Waxqabadka Dowladda Soomaaliya ee Usbuucii la soo dhaafay
Mogadishu, 10 January 2015 – Sii Hayaha xilka Wasiirka Warfaafinta Mudane Mustafa Sheekh Cali Dhuxulow ayaa ka warbixiyey horumarka Dowladda ee usbuucii la soo dhaafay. Wasiirka ayaa ka hadlay arrimo ay ka mid yihiin; Shirka Wasiirada IGAD oo Muqdisho lagu qabtay, Hirgelinta Mashaariic Horumarineed, Horumarka Hirgelinta Nidaamka Federaalka, Horumarka Dalka iyo Hirgelinta Nidaamka Federaalka, Hirgelinta…
