Webmaster

    Somalia dismisses Ebola scare

    The government of war-torn Somalia has moved to reassure residents that there was no outbreak of Ebola in the country, dismissing rumours that a man had brought the virus back with him from Guinea.   “As soon as we heard the rumours of a case of Ebola virus in Somalia, we acted quickly and decisively…

    Read More

      Laamaha Xisbiga UCID ee gobolka Alberta Canada oo wacdaro soo bandhigay(SAWIRO)

      Edmonton Jan 04,2014(SDN/QJ)-Shirweynahii laamaha xisbiga cadaalada iyo daryeelka UCID ee gobolka Alberta Canada , ayaa habeenkii xalay ahaa ka dhacay magaalada Edmonton. Shirka ayaa waxaa kasoo qayb galay dhamaan madaxda laamaha kala duwan ee xisbiga Ucid ee gobalka Alberta. Waxaa kale oo iyaguna kazoo qayb galay xubno ka socda masuuliyiinta xisbiga Ucid ee goblka Ontario…

      Read More

        Xaalka Villa Somalia Oo Saaka Kacsan iyo Xarunta Madaxtooyada Oo Ammaankeeda La Adkeeyey

        Muqdisho:Jan,04,2015(SDN/QJ)-Saaka waxa shacabka reer Muqdisho ku warheleen Xaalad dareen leh oo ka jirta Madaxtoyada, Somalia, waxana indhaha shacabka iyo kuwa diblomaasiyiintu qabanayaan ciidamo tiro badan iyo baadhitaano xarunta laga dhex wado. Baadhintaankan saaka la arkay, ayaa laga bilaabay dhammaanba Waddooyinka Madaxtooyada agmara iyo Waddooyinka laga galo aqalka dalka looga arrimiyo, waxana baadhitaanku saameeyey xataa shaqaalaha…

        Read More

          Yuhuudda Oo Ku Dhawaaqday Tallaabo Cuno-qabatayn Horleh Lagu Saarayo Falastiin, kadib Horumar Siyaasadeed Oo Dawladaha Carabtu Bilaabeen

          Jerusalem:Jan,04,2015(SDN/QJ)-Xukuumadda Yuhudda, ayaa ku dhawaaqday tallaabo hor oo lagu ciqaabayo Dawladda iyo shacabka reer Falastiin, taas oo ah inay Gebi ahaanba joojinayso lacago cashuur ah oo ay u ururin jirtey Falastiiniyiinta. Yuhuudda, ayaa tallaahadan cuno-qabataynta ah Sabab uga dhigtay iskudayga ay Falastiiniyiintu ku doonayaann inay xubin kaga noqdaan Maxkamadda Caalamiga ah ee ICC-da. Xukuumadda Israa’iil…

          Read More

            Ciidanka Ammaanka Somalia Oo Damiyey Idaacadda Risaala, Tiro Wariyayaal ka Hawlgelayeyna Xabsiga u Taxaabay

            Muqdisho:Jan,04,2015(SDN/QJ)-Habeenkii xalay ciidanka Ammaanka Magaalada Muqdisho, ayaa gudaha ugalay Xarunta Idaacadda Radio Risaala, waxana xabsiga loo taxaabay Tifaftirihii idaacadda oo lagu magacaabo Maxamed Kaafi Sheekh Abuurkar iyo Agaasimiheedii oo isagana magaciisa lagu sheegay Maxamed Cabdiwahaab. Sidoo kale waxay Ciidanka Ammaanku Xabsiga dhigeen War soo saare magaciisa lagu sheegay  Maxamed Cabdi Cali, waxana dhammaantood loo qaaday…

            Read More

              Akhri Magacyada 20-Wasiir Oo Madaxweyne Shariif Xasan Xalay Iyo Wasiir Aan Maamulgoboleedyada Loo Ogolayn Oo Ku Jira

              Baydhaba:Jan,04,2015(SDN/QJ)-Mudane Shariif Xasan Sheekh Aadan oo ah Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed Somalia, ayaa Habeenkii xalay ku dhawaaqay Liiska Golihiisa wasiirrada oo in muddo ah laga sugayey. Xubnahan oo dhammaantood ah xubno miisaan leh, waxa, ayaa tiradoodu tahay Labaatan, waxana qaarkood xilal wasiirrnimo  kasoo qabteen Dawladda dhexe ee Somalia. Shariif Xasan ayaa xubnaha Wasiirada ee uu…

              Read More

                Xildhibaan Axmed-yaasiin Oo Madaxweyne Siilaanyo u Sheegay In Jawaabta Reer Awdal Ka Sugayeen Aanay Ahayn Hadal Warbaahinta la Isu Mariyo, Balse laga Sugayo Inuu Tallaabo Cad Qaado

                Hargeysa:Jan,03,2015(SDN/QJ)-Xildhibaan Axmed-yaasiin Sheekh Cali Ayaanle oo kamid ah Mudanayaasha Aqalka Wakiillada Somaliland, lagana soo doorto Gobolka Awdal, ayaa  ka Hadlay Jawaabtii madaxweyne Siilaanyo shalay ka yidhi Arrinta Gobolka Awdal iyo Cabashooyinkii jirey oo xasarado kiciyey. Xildhibaanka oo Maanta la Hadlay Idaacadda VOA-da, ayaa sheegay in Jawaabta Madaxweyne Siilaanyo laga sugayey aanay ahayn mid Qawl ah,…

                Read More

                  Daawo:Madaxwaynaha Waanu Ugu Hanbalyeynaynaa Go,aankii Uu Ka Qaatay Musharxnimada Xisbiga Kulmiye Hadaanu Nahay Beesha Waqooyiga Iyo Galbeedka Hargeisa Anaga Dhexdayada Ayaabay Khilaafk Keeni Gaadhe”Mujaahid Cali Guray”

                  Hargeisa 2/1/2015(SDN/QJ)mujaahid cali guray ayaa maantamadaxwayana somaliland ugu hanbaleeyey go,aankii uu shalayto ka soo saaray khilaafkii ka taagnaa musharaxnimada xisbga kulmiye oo isagoo madaxwaynuhu marka shaacaiyey  iuu u  taaganyahay  jagada madaxwaynimo  ee xisbiga kulmiye Hargeisa SDN/QJ Concat@Somalidiasporanews.com

                  Read More

                    DULMIGU WAA CANCER !!!

