Webmaster

    U selected to join national autism study

    The University of Minnesota has been tapped to participate in a federally funded project to determine the prevalence of autism among the nation’s 8-year-olds. The Centers for Disease Control (CDC) announced Wednesday that the U would get $450,000 a year for the four-year project, which would focus on autism spectrum disorder (ASD) and intellectual disabilities…

    Read More

      Wasiir Hore Saaxiib Ula Ahaa Madaxweyne Siilaanyo Oo Beeniyey Inuu Xamar u Xiisooday Hankiisana Gaadhsiiyey Heer Madaxweyne

      London:Jan,08,2015(SDN/QJ)-Maxamed Cabdilaahi Cumar oo muddaddii ay xilka haysay Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo, ayaa jawaab adag ka bixiyey warar dhawaanahan laga baahiyey oo ku xidhiidhinayey inuu xubin wasiir ka noqon doono Muqdisho. Maxamed Cabdilaahi Cumar waxa uu sheegay in wararkasi ay yihiin Been abuur, isla-markaana aanay waxba ka jiriin. Todobaadadii u dambeeyay waxaa isa soo tarayay shakiga…

      Read More

        Akhri Jawaabta Somaliland Ka Bixisay Tallaabada Dawladda Federalka Somalia Kaga Hadashay Macdan-qodista Laga Wado Gobolka Awdal

        Hargeysa:Jan,08,2014(SDN/QJ)-Xukuumadda Somaliland, ayaa jawaab degdeg ah  ka Bixisay Hadal qoraal ah oo shalay wasaaradda Macdanta iyo Batrolka Somalia, kaas oo lagaga digayey Macdan-qodis laga wado Goobo ku yaalla Galbeedka somaliland. Wasiirka wasaaradda macdanta iyo Biyaha Somaliland Xuseen Cabdi Ducaale oo la hadlay warbaahinta VOA-da ayaa sheegay in Hadalka kasoo baxay Wasaaradda Macdta Somalia uu yahay…

        Read More

          Akhri Magacyada iyo Da’da Raggii Hubaysnaa Ee Shalay Weeraray Xarunta Wargeyska ee Ku Taalla Paris

          Paris:Jan,08,2015(SDN/QJ)-Warar dheeraad ah, ayaa kasoo baxaya Weerarkii shalay lagu qaaday xarun wargeys oo  ku taalla Dalka Faransiiska oo ay ku dhinteen tiro dad ahi. Weerarkan oo ay fuliyeen Koox Ka koobnayd saddex nin oo goobtas ka baxsaday, ayaa waxay dileen 12-qof oo siddeed kamid ahi saxafiyiin ahaayeen, halka laba boolis ahina ay dhinteen, iyagoo dhaawacay…

          Read More

            Somalia ousts Chinese firm over alleged illegal mining

            The Somali government decided Wednesday to oust Chinese mining company ARC over accusations of illegal extraction of minerals in the Simodi mountain ranges, in the country’s Awdal region. The firm is also said to have of caused civil turmoil and tensions among communities in the region after introducing armed militia to protect its illegal operation,…

            Read More

              Dawlada Soomaaliya oo shirkad China laga leeyahay oo Macdan ka baareysay Awdal dalka ka erisay

              Muqdisho Jan 08,2014(SDN/QJ)-Dawlada Soomaaliya ayaa sheegtay in ay Awdal ka eriday shirkad Chinese ah oo macdan ka baareysay degaanka Simood. Dawlada Soomalaiya ayaa sheegtay in shirkada ARC oo laga leeyahay dalka China ay qalaalase dhex dhigtay dadka degaanka Simoodi isla markaana ay sharci daro dalka uga guraneysay macdan. Qoraal ay dawlada Soomaaliya arinkan ka soo…

              Read More

                “Ma Diidani In Su,aalo Madaxweynaha La Weydiiyo Laakiin Marka Boqol Saxafi Ay Halkaasi Yimadaan Oo Qaar Badan Oo Ka Mid Ahi Macno Ahaan aanay Garanayn Su,aasha Ay……”Afhayeen Dhuxul.

                Hargeysa:Jan,08,2015(SDN/QJ)-Afhayeenka Madaxtooyada Somaliland Axmed Saleebaan Dhuxul, ayaa ka Hadlay Sababta isagoo xilliyadii Dawladihii hore ee Somaliland caan ku ahaa Weydiinta Su’aalaha Taagan Ee Madaxda dalka, waxa uu haatan oo uu madaxtooyada galay udiido in madaxweyne Siilaanyo su’aalo la weydiiyo. Afhayeenka oo ugu horrayn ka jawaabayey Su’aal laga weydiiyey  Waxa iska beddelay aragtidiisii uu su’aalaha badan…

                Read More

                  Senator Al Franken Hires Staffer From Somalia

                  Al Franken, who won a second term as Democratic Senator from Minnesota, has appointed Osman Ali, the first Somali to work as a senator’s staffer in Minnesota, as reported by Somali Current. Osman Ali said, “I’m highly pleased to work with one of the most treasured American Senators.” Osman was born in Somalia, but his…

                  Read More

                    “Waxa jira Saxaafadd kale oo aanay Dawladdu lahayn, laakiin ay dawladdu hoosta ka leedahay” Murashax Jamaal Cali Xuseen

