Webmaster

    Recipe of the Week: Chicken suqaar

    Minnesota is home to the largest Somali population in the United States. The 2013 American Community Survey estimates the total number of immigrants from the East African country living in the North Star State at over 40,000. Food is one way we can connect with our Somali neighbors in a way that hurdles any language…

    Read More

      Turkey extends naval presence off Somali coast

      The Turkish Parliament has approved a government-sponsored motion to extend the presence of the Turkish Naval Forces in the Gulf of Aden, located in the Arabian Sea, as well as the coastal waters off Somalia for one year. The motion, first approved in 2009, extends for another year the Turkish Naval Forces’ mandate to participate…

      Read More

        The massive progress accomplished by the Somaliland current government throughout the country deserves their mandate office be extended to two more years to complete their journey of their goals which is already made enormous strides‏

        Change is the law of life and those who ignores the past or present are certain to miss the future. Deriving from this factor, let us conduct affair evaluation as which is more important making further improvement for the lives of our people which is already made considerable enhancement strides in many human development domains…

        Read More

          Madaxweynaha oo qado sharaf u sameeyey madaxda maamulada gobollada‏

          Muqdisho5February 2015(SDN/QJ) Muqdisho: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo uu wehliyo Raiisul Wasaare Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke ayaa maanta hoygiisa qado sharaf ugu sameeyey madaxda maamul goboleedyada dalka oo haatan booqasho ku jooga magaalada Muqdisho. Madaxda uu Madaxweynaha qadada u sameeyay ayaa waxaa ka mid ah Madaxweynaha maamul goboleedka Puntland Dr Cabdiweli…

          Read More

            Qaybtii Afaraad ee Feedhyahanka Muhammed Ali oo qurbejoog idiin soo diyaarisay aqris wacan

            London 5Feb15(SD/QJ)Muhammed ali  wuxuu noqday nin kii ugu horeyey oo misanka culus ee feedhka oo sidii misanka dhexe speedka iyo goosmada u ciyari jiray dadka feedhka dadka ka  shekeeya waxay dhaheen wali muhammed ali  oo kale horray umaaan arag hadana majiro, 1964 waxa uu noqday  ninkii miisanka culus kala wareegay (Sany liston) oo aha nin…

            Read More

              Tirada Dhallinyarada ee Ciidanka Boolisku Hargaysa ku Xidh Xidheen iyo Awaamiir Cusub oo lagu dhawaaqay DAAWO

              Hargaysa 04.Feb 2015 (SDN/QJ)- Wasiir ku Xigeenka amaanka ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo ay Weheliyaan Taliyaha Ciidanka Booliska iyo Ku Xigeenkiisa oo Si wada Jir ah Warbaahinta ula hadlay ayaa ka waramay Tirada lagu soo qabqabtay Hawlgal ay Ciidanka Boolisku ku soo Xidhxidhayaan dhallinyaro Kooxo Kooxo ah oo Bulshada dhibaato ku haya Waxaa kale oo…

              Read More

                Nuxurka Kulan Hoggaanka Saddexda Xisbi-qaran Iyo Guddida Doorashooyinku Maanta Wada Yeesheen DAAWO

                Hargaysa:Feb,04,2015(SDN/QJ)-Hoggaanka saddexda Xisbi-qaran ee Somaliland iyo Guddida Doorashooyinka, ayaa Maanta wada Yeeshay Kulan Albaabadu u xidhnaayeen oo diiradda lagu saaray sidii meel la isula dhigi lahaa doorashooyinka dalka ka qorshaysan Sanadkan oo qabyo badani ku jirto. Kulankan oo ay goob-joog ka ahaayeen Hoggaanka sare ee Xisbiyada Kulmiye, Waddani iyo Ucid, ayaa saacado qaatay, waxana diirada…

                Read More

                  Halkan ka daawada waraysi Muuqaal ah oo Cabdishakuur Heersare 30/07/2011kii ka qaaday alle ha u naxariistee Xuseen Sheekh Axmed Kadare

                  Hargeysa Feb 04,2015(SDN/QJ)-Waxa aanu halkan idiinku soo gudbinaynaa waraysi uu muuqaal ah oo Cabdishakuur Xaaji Muxumed (Heersare) 30/07/2011 ka qaaday alle ha u naxariistee Xuseen Sheekh Axmed Kadare oo sabtidii todobaadkan lagu aasay magaalada Muqdisho kana mid ahaa dadkii rukunnada u dhigay in afka soomaaligu yeesho far qoran, isagoo lahaa far la odhan jiray “Kadariya”…

