Xisbiga Ucid oo Habacsanaan ku Sifeeyay Hawl qabadka Gudida Doorashooyinka Qaranka
Boorama 05.Jan 2015 (SDN/QJ)- Murashaxa Madaxweyne ku-xigeenka Xisbiga UCID Cabdirashiid Xasan Mataan, ayaa ku taliyay Suldaanka buuraha galay ee Suldaan Wabar in arrintiisa loo dhiibo Guurtida, isla markaana la furo gogol nabadeed, sidaa wuxuu ka sheegay mar uu shalay safar shaqo ku tagay Gobolka Boorama, halkaas oo uu warbaahinta kula hadlay, waxanuu yidhi “Guddida doorashooyinku…
