobiya, waxaana kiiskan fursadan ay ku neefsadaan ka helay Xildhibaano iyo Siyaasiyiin Mucaarad ah. Xildhibaano katirsan Baarlamaanka Soomaaliya ayna ku jiraan kuwa horey Siyaasada dalka ugu soo…

Read More

Hay’ada Qaramada Midoobay ee Xuquuqda Aadaamaha ee Amnest International oo Sheegtay in Mileteriga Myanmar ay Miinooyin Dhulka Ugu Aaseen Qaxoontiga Rohinga & Khasaaraha ka Dhashay

New York 12. September 2017 (SDN/QJ):- Hayada Amnest International ayaa  ku eedaysay milatariga Maynamer inay miinooyin u aaseen qoxoontiga Qoomiyada Rohingya ee ka qaxaya dalkaasi. Qoxoontigan ayaa ka soo cararaya dilal iyo tacadiyo ay u geysanayaan ciidamada dalka Maynamer. Sida laga soo xigtay hayada ugu yaraan laba qof ayaa ku dhawaacmay markii ay la qaraxay…

Read More

Duufaanta Irma ee Faraha Baas ku haysay Gobolka Florida oo Hoos u Dhacday,Khasaaraha ay Sababtay & waddooyinkii isu rogeen webiya Biyo ah DAAWO

Florida 12. September 2017 (SDN/QJ):- Daadadka ayaa gaadhay laba Fiit, in ka badan hal miylan oo guri ayaa bilaa laydh ah. In ka badan 6.3 milyan oo qof ayaa loo sheegay inay isaga baxaan guryahooda. Duufaantan IRMA ayaa hore cagta u soo marisay jasiiradaha Kiribiyaanka, kuna dishay 27 qof. Dabaylo xoogan oo ay duufaantu wadato…

Read More

Hogaanka Sare ee Xisbiga Shacabka Yemen ee uu Hogaamiyo Madaxweynihii Hore ee Yemen oo Ganafka ku dhuftay Go’aamo adag oo kaga Yimid Kooxda Xuutiyiinta

Sanca 12. September 2017 (SDN/QJ):- Xisbiga Koongareeska shacabka ee uu hogaamiyo Madaxweynahii hore ee Dalka yaman cali cabdallah saalax ayaa ganafka ku dhuftay go’aamo ay soo saareen kooxda xuutiyiinta oo lagu casilayo rag sarsare oo ka mid ah taageerayaasha cali cabdallah saalax. Gudiga sare ee xisbiga Koongareeska yaman oo kulan aan caadi ahayn ku yeeshay…

Read More

Falastiiniyiinta oo Ka Dalbaday Midowga Yurub inay Aqoonsi Buuxa Siiyaan!!

Rama-la 12. September 2017 (SDN/QJ):- Maamulka falastiiniyiinta ayaa waxa ay si rasmi ah u weydiisteen Midowga yurub inay aqoonsi buuxa oo dawladnimo siiyaan, si ay taasi xal ugu noqoto qorshaha dhismaha labada dawladood. Dalabkan ayay maamulka falastiiniyiintu ku gudbiyeen kulanka ay magaalada raama-laah ee daanta galbeed ku leeyihiin gudiga wadajirka ah ee Falastiin iyo Midowga…

Read More

Duqaynta Ku Socota Shacabka Suuriya Oo Gaadhay Heer Dadka Ku Waxyeeloobay Uu Sawirkoodu U Eekaado Kuwii Dadkii Hore Ee Lagu Soo Bandhigi Jiray Kutubta Taariikhda !

Dimishiq 12. September 2017 (SDN/QJ):- Qof kastaa marka uu sawirkan arko waxa markiiba maskaxdiisa kusoo dhacaysa in sawirkani uu yahay mid laga soo xigtay kuttubta taariikhda gaar ahaan taariikhyahandii ka soo jeedi jiray Dalka Greece, balse xaqiiqadu si aad ah ayay uga duwan tahay sidaasi waxaanu sawirkani ka turjumayaa murugada iyo darxumada ay shacabka dalkaasi…

