Halka ay ku Sugan Yihiin Suldaan Wabar iyo Kooxda uu Hogaamiyo iyo Cida ka Danbaysa
Boorama 09.Jan 2015 (SDN/QJ)- Maayirkii hore ee magaaladda Boorama Cabdiraxmaan Shire Bile oo la socda Suldaan Wabar, ayaa ka hadlay halka ay ku sugan yihiin isaga iyo Suldaan Wabar, isla markaana wuxuu sheegay inay ku hawlan yihiin sidii maamulka Siilaanyo uga saari lahaayeen Gobolka Awdal, sidaa wuxuu ku sheegay khadka Telifoonka oo uu ugu waramayay…