                  Read More

                    SAXAFIYIINTA SOOMAALIYEED OO KA TACSIYEYSAY GEERIDA ALLAHA U NAXARIISTEE XASAN KUURIYA

                    Muqdisho Feb 04,2015(SDN/QJ)-Ururka Suxufiyiinta Qaranka Soomaaliyeed waxa ay tacsi u dirayaan qoyskii iyo eheladii uu ka geeriyooday Allaha u naxariistee Xasan Ciise Cali (Xasan Kuuriya) oo ku geeriyooday dalka Hindiya oo uu muddooyinkii u dambeeyay uu ku xanuunsanayay. Xoghayaha Guud ee Ururka Suxufiyiinta Qaranka Soomaaliyeed (NUSOJ), Md, Maxamed Ibrahim, isagoo ku hadlaya magaca dhamaan suxufiyiinta…

                    Read More

                      Qarax Xooggan Oo Xalay Ka Dhacay Magaalada Beledweyne Iyo Khasaaraha Ka Dhashay

                      Beledweyne:Feb,04,2015(SDN/QJ)-Gudaha Caasimadda Gobolka Hiiraan ee Beledweyne, ayaa xalay waxa laga maqlay dhawaqa qarax xoogan oo ahaa nooca dhulka lagu aaso. Qaraxa ayaa la sheegay in lala eegtay gaadhi ay wateen ciidamo kuwa dawladda ah oo marayey goobta miinada lagu aasay. Inta la xaqiijiyay ilaa 2 qof, ayaa ku dhaawacmay Qaraxa Ciidamada dowlada lala eegtay inkastoo…

                      Read More

                        Sii Daynta Hubkii Berbera Lagu Qabtay Oo Khilaaf Xooggan Ka Dhex Abuuray Wasiirrada Awoodda Ku Leh Madaxtooyada Iyo Dhinacyada Kala Irdhoobay

                        Hargeysa:Feb,04,2015(SDN/QJ)-Khilaaf xoogan oo laba garab u kala jabiyey Xubnaha Awoodda ku leh Golaha Wasiirrada Somaliland, kaas oo ka dhashay Siidaynta  Markabkii hubka siday ee shalay Somaliland dib u fasaxday. Xogaha ay helayso Qurbejoog.com, ayaa sheegaya in xubno awood leh oo Golaha wasiirradda kamid ahi ay iyagu si gaar ah madaxweynaha uga dhaadhiciyeen inuu fasaxo Markabkaas…

                        Read More

                          Ujeedadda Madaxweyneyaasha Maamul-goboleedyada Puntland, Jubba Land Iyo K/Galbeed Somalia Oo Muqdisho Looga Yeedhay

                          Muqdisho:Feb,04,2015(SDN/QJ)-Ugu yaraan saddex kamid ah Madaxweyneyaasha ugu tunka Weyn Maamuladda Soomaaliya ka jira, ayaa looga yeedhay Muqdisho, kuwaas oo la filayo inay maanta gaadhaan Caasimadda. Madaxweyneyaasha loo yeedhay, ayaa kala ah Madaxweyne Gaaska Puntland, Axmed madoobaha Jubba Land iyo Shariif Xasan oo isaguna Madaxweyne ka ah Maamulka K/Galbeed Somalia. Xogaha kasoo baxaya Yeedhmada masuuliyiintan, ayaa…

                          Read More

                            Maraykanka Oo Ka Hadlay Weerarro Diyaaradahoodu Ku Qaadeen Gudaha Somalia Iyo Magaca Cidda Lagu Badhtilmaameedsaday

                            Washington:Feb,04,2015(SDN/QJ)-Xukuumadda Waddanka Marayanka, ayaa ka hadashay Weerar diyaarado loo adeegsaday oo dhawaan diyaaradahoodu ka fuliyeen Goobo ku yaalla Gudaha somaia. Wasaaradda dicaaca Maraykanka  oo faahfaahisay Weerarka diyaaradahoodu  ka fuliyeen Somalia, ayaa sheegtay inay badhtilmaameedsadeen Sarkaal ka tirsan Kooxda Al-shabaab goob dhinaca Koonfureed ka xigta caasimadda  Muqdisho, balse lama sheegin natiijada ka dhalatay weerarkaas iyo  inuu…

                            Read More