Read More

18 Ka Mid ah Booliska Dalka Masar oo ay Dileen Kooxda Daacish & 7 Dhaawac ah

Qaahira 12. September 2017 (SDN/QJ):- 18 askari oo ah Booliska Dalka Masaar ayaa waxaa dilay Kooxda Daacish ee Bahalo galeenka ku noqday Gobolka Siinay. Dilkan ayaa yimid Kadib markii kooxda Daacish weerartay kolanyo boolis ah oo marayayay Gobolka Siinay waxaa kale oo Weerarkan ku dhaawacmay Todoba askari oo Kale. Weerarkan ayaa noqonaya kii labaad ee…

Read More

Haweeney U Dhalatay Sucuudiga Oo Ka Mid Noqotay Haweenka Dharka Xayeysiiya Oo Eedo Kulul Oo Loo Soo Jeediyay !

Riyadh 12. September 2017 (SDN/QJ):- Mujtamaca dalka Sucuudiga oo had iyo jeer ku adag caadooyinka iyo dhaqanka dalkooda, iyadoo  dhaqankoodu uu dhigayo in haweenaydu aanay marnaba kusoo bixi karin asturnaan la’aan. Susan Al-qaadi ayaa waxay ka mid noqotay haweenka xayeysiiya Dharka, Susan ayaa waxay wax ka baratay kulliyada dhaqaalaha, kadibna waxay u kicitintay Dalka Maraykanka…

Read More

Diyaaradaha dagaalka ee Ruushka ayaa 34 qof oo shacab ah ku diley duqeyn ay ka geysteen deegaanka Deir Azor ee dalka Suuriya

Deir Azor 12. September 2017 (SDN/QJ):- Diyaaradaha ayaa bartilmaameedsaday dadkan shacabka oo ka qaxayey deegannada ay dirirtu ka socotay, waxaan ay ku jiray sagaal carruur ahi. Sida ay sheegeen ururka korjoogta xuquuqul insaanka ee fadhigoodu yahay Ingiriiska, waxa ay diyaaraduhu gareen in ka badan 40 huudhi oo ay wateen dadka qaxayey. Weli wax war ah…

Read More

‘’Ma Jirto Xil uu Xisbiga Kulmiye ii Magacaabay Hadii ay ii Magacaabi lahaayeena Wax Ku Jabani ma Jirto Waayo Wax ayaa naga Dhexeeya’’ Yoonis Cali Nuur DAAWO

Sep 11, 2017 Ottawa (Cadceed) – Nabigu (CSW) waxa uu markasta ku hamiyi jiray wanaaga umadiisa iyo in ay aakhiro iyo aduunba liibaan. Habayn habaynada ka mida ayuu aad ugu ooyay umadiisa. Dhacdadaas halkan ka daawo hadaad sii fidin kartana fadalan sii fidi. -Suxufi Yoonis Cali Nuur oo haatan ah La Taliyaha Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta…

Read More

Qarax Xoogan oo Goor dhawayd ka Dhacay Wajahada Hore ee Huteelka Weheliye ee Magaaladda Muqdisho & Heerka Khasaaraha

Muqdisho 11. September 2017 (SDN/QJ):-Waxaa goordhaw qarax aad u xoogan uu ka dhacay Afaafka hore ee Hotel Wehliye oo kuyaala Laamiga Maka Al Mukarama ee magaalada Muqdisho, qaraxan ayaana loo adeegsaday gaari waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay. Qaraxa ayaa ka dhacay Laamiga dhinaciisa gaar ahaan goobo ay ku yaaleen xarumo ganacsi iyo meelo shaaha laga…

Read More

Gudoomiyaha Ololaha Doorashadda Xisbiga Ucid oo Xogwaran Dhinacyo badan Taabanaya Ku Lafo guray Habka uu Xisbiga Ucid u Wajahayo Doorashada Madaxtooyadda Isla Markaana Iftiimiyey Waxa ka Dhexeeya Isaga iyo Wasiirka Madaxtooyadda DAAWO

Hargaysa 11. September 2017 (SDN/QJ):- Gudoomiyaha Ololaha Doorashada ee Xisbiga Mucaaridka ah ee Ucid Eng Axmed Xirsi Ducaale ayaa ka hadlay qaabka uu Xisbigooda ucid u galayo Ololaha Doorashadda Madaxweyne ee Somaliland la filayo inay ka dhacdo 13-ka Bisha November ee sannadkan. Gudoomiyaha Ololaha Doorashada ee Xisbiga Ucid oo u Waramayay Barnaamijka Milicsiga siyaasiga ee…

