The Guardian Iyo AlJazeera oo kashifay Sir badan oo ku saabsan Hay’adaha Sirdoonka
Hargeisa 25.Feb 2015 (SDN/QJ)-Telefishinka Aljazeera ayaa habeenimadii Isniinta shaaciyey barnaamijlka (The Spy Cables) oo ah xog sir ah oo laga soo ururiyey hay’adaha Sirdoonka ee Caalamka, waxaana kamid ahaa sirtan Aljazeera heshay kuwa la xadhiidha sirdoonka dalalka, Maraykanka, UK, Isra’iil, Ruushka iyo Koonfur Afrika. Sirtan ayaa inta badan ah xog qarsoodi ah oo ay isdhaafsanayeen…
