Webmaster

    Mudane Katirsanaa Baarlamaanka Kenya Oo Maanta Toogasho Lagu Dilay

    Nairobi:Feb,07,2015(SDN/QJ)-Mudane katirsan Baarlamaanka Kenya iyo laba ilaaladiisa ahaa saaka lagu dhex toogtay Badhtamaha Magaalada Nairobi ee caasimadda Dalka Kenya. Mudanaha la dilay oo lagu macagaabi jirey, ayaa lagu dilay Waddada Kenyata ee Badhtamaha Nairobi, waxana Geerida Xildhibaanka iyo labada qof ee kaliba warbaahinta u xaqiijiyey Taliyaha Ciidanka Booliska Nairobi Paul Wajnama. Baabuurka xildhibaanka ayaa la…

    Read More

      Daawo Sawiro…Xisbiga Waddani oo laan cusub ka furtay Galbeedka London gaar ahaan xaafadda Hays.

      London 07Feb15(SDN/QJ)kulanisugu yimadeen qaar ka mid ah tageerayaasha Xisbiga Waddani ee UK, gaar ahaan xaafadda Hays ayaa ka dhacay isla xaafada Hays,kulanka oo ujeedadiisu ahayd daah-furka xafiis cusub oo Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani ku yeelan doono galbeedka magaaladda London gaar ahaan Xaafadda Hays oo ka mid ah meelaha ay shacabka reer Somaliland aad ugu…

      Read More

        Xawaaladaha Soomaalida Maraykankanka Oo 80% Maanta Xidhmay Iyo 20%-Ka Kale Oo Dhawan Xidhmaya

        Sacramento:Feb,07,2015(SDN/QJ)-Waxa maanta la gaadhay Gunaadanka wakhtigii Baanka ku yaalla California u qabtay inuu ku xidhayo Akoonada Xawaaladaha soomalidu ku lahaayeen, taas oo saacado kahor Albaabada loo laabay. Xawaaladihii Soomaalidu ku lahaayeen Dalka Maraykanka, ayaa80% la xidhay, halka 20%-kii hadhayna la xidhi doonaa 20-ka Bisha March ee soo socota, waxana cirka isku sii shareeraya dhibaatada soo…

        Read More

          Maxaa Kalifay in Boqor Buur-madow uu ku hadaaqo Hadalada Madhan ee aan Mariibneyn ee aan Macnaha badan Lahayn?

          Wareysi lala yeeshay Boqor Buur-madow dhawaan wuxuu si idho adeyg ah uu carabkiisa ummadda ugu cel-celiyey oo ku canqariyey hadalo madhan oo aan macne badan laheyn. Somaliland waxaa Wasaaradeeda Arimaha gudaha u diiwaan gashan Kun boqol iyo shan iyo afartan (1145 ) mudane oo beelaha JSL metela oo ay dhamaan caleemo saareen kuwaas oo isugu jira,…

          Read More

            Xoogagga Xuutiyiinta Yemen Oo Xukunkii La Wareegay, Baarlamaankii Dalkana Kala Dirtay

            Sanca:Feb,07,2015(SDN/QJ)-Xoogagga Shiicada ah ee ka dagaallanta Dalka Yemen, ayaa ku dhawaaqay inay taladii dalkaas la waareegeen, isla-markaana ay kala direen Baarlamaankii dalkaas ee sida sharciga ah loosoo doortay. Kooxda ayaa war ay soo saartay ku sheegtay inay gole ku-meel-gaadh ah xukunkaas  u dhiibi doonaan, iyadoo tirada Xubnahaasna tiradooda lagu sheegay shan Xubnood. Kooxdan ayaa la…

            Read More

              Daacish Oo Sheegtay In Haweenay Maraykan ah Oo ay Afduub u Haysteen Ku Dhimatay Duqaymo Diyaaradaha Jordan Geysteen