Read More

Ganacsatada Iyo Muruq Maalka Dekeda Berbera oo ka Qayliyey Qalab Badbaaddada Nafta oo Shirkadda DPW ku soo Rogtay Cid kasta oo Galaysa Dekeda,Maamulka Gobolka Saaxil & Ka Dekeda oo ka Hadlay DAAWO

Berbera 11. September 2017 (SDN/QJ):- Gudoomiyaha Gobolka Saaxil iyo Maamulka Dekedda Berbera ayaa Ka Hadlay Xubno Ganacsato iyo Muruq maalka Dekeda berbera oo Cabasho ka Muujiyey Qalab ay Shirkada DPW ugu Talo gashay Badbaaddada Dadka Galaya Dekedda Berbera Kaas oo Lacag la’aan loogu qaybinayo.

Read More

Wasaaradda Maaliyadda Somaliland oo Beenisay in Lacag dhan 200 oo Kun oo Dollar looga Saaray Ololaha Murashaxa Muuse Biixi Laba Kastam oo Somaliland Ku yaala DAAWO

Hargaysa 11. September 2017 (SDN/QJ):- Wasiirul Dawlaha Wasaaradda Maaliyadda Somaliland iyo Saraakiil Kale oo Wehelisa oo Shir Jaraa’id ku qabtay Xafiiskiisa ayaa waxba kama Jiraan ku tilmaamay hadal ka soo yeedhay afhayeenka xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani oo Sheegay in Kastamada Kala baydh iyo Ka Saylac dhaqaale looga saaray Ololaha Murashaxa iyo Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye…

Read More

“Muuse Biixi Gobolada Galbeedka Cod Ugama Baahna Codkooda Wuu Isku Hubaa Ee Wax kale Ayuu Uga Bahanyahay”.Siyaasi Cabdicasiis Samaale DAAWO

Hargaysa 11. September 2017 (SDN/QJ):- Wasiirkii hore ee Wasaaradda Maaliyadda Somaliland Mudane C.casiis Maxamed Samaale kana mid ah Saraakiisha Xisbiga talada dalka haya ee Kulmiye ayaa Cadeeyay in Murashaxa Madaxweyne ee Xisbiga Kulmiye ahna Gudoomiyaha Xisbigaasi Mudane Muuse Biixi Cabdi aanu cod uga baahnayn Gobolada Galbeedka Somaliland maadaama uu haysto Kalsoonida iyo Codadka Goboladaasi. Mudane…

Read More

Afhayeenkii Xisbiga Ucid oo Shaaciyey inay Wada Hadal kula Jiraan Labada Xisbi ee Waddani Iyo Kulmiye Kadib Khilaaf soo kala dhex galay Garab uu hogaamiyo iyo Gudoomiye Faysal DAAWO

Hargaysa 11. September 2017 (SDN/QJ):- Maxamed Xasan Khayre Shabaash oo ahaa Afhayeenkii Xisbiga Mucaaridka ah ee Ucid isla markaana hogaaminaya Garab uu sheegay inay ka go’een Xisbiga Ucid ayaa ka hadlay sababaha ay isku seegeen Gudoomiyaha ahna Murashaxa Jagada madaxweyne ee Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe. Maxamed Xasan Khayre Shabaash waxa uu sheegay in…

Read More

Tiradii ugu Badnayd oo ka Tirsanaa Xildhibaanada Golaha Deegaanka ee Sallaxley oo Cadeeyay inay ka Baxeen Xisbiga Kulmiye Kuna Biiraya Xisbiga Waddani DAAWO

Sallaxley 11. September 2017 (SDN/QJ):- Xildhibaano Ka Soo Jeeda Xisbiga Muxaafadka ah ee KULMIYE Isla Markaana ka Tirsan Golaha deegaanka ee Degmadda Sallaxley ayaa sheegay inay Gebi ahaanba iska Casileen Xilkii iyo Xubinimadoodii Xisbigaasi KULMIYE. https://www.youtube.com/watch?v=QV5v6uf5vPU

Read More