Webmaster

    Wasiir Cukuse oo Maanta Hargaysa ku Soo Laabtay Amar Cusubna ku soo rogay Warbaahinta Xukuumadu Maamusho DAAWO

    Hargaysa 01.Jan 2014 (SDN/QJ)- Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta,Dhaqanka iyo Wacyigelinta Mudane C.laahi Maxamed Daahir Cukuse oo in Mudo ah Socdaal ku marayay Wadamo ka Tirsan Qaarada Yurub ayaa Galabta dib ugu soo laabtay Caasimada dalka ee Hargaysa. Wasiir Cukuse Waxa uu Tilmaamay in Tabashada ugu Weyn ee Qurbejoogta Somaliland ee uu la Kulmay ay si weyn…

    Read More

      Wasiirka Madaxtooyada oo Safar Kadis ah ku tagay Magaalada Burco iyo Nuxurka Kulan uu la Yeeshay Hogaanka Dhaqanka Gobolkaas DAAWO

      Burco 01.Jan 2015 (SDN/QJ)- Wasiirka Wasaaradda Madaxtooyada Mudane Xirsi Cali Xaaji Xasan ayaa Magaalada Burco Kulan balaadhan kula qaatay Madaxda Dhaqanka ee Gobolka Togdheer. Wasiirka Madaxtooyada oo uu Weheliyo Wasiirul Dawlaha Wasaaradda Maaliyada Mudane Cismaan Saxardiid Cadaani ayaa Waxaa kale oo Kulankaas kala qayb galay Maamulka Heer Gobol iyo Mid Degmo ee Gobolka Togdheer iyo…

      Read More

        Haweenka Magaalada Arabsiyo iyo Xuska Dhalashada Ras’uulkeenii Suubanaa ee Muxamed NNKH DAAWO

        Arabsiyo 01.Jan 2014 (SDN/QJ)- Munaasibad loogu sii diyaargaroobayo Xuska Dhalashada Nebigeenii Suubanaa ee Muxamed oo Ku Beegan 12-ka Bishan Rabiicul-awal ayaa Maanta Haweenka Magaalada Arabsiyo ay si weyn u soo agaasimeen. Magaalada Arabsiyo ayaa ka Mid aha Deegaanada Hayb sooca u leh qaban qaabada Xuska Dhalashadii Nebigeenii Suubaanaa ee Muxamed NNKH.

        Read More

          Boqor Cabdallaha Sucuudiga Oo Cisbitaalka La Dhigay Iyo Xaaladdiisa Caafimaad Oo Laga Dayrinayo

          Riyad:Jan,01,2014(SDN/QJ)-Xaaladda Caafimaad ee Boqor Cabdlaha Sucuudiga Haysta, ayaa laga Dayrinayaa, waxana Maalintii shalay la dhigay Cisbitaal Dalkaasi ku yaalla. Boqor Cabdallah Bin Cabdilcasiis oo da’diisu tahay 91-sano jir, ayaa la tilmaamay inuu kusoo booday Xanuun aan wali si rasmi ah loo sheegini, waxana lala tacaalayaa Haatan Xaaladiisa caafimaad. Waxa soo baxaya warar tibaaxaya in tuhun…

          Read More

            Akhri Farriinta Madaxweyne Uhuru Shacabkiisa u Diray Sanadka Cusub

            Nairobi:Jan,01,2015(SDN/QJ)-Madaxweynaha Kenya, ayaa curashada Sanadka Cusub ee 2015-ka Farriin u diray Shacabkiisa, waxana uu sheegay in Waddankiisu hayo Wadada Barwaaqada iyo Guusha lagu gaadhi lahaa. Madaxweynaha ayaa ka dhawaajiyay in maamulkiisa uu sii wadayo sidii meesha looga saari lahaa Khatarta argagixisada, iyagoo isticmaalaya wax kasta oo lagama maarmaan ah, sharcigana waafaqsan, si loo xaqiijiyo in…

            Read More

              Nabadsugidda Somalia Oo Si Buuxda Xalay Ula Wareegtay Horjooge Sakariye Ismaaciil

              Muqdisho:Jan,01,2014(SDN/QJ)-Nabad-sugidda Somalia, ayaa habeenkii xalay si buuxda ula wareