Go’aamo laga soo saaray Xal u helida Muranada Dhulka Somaliland iyo Gudiyo ka Hawl galaya
Hargaysa 22March 2015 (SDN/QJ)- Wasiirro ka tirsan xukuumadda, Akaadamiga Nabadda iyo Horumarka iyo hay’adda UN-HABITAT, ayaa isla qaatay in si midaysan looga wada shaqeeyo sidii xal loogu heli lahaa dhibaatooyinka ka dhasha arrimaha dhulka ee degaannada Somaliland. Warsaxaafadeed ka soo baxay Akadamiga Nabadda iyo Horumarka Somaliland, ayaa lagu sheegay in kulan ka dhacay xaruntooda Ayaa…