              Mousil:Feb,07,2015(SDN/QJ)-Islaamiyiinta Daacish eek a dagaallanta Dalalka Syria iyo Ciraaq, ayaa ku dhawaaqay in Haweenay u dhalatay Dalka Maraykanka oo ay Afduub ahaan u haysteen ku dhimatay duqaymo Diyaaradaha waddanka Urdun Fuliyeen. Kooxdu waxa ay warbixintan ku sheegeen in Haweenaydani ku dhimatay Goob ku taalla Magaalada Raqah oo ah Halkii kooxdu ku gubtay Duuliyihii reer Urdun…

              Read More

                Xubin Kamid Ahayd Golaha Wasiirrada Cusub Oo Iscasishay Iyo Wasaaradda Uu Ka Tegay

                Muqdisho:Feb,07,2015(SDN/QJ)-Sida ay sheegayaan wararka aanu ka helayno Magaalada Muqdisho, waxa xilkii uu hayey iska casilay mid kamid ah Xubnihii Ra’isal wasaare Sharma’arke kusoo daray Golihiisa wasiirrada Cusub.  Cabdiraxmaan Kulmiye Xirsi(cabdiraxmaan dheere) oo loo magacaabay Wasiir-ku-xigeenka labaad ee Wasaaradda Gaashaandhiggga, ayaa noqday Xubintii ugu horraysay ee xilkaas iska casisha sida aanu wararka ku Hayno. Cabdiraxmaan Kulmiye…

                Read More

                  Xabsi 15-Sano ah Oo Lagu Riday Muwaadin Soomaaliyeed Oo Ku Nool Dalka Maraykanka

                  Austin:Feb,07,2015(SDN/QJ)-Maxkamad ku taalla Dalka Maraykanka ayaa xabsi 15-sano ah ku ridday Muwaadin soomaaliyeed Oo Halkaas ku noolaa, kaas oo lagu xidhiidhiyey Arrimo Argagixiso. Muwaadinkan oo magaciisa lagu sheegay Cabdinaasir Maxamuud Ibraahim, ayaa la sheegay inuu xidhiidha dhaw la lahaa Kooxda Al-shabaab, waxana baadhitaanadii lagu fuliyey lagu sheegay inuu dhaqaale u ururin jirey. Cabdnaasir Maxamuud Ibraahin…

                  Read More

                    Al-Shabaab Leader, Yusuf Dheeg, Killed in US Airstrike

                    Mogadishu, 6th February 2015 – The Federal Government of Somalia (FGS) welcomes the death of al-Shabaab’s Chief of External Operations with responsibility for intelligence and security planning, Abdi Nur Mahdi, also known as Yusuf Dheeg, in an airstrike on January 31st, 2015. HE the President of Somalia, Hassan Sheikh Mohamud, has on a number of…

                    Read More

                      Akhri War-murtiyeed Laga Soo Saaray Shirkii Muqdisho Uga Socday Xasan Sheekh Iyo Madaxda Maamul-goboleedyada Somalia

                      Muqdisho:Feb,06,2015(SDN/QJ)-Shirkii saddexda Maalmood magaalada Muqisho uga socday Madaxweyne Xasan sheikh iyo Madaxweyneyaasha Maamul-goboleedyada Somalia, ayaa maanta lasoo afjaray, waxana laga soo saaray War-murtiyeed ka kooban saddex qoddob. Caasimadda Somalia, ayaa maanta lagu qabtay Xaflad lagu soo gunaanaday Shirkaas, waxana Aarkii dhinacyadii halkaas ku shirayey soo saareen War-murtiyeed ka kooban 12-Qodob. Halkan ka Akhri warmurtiyeedka. 1….

                      Read More

                        Xal u helida muranka Maamulka Hawada sare ee u dhexeeya Somaliland iyo Somaliya, wuxuu ku jiraa “wada hadalo farsamo” oo gooni ah, kana madax banaan “wada hadalka siyaasadeed” ee hadda socda.

