Somaliland Oo Afar Cisho Kadib War Kasoo Saartay Qaraxyadii Ka Dhacay Magaalada Muqdisho
Hargeysa:Feb,24,2015 (SDN/QJ)-Xukuumadda Somaliland, ayaa Afar Cisho kadib ka Hadashay Qaraxii khasaaraha Badan geystay eek a dhacay Hutel Central ee Magaalada Muqdisho, kaas oo ay ku dhinteen dad tiro badan oo siyaasiyiin u badnaa. Somaliland, ayaa Jawaabteeda la maqnayd muddo dheer, waxana ay markii ugu horraysay muujisay sida ay uga xuntahay dhimashada soo gaadhay Dadkii qaraxaas…
