Tacsi ku socota ehelkii iyo qaraabadii uu ka baxay Marxuum Xuseen Maxamuud Cqwaale ( Gacmo.dheere )
Inaa li laahi Wa Inaa Ileyhi Raajicuun Illaahay Naxariistii Janno Ha Ka Waraabiyo Marxuum Xuseen Maxamuud Cqwaale ( Gacmo.dheere ) oo Galabta Makhribkii 22/03/2015 Gacan Mujim Ku Baxay Tuulada Qoton-Dabo ee Deg/ Saba Wanaag Gobolka Maroodi Jeex. Aniga oo ku Hadlaaya Magaca Golaha Cuqaasha Beelaha Daa’ud Garxajis ( Cidagale ), Waxanu Tacsidan u Diraynaa Qoyskii…
