Qaramada Midoobay Oo Walaac Weyn Ka Muujisay Joojinta Lacagaha Soomaalida Looga Diro Dibadaha Oo Meelo Maraykanku Kamid Yahay Carqaladi Kaga Socoto
New York:Feb,06,2015(SDN/QJ)-Kadib markii Baanka ugu weyn goobaha xawaaladaha Maraykanku lacagaha kasoo xawilaan ku dhawaaqay inuu xidhayo Akkoonadii soomaalidu ku lahayd, ayey qaramada Midoobay arrintaas walaac xoogan ka muujiysa. Nicklos Key oo ah Wakiilka Qaramada Midoobay u qaabilsan Somalia, ayaa arrintaas ka digay, waxana uu carrabka ku adkeeyey in lacagaha soomaalidu ka hesho dhanka xawaaladuhu ay…