                    Hargaysa 08.Jan 2015 (SDN/QJ)- Musharaxa Madaxweynaha Xisbiga Mucaaridka ah ee UCID Jamaal Cali Xuseen ayaa Warbaahinta u soo jeediyay inay ilaaliyaan dhex-dhexaadnimadda oo wararka ay Bulshadda u soo tabiyaan u soo bandhigaan si sax ah. Jamaal Cali Xuseen oo ka hadlay munaasibad ay xilka kula kala wareegayeen Hoggaanka cusub ee ururka Suxufiyiinta Somaliland ee SOLJ…

                    Read More

                      “Waa run in aqoonsigu uu Soomaaliya u soo jiiday gargaar lacageed oo caalamiya, oo la lunsado lana xalaalaystay” Drs Edna Aadan

                      Hargaysa 08.Jan 2015 (SDN/QJ)-Marwo Edna Aaden Ismaaciil, ayaa sheegtay in shacabka Somaliland inkastoo uu aqoonsigu ka maqanyahay haddana ay qabsadeen wax la taaban karo, halka Somaliya oo aqoonsi haysataa ay ku jirto mushikilado iyo colaado. Marwo Edna Aden, oo dhawaan waraysi siisay majalad lagu magacaabo Daily Sabah oo wadanka Turkiga ka jirta, ayaa sheegtay in…

                      Read More

                        Golaha Deegaanka ee Berbera oo Qaadacay in Wershada Laydhka ee Berbera laga dhigo Mid Madax bannaan DAAWO

                        Berbera 07.Jan 2015 (SDN/QJ)- Golaha Deegaanka Magaalada Berbera ayaa fadhi aan caadi ahayn oo ay maanta isugu yimaadeen waxay Gaashaanka ku dhufteen in Wershada Laydhka ee Magaalada Berbera marnaba lagu wareejin Karin dad madax-banaan (Private),balse ay ku jiri doonto gacanta xukuumadda. Fadhigan aan caadiga ahayn oo uu shir gudoominayay Guddoomiyaha Golaha Deegaanka Berbera Cabdishakuur Maxamuud…

                        Read More

                          Dowladda Somalia waxey ka digeysaa shirkadaha sharci darada ah u jooga Somalia

                          Muqdisho Jan 07,2015(SDN/QJ)-Wasaaradda Macdanta iyo Batroolka, Jamhuuriyadda Federaalka Soomaalia waxay si dhaw ula socotaa dhaqaaqa shirkadda ARC oo Shiine laga leeyahay taas oo waayahan danbe si sharci darra ah macdan baaris iyo qodis uga wada Buuraha Simoodi ee Gobolka Awdal. ARC hawlaha sharci darrada ah ee ay wado waxay abuurtay xasilooni darro soo wajahday degaanadaas…

                          Read More

                            Daawo:Gudoomiyayaasha Sadexda Xisbi Qaran Oo Maanta Markii Ugu Haoraysay Kulan La Yeeshay Komishanka Doorashooyinka Somaliland

                            Hargeisa 7/1/2015(SDN/QJ)sadexda xisbi qaran ayaa maanta markii ugu horaysay  kulan la yeeshay  komishanka doorashooyinka cusub iyagoo kulankaasi ay saxaafadu dibad joog ka ahayd ayaa markii ay ka soo baxeen saxaafada la hadleen xisbiyadu https://www.youtube.com/watch?v=tLaVlbAxdIM&list=UUj53Q4qchNyqvg6xkrKt2pg Hargeisa SDN/QJ Concat@Somalidiasporanews.com

                            Read More

                              Daawo:Qaar Ka Mida Macalimiinta Kubada Cagta Oo Eedo Blaadhan U Jeediyey Wasiirka Ciyaaraha Oo Ay Sheegen Inuu Curyaaminayo Ciyaaraha Dalka

                              Hargeisa 1/7/2015(SDN/QJ)daawo qaar ka mida macalimiinta ciyaaraha kubada cagta oo maanta cabasho balaadhan ka muujiyey xidhiidhka kubada cagta oo uu wasirku mudo kordhin ugu sameeyey iyadoo xidhiidhka ay doora jireen  macalimiinta kubada cagta https://www.youtube.com/watch?v=dXTunqO5uzY Hargeisa SDN/QJ Concat@Somalidiasporanews.com

                              Read More

                                Kulmiye ka bax oo Wadani gal waa kud ka kud oo qanjo u kud

                                Waxaa beryahan la caadeystay in umadda lagu jah wareeriyo Wadani ayaa la geleyaa oo dhaama Kulmiye iyo xaflado hanti badan oo qurbejooga laga ururiyo loo isticmaalo jaha wareerinta. Iloowsho dhawaa shalay baaba aheyde, markii Kulmiye umadda ku dawakhiyay UDUB baa laga yaacayaa si isbedel loo helo, Dhado Roob noqon weyday. Filmkaa lagu jilay Bariga Burco…

                                Read More

                                  Afhayeenka Xisbiga Wadani laantiisa Sweden oo canbaareeyay xariga Guddoomiyaha Jaaliyada Somaliland ee Sweden

                                  Stockholm  Jan 07,2014(SDN/QJ)-Afhayeenka Xisbiga Wadani laantiisa Sweden Md Cantar Kidaar Cune ayaa fariin uu na soo gaarsiiyay waxa uu ku canbaareeyay falkii shalay uu wasiirka warfaafinta Somaliland xabsiga ku dhigay Guddoomiyaha Jaaliyada reer Somaliland ee dalka Sweden Md Sakariye Xasan, qoraalka afhayeenkuna sidan ayuu u qornaa: “Aniga oo ku hadlaya magaca xisbiga Wadani  ee guud…

                                  Read More