Akhri Tirada Xilalka Saddexdii Madaxweyne Ee Hore Boolahooda Siiyeen Iyo Midda Madaxweyne Siilaanyo U Xantoobiyey Beeshiisa
Hargeysa:Mar,20,2015(SDN/QJ)-Saddexdii Madaxweyne ee Ka horreeyey madaxweyne Siilaanyo, ayaa ka sinnaa Hal astaan oo ahayd inaanay taariikhda ku gelin qabyaalad ee eex reerimo, waxana xukunkoodii salka ku hayey inay Deegaanada ay kasoo jeedaan si gaar ah u cadaadiyaan, balse Madaxweyne Siilaanyo ayaa ged intaas hore ka duwan lagu arkay, isla-markaana noqday Hoggaamiye xilalkii ugu badnaa ku…