                    Wuxuu ahaa nin gacan go’an oo ku qaylinaya “Qofkii gacantayda go’an arkow cidna ha dulmin”. Waa la weydiiyey, maxaa gacanta ku gooyey?. Markaasuu sheekadii jawaabtaan layaabkale kusoo koobay, Waxaan ka mid ahaa mooryaanta dulmiya dadka kale, maalin maalmaha ka mida ayaan arkay nin kalluumaysade ah oo kalluun aad u weyn badda kasoo jilaabtey, markaan kalluunka…

                    Read More

                      Gollaha Midnimada iyo Cadaalada Puntland oo ka hadlay La xisaabtan ku sheega Xukuumada Gaas ee Puntland

                      Garoowe Jan 03,2015(SDN/QJ)-Golaha Midnimada iyo Cadaalada Puntland waxaanu canbaareyneynaa qaabka Umada Puntland loogu jaah wareershey la xisaabtan ku sheegii lagu qabtey xarunta Wasaarada Caafimaadka Dowlada Puntland ee Garowe iyadoo lagu soo bandhigey wax lagu sheegey La xisaabtan .  Waxaanu u cadeyneynaa Shacabka Puntland hadaanu nahey Golaha Midnimada iyo Cadaalada Puntland in waxa ka dhacay xarunta…

                      Read More

                        Daawo:Gudoomiyaha Buuhoodle Ee Xisbiga Wadani Oo Xafiis Ka Furtay Ka Furay Magaalada Buuhoodle Ee Gobalka Sool

                        Buuhoodle 3/1/2015(SDN)xisbiga wadani ayaa xafiis ka furtay magaalada buuhodle ee gobalka sool iyadoo halkaasina ay kaga soo biiren dadawyane aad u tiro badan waana markii ugu horaysee xafiis ku yeesho xisbiga wadani magfaalada buuhoodle ee  gobalka sool iyadoo loo magaacay gudoomiyaha buuhoodle ee xaisbiga wadani https://www.youtube.com/watch?v=k6S92xbxINU&feature=youtu.be Buuhoodle SDN/QJ Concat@Somalidiasporanews.com

                        Read More

                          DHAMAN Jaaliyada Somaliland ee BRISTOL UK waxay tacsi udirayaan xoghayihii guud ee ururka suxufiyinta somaliland ee SOLJA Marxuum Maxamed Rashiid Muxumed FAARAX

                          Dhmaan Jaaliyada Somaliland ee Magaalada BRISTOL UK waxay Tacsi Udirayaan dhamaan Bahweynta Saxaafada Somaliland iyo Ururka Suxufiyinta Somaliland ee SOLJA, Geerida naxdinta leh ee ku timi xoghaya guud ee Ururka SOLJA Marxuum MAXAMED RASHIID MUXUMED FAARAX , oo ku geeriyooday Magaalada Nairobi kadib markii uu dhawaan uu shil Baabuur uu ku galey Inta Udhaxaysa Magaalada…

                          Read More

                            Weekly Press Conference on the Progress of the Government of Somalia

                            Mogadishu, 03 January 2015 – The Interim Minister of Information, H.E Mustafa Duhulow, today addressed the media, providing an update on the progress of the Federal Government of Somalia (FGS) over the last week. The Minister discussed various issues: Parliament’s approval of the 2015 budget; improving Good Governance practices; the strengthening of bi-lateral relations between…

                            Read More

                              URURKA QAREENADA SOMALILAND (SOLLA) OO TACSI UDIRAYA BAHDA SUXUFIYIINTA GEERIDII SUXUFIGII WEYNAA EE MAXAMED-RASHIID MUXUMED FAARAX

                              Gudoomiye Kuxigeenka Ururka Qareenada Somaliland (SOLLA) isagoo ku hadlaya afka bahda garyaqaanada Somaliland, waxa uu tacsi tiiraanyo leh u dirayaa guud ahaan bahda suxufiyiinta dalka geeridii naxdinta lahayd ee ku timid suxufigii weynaa ee Maxamed-Rashiid Muxumed Faarax oo 29/12/2014 ku geeriyooday magaalada Nairobi ee dalka Kenya. Marxuumkaasi waxa uu ahaa shakhsi u taagan difaaca iyo…

                              Read More

                                Waxqabadka Dowladda Soomaaliya ee Usbuucii la soo dhaafay

                                Mogadishu, 03 January 2015 – Sii Hayaha xilka Wasiirka Warfaafinta Mudane Mustafa Sheekh Cali Dhuxulow ayaa ka warbixiyey horumarka Dowladda ee usbuucii la soo dhaafay. Wasiirka ayaa ka hadlay arrimo ay ka mid yihiin; Ansixinta Miisaaniyadda 2015, Dar-dargelinta Maamul Wanaaga, Xoojinta Xiriirka Somalia iyo Masar, Dilka & Qabashada Horjoogeyaal Al-Shabaab ka tirsan, Shirkad Ceymis ah…

                                Read More