Dhaqaalihii ugu badnaa oo Saacad Gudaheed loogu Uruuriyay Cisbitaalka Caruurta ee Maxamed Aadan Sheekh ee Hargaysa DAAWO
Hargaysa 23.Feb 2015 (SDN/QJ)- Barnaamij kaalmo dhaqaale loogu ururinayey cisbitaalka caruurta ee Maxamed Aadan Sheekh ee Magaalada Hargaysa oo ay soo agaasintay marwada Madaxweynaha JSL Marwo Aamina Weris Sh Maxamed Jirde ayaa waxaa ka soo qayb galay mas’uuliyiin ka tirsan golayaasha dawlada, shirkadaha waaweyn ee ganacsatada ah iyo shaqsiyaad baayacmushtar ah. waxaana kulankaa lagaga dhawaaqay…