                        Tan iyo markii uu bilowday wadahadalka Siyaasadeed (Political dialogue) ee u dhexeeya Somaliland iyo Soomaaliya, Feb 2012ka ilaa maanta, waxa la qabtay kulano heerkoodu kala duwan yahay, kuwaas oo ka kala dhacay magaalooyinka London (February, 2012), Dubai (June, 2012), Istanbul (April, 2013, Jan, July, 2014) iyo Djibouti (Dec, 2014). Shirarkan waxa lagaga wada hadlay, laguna…

                        Read More

                          Somali PM unveils new cabinet lineup

                          MOGADISHU (AA) – Somalia’s Prime Minister Omar Abdirashid Sharmarke on Thursday unveiled a 40-strong cabinet lineup. In a press conference in Mogadishu, Sharmarke said the new cabinet would include 26 ministers and deputy ministers as well as 14 state ministers. The new government, which featured many new faces, also included a new ministry for women….

                          Read More

                            Somali-American charged with lying in FBI probe

                            MINNEAPOLIS — A Somali-American who traveled by bus from Minneapolis to New York City with three other men and then tried to board a flight for the Middle East was charged Thursday in St. Paul with lying to the FBI during a terrorism investigation. Hamza Ahmed was arrested Thursday morning in the Twin Cities by…

                            Read More

                              Cali Gurey oo soo jeediyay in la taageero Guddida Doorashooyinka Somaliland

                              Hargeysa Feb 06,2015(SDN/QJ)-Guddoomiye ku-xigeenka sadexaad ee xisbiga UCID Md Cali Gurey ayaa soo jeediyay in Guddida doorashooyinka Somaliland laga daayo hagardaaminta si ay howshooda u gutaan, Guddoomiye ku-xigeenka ayaa sidaa ku sheegay qoraal sidan u qornaa oo uu dhigay bogiisa Facebook: “Doorasho xiligeedii ku qabsoonta iyada tuur taa. Komishanka Doorashooyinka in kasta oon anigu ka…

                              Read More

                                Baqdaad Oo Sabtida Berri ah Laga Qaadi Doono Bandoo Sanado ahaa Oo Xilliga Habeenkii Saarnaa

                                Baqdad:Feb,06,2015(SDN/QJ)-Maalinta Berri ee Sabtida ah ayaa la shaaciyey in la qaadi doono Bandoo sanado badan soo taxnaa uu saarnaa Caasimadda Ciraaq ee Baqdaad. Afhayeen u hadlay wasaaradda arrimaha guddaha waxa uu sheegay in Rai’sal wasaare Haider Al Abadi uu amray in la soo afjaro bandawga sabtida, taas oo farxad gelisay shacabka caasimadda ku nool oo…

                                Read More

                                  “Ninka ugu daran ee Beelnimada wada ee muddo-kordhinta wada ee leh Guurtidii baan halkan ku hayaa waa Guddoomiye Saleebaan Gaal” Maxamed Yaasiin

                                  London:Feb,06,2015(SDN/QJ)-Wasiirkii hore ee Wasaaradda Kalluumaysiga, Khayraadka Badda iyo Dekedaha Somaliland Maxamed Yaasiin Xasan, ayaa Ka Hadlay Xaaladda Siyaasadeed ee  dalka iyo Sida u noqon doono mustaqalka dhaw ee Dalku. Maxamed Yaasiin oo u warramayey TV-ga Royal, ayaa  si gaar ah uga Hadlay arrimaha doorashooyinka dalka kusoo foolka leh, waxana uu tilmaamay in haddii doorashada Madaxweynenimo…

                                  Read More

                                    Faraqa u dhexeeya Isbedel doonkii Kulmiye iyo Kan Laydhiisu dalka Ruxday 2015 Iyo Cali Sanyare(DHEGEYSO PRT2)

                                    Geneva Feb 06,2015(SDN/QJ)-Mudane Cali Ibraahim Moxamed (Cali Sanyare) oo ahaa Wasiirkii Qorsheynta Qaranka iyo Xidhiidhka Ha’yadaha Caalamiga ee xukuumadii Madaxweyne Daahir Rayaale Kaahin  ayaa, isagoo joga  magaalada Jineefa (dalka Swiserlaan), aannu la yeelanay  wareysi dheer oo dhinacyo badan taabanya. Wareysigan oo taxane noqon doona ayaad maqli doontaan maalin walba oo jimce ah dhawrka todobaad ee…

                                    Read More