Webmaster

Waa Intee Awooda uu Leeyahay Gantaalkii Nukliyeerka qaada ee Waqooyiga Kuuriya Tijaabisay?

Hargaysa 05. September 2017 (SDN/QJ):- Gudiga gaashaandhiga Kuuriyada Koonfureed ayaa waxa ay sheegeen in culayska iyo awooda qaraxa uu gaarayo 100 kiilo tan. Tobankii sano ee ugu danbaysay Kuuriya waqooyi waxa ay tijaabisay hub Niyukleer ah oo awooda qaraxiisu kala duwanaa.   Waxa ay xukuumada Kuuriyada wuqooyi sidoo kale kordhisay awooda qaraxa hubka Nukleerka.  …

Read More

Dufcadii 16aad ee Ka Qallin Jebisa Jaamacada Camuud & Isla Jaamacadaas oo Maanta u Dabaal Degtay 20 Guuradii ka soo Wareegtay Aasaaskeeda DAAWO

Boorama 04. September 2017 (SDN/QJ):-Madaxweyne Ku Xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Mudane C.raxmaan C.laahi Ismaaciil Saylici oo ay Weheliyaan Madax iyo Mas’uuliyiin ka tirsan Golayaasha Qaranka Iyo Xisbiyadda siyaasadda ayaa maanta ka qayb galay Qallin jebinta dufcadii 16 aad ee Ka baxda Jaamacadda Camuud Isla markaana ay ku lamaanayd dabaal deg Ku saabsan sanad guuradii 20aad ee…

Read More

Socdaalkii Shalay ee Madaxweyne Ku Xigeenka,Gudoomiyaha Kulmiye & Gudoomiye Xigeenka Golaha Wakiiladda ee Boorama iyo Dareen Shacab oo ka Hor Yimid Olalahooda Iyo Weedhaha ay Ku dhawaaqayeen DAAWO

Boorama 04. September 2017 (SDN/QJ):- Waxaa shalay Gaadhay Magaaladda Boorama Wefti uu hogaaminayo Madaxweyne ku Xigeenka Somaliland ahna Ku simaha Madaxweynaha oo ay Weheliyaan Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye,Gudoomiye Ku Xigeenka 1aad ee Golaha wakiiladda,Madax iyo Mas’uuliyiin kale iyadoo Ujeedada Socdaalku ku qotomay Gelbin loo samaynayay Gudoomiye ku xigeenka 1aad ee Golaha Wakiiladda ee dhawaan la doortay…

Read More

“Somaliland waa Nala Ictiraafayaa way ku soo hungawday, Annaguna Xamar waa ku soo hungawnay, ka dibna..” Cali Khaliif Galaydh – Waraysi Dhinacyo Badan Leh DAAWO

Hargaysa 04. September 2017 (SDN/QJ):- Madaxweynaha Kooxda Khaatumo Cali Khaliif Galaydh, ayaa sheegay inay Khaatumo Xamar ku soo hungawday, Somaliland-na Ictiraafka ay Beesha Caalamka ka raadinaysay ku soo hungawday, isla markaana ay xal ama dan u arkeen inay iyagu wax wada qabsadaan oo isu yimaaddaan oo danahooda ka tashadaan. Cali Khaliif Galaydh oo wakhtigan ku…

Read More

” Dib u dhac ayaa ku dhimid Qalabkii DP WORLD ee Dekedda Berbera ” Maareye Xigeenka Berbera DAAWO

Hargaysa 04. September 2017 (SDN/QJ):- Mudo ku siman Lix Bilood iyo Dheeraad ayaa laga Joogaa Markii Maamulka Dekeda Berbera ay si rasmi ah ula wareegtay Shirkada laga Leeyahay Dalka Isu taga imaaraadka Carabta ee DPW. Horumar badan oo hore loo shaaciyey in Shirkadani ku samaynayso dekeda ayaan ilaa hada waxba ka hirgalin taasi waxay keentay…

Read More

‘’Xisbiga KULMIYE Ee Aan Xubinta Ka Ahayna Waxa Uu Dedaal U Galay Oo Uu Hindisay In Gobolka Awdal uu helo Guddoomiye-ku-xigeenka Golaha Wakiillada’’ Mudane Axmed Yaasiin Sh.Cali Ayaanle DAAWO

Boorama 04. September 2017 (SDN/QJ):- Guddoomiye-ku-xigeenka koowaad ee Golaha Wakiillada Md. Axmed Yaasiin Sheekh Cali Ayaanle ayaa Khubad Ka Jeediyey Magaaladda Boorama oo Xukuumada iyo Xisbigeeda Kulmiye ay u Galbiyeen. Guddoomiye-ku-xigeenka koowaad ee Golaha Wakiillada Md. Axmed Yaasiin Sheekh Cali Ayaanle, ayaa dareen farxad iyo qadarin leh kaga fal-celiyey soo dhawaynta baaxadda leh ee loo…

Read More

‘’Hadii aad Kursi weyday Dee Kulmiye ayaad isu Sharaxday oo Ku weyday ee Waddani Kamaad waayin ee Is weydii,Habeenkii ayaan Ku idhi Codkii 45-ka ahaa Wuxuu Inaadeerkaa Muuse Biixi u wadaa Nin Guda biirsi ah’’ Xigtada Xildhibaan Siciid oo Xaal Bixiyey DAAWO

Hargaysa 04. September 2017 (SDN/QJ):- Waxaa Maalintii Sabtidii si Rasmi ah Isaga Casilay Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble oo ka mid ahaa Mudanayaasha Golaha Wakiiladda ugu Jira Xisbiga Waddani,Waxaanu Sababta is casilaadiisa ku Sheegay Kadib Markii Xisbiga Waddani aanu u cumaamadin Jagada Gudoomiye Ku Xigeenka 1aad ee Golaha Wakiiladda,Waxaa kale oo…

Read More

Xusuusaha Jacayl ee Fanaanka Caanka ah ee Axmed Cali Cigaal ee Beri Samaadkii DAAWO

Nairobi 04. September 2017 (SDN/QJ):- Axmed Cali Cigaal Waa mid ka mid ah Xidigaha Fan masraxeedka soomaalidu aad u jeceshahay waa fannaan ilaahay hibo u siiyey Cod Toolmoon,Luuq Macaan iyo inuu qabsado dhegaha iyo dhaayaha cid kasta oo Heesihiisa dhagaysta amase daawata,Waxa uu Sidoo kale yahay Fannaan qabsada Masraxa uu wax ka dhigayo. Hadaba Fanaan…

Read More

Madaxweyne Axmed Siilaanyo oo Maanta Dalka Dib ugu Soo Laabtay,Soo Dhawayntii Loo Sameeyay Iyo Afhayeenka Madaxtooyadda oo Warbaahinta La Hadlay DAAWO

Hargaysa 04. September 2017 (SDN/QJ):-Madaxweynaha jamhuuriyadda Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo oo muddo socdaal ugu maqnaa dalka dibadiisa ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay, waxaana si balaadhan loogu soo dhoweeyey caasimadda Jamhuuriyadda Somaliland ee Hargeysa.

Read More

Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani Oo Maxkamada La Tiigsanaya Tv-Ga Qaranka Iyo Radio Hargaysa & Dulucda Dacwad ay Gudbinayaan DAAWO

Hargaysa 04. September 2017 (SDN/QJ):- Afhayeenka Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani Xildhibaan Ibraahin Mahdi Buubaa ayaa sheegay in Telefishanka Qaranka Somaliland iyo Idaacadda Radio Hargaysa oo Miisaaniyad ka badan 7 Wasaaradeed lagu Masruufo ay Ku Guul daraysteen Madaxda wasaaradda warfaafintu sidii ay Shacabka uga haqab tiri lahaayeen Barnaamijyo wadcigooda kor u qaadaya taas badalkeedana ay…

Read More

Somaliland ha ku Xisaabtanto Xigmada David Maraga, Xarbiga Raila Odinga & Xaaladda Uhuru Kenyatta!!

Hargaysa 04. September 2017 (SDN/QJ):- Dalka Kenya ayaa soo jiitay indhaha beesha caalamka oo dhan Jimcihii (1.9.2017) oo maxkmadooda sare soo saartay qaraar ay ku tirtirtay natiijadii doorashadii madaxtinimada ee waddankaas ka qabsoontay 8-dii Ogost oo ay bayaamisay in doorashadaasi aan loo qaban hannaan waafaqsan sharciga doorashooyinka isla markaana madmow jiray. Kenya waxay noqotay dalkii…

Read More

Prof Ismaaciil Buubaa oo Ka Hadlay Sida aanay Suurto gal u ahayn in Somaliland laga Wareejiyo Hawadeeda

Hargaysa 04. September 2017 (SDN/QJ):- Siyaasi Ismaaciil Maxamuud Hurre (Buubaa), oo ka mid ah Siyaasiyiinta Somaliland, kana tirsan Masuuliyiinta Xisbiga Waddani, ayaa ka hadlay Maamulka Hawada Somaliland iyo Somaliya, oo lagu wareejinayo Dawladda Somaliya. Siyaasi Ismaaciil Maxamuud Hurre (Buubaa), oo u waramay Wargeyska Geeska Afrika ayaa sidoo kale ka hadlay Doorashada Madaxtooyada ee fooda inagu…

Read More

‘’Waxaa Muuqata in arrinka Citiraaf Raadintu aanu ahayn Mid aad looga shaqeeyay Waxaana cad in la bilaabo Dedaal Aqoonsi Waayo iminka ma Jiro Dhaq-dhaqaaq Aqoonsi’’

Sweden 04. September 2017 (SDN/QJ):- 31 Aguast oo ahayd khamiistii toddobaadkan ayaa waxa baarlamaanka Sweden su’aalo ku saabsan qaddiyadda madaxbanaanida Somaliland iyo doorka dawladda Sweden lagu weydiiyay golahaas wasiirka arrimaha dibadda ee dalka Sweden Margot Wallström. Fadhigan oo qabsoomay markii ay xildhibaanadu ka soo noqdeen fasaxii xagaaga ee sannadkan, ayaa waxa wasiirka khaarajiga Sweden su’aalo…

Read More

Taxanihii Qisaska Nolosha iyo Tusmadii Xusuus Qor Dhakhtar Ilkood ‘’Waxaad u Baahan Tahay Lamaane Aad Ku Tiirsanaato’’ Kala Soco Qurbejoog.com DAAWO

Hargaysa 04. September 2017 (SDN/QJ):- Waa Qormadii Taxanaha ahayd ee Xusuus Dhakhtar Ilkood oo ay inoo Soo diyaariso Drs Hibaaq C.raxmaan Buubaal oo ah Dhakhtarad Aqoon durugsan u leh Xanuunada Ilkaha kana Shaqaysa Magaalada Hargaysa. Waxay Taxanahan inoogu soo bandhigaysaa Khibrad ay ka heshay Mudadii ay ka shaqaynaysay Mihnada dhakhtarnimo,Waxaana si Joogto ah Taxanahan idiinku…

Read More

Cadayn Muujinaysa in Cabdi Kariin Qalbi Dhagax aanu Isagu Si Iskii ah Isugu Dhiibin Dawlada Itoobiya Balse Loo Gacan Geliyey DAAWO

Addis Ababa 04. September 2017 (SDN/QJ):- Dowladda Itoobiya oo ka jawaabeyso codsigii RW Kheyre ee ahaa in G/Sare Cabdikariin Qalbi dhagax uu isaga iskii isku soo dhiibay kaddib markii aay ku qancisay dowladda Soomaaliya. G/Sare Qalbi dhagax ayaa si xoog ah looga kaxeeyay magaalada Muqdisho inta aanan la gelin gacanta Itoobiya. Dowladda Soomaaliya ayaa heshiiska…

Read More

Raysal Wasaaraha Dawlada Federaalka Somalia Xasan Khayre oo Lagu Ajburay inuu Is Casilo,Diidmo uu kala Hor Yimid iyo Jahawareer Ka Dhex Bilowday Xarunta Villa Somalia!!

Muqdisho 04. September 2017 (SDN/QJ):- Waxaa jira dadaallo dheer aay wadaan saaxiibada labada garab ee Madaxweyne Farmaajo iyo RW Kheyre oo aay isku dayayaan in xal loo helo gafkii weynaa ee dowladda aay ku gacan gelisay Cabdikarin Sheekh Muuse (Qalbi Dhagax) kaasoo iminka ku xiran xabsi aay leeyihiin sirdoonka Itoobiya sida uu sheegay afhayeenka ururka…

Read More

Wasiirka Arrimaha Dibadda Somalia oo Sheegay in Dawlada uu Ka Tirsan Yahay ay Heshay Sir Culus oo Ku Saabsan Ururka Alshabaab

Muqdisho 04. September 2017 (SDN/QJ):- Wasiirka Arrimaha dibadda Xukuuamadda Soomaaliya Yuusuf Garaad Cumar ayaa faahfaahin ka bixiyay qoraal uu u diray dowladda Mareykanka oo Soomaaliya ku dalbatay taageero Milateri iyo ciidamo Mareykanku u soo diro Soomaaliya. Wasiirka ayaa sheegayin dowladda Soomaaliya in codsiga dowladda Soomaaliya ay kaliftay xog sir ah oo ku saabsan al-Shabaab oo…

Read More

“Itoobiya Ayaa Loo Gacan Galiyey Adis Ababa Ayaa Laga Dejiyey Thaabit Ayaa Raacay Ayaa nalagu Yidhi, Haddee Waa La Iibsaday Itoobiya Ayaa Laga Gatay” Xaaska Hogaamiyihii ONLF

Muqdisho 04. September 2017 (SDN/QJ):- Khadro Maxamed Cabdi  oo ah xaaska Qalbi-dhagax iyo Fartun Cabdikarim Muuse oo ah gabadhiisa ay dirayaan waa kii ugu dambeeyay baaqyo isdaba joog ah oo laga codsanaayo madaxweynaha Jamhuuriyadda Maxamed Cabdullahi Farmaajo iyo Ra’isul Wasaare Xasan Kheyre in ay ka hadlaan sababta muwaadinka Cabdikarim Muuse(Qalbi-dhagax) loogu gacan-geliyay Cadawga Itoobiya. Villa…

Read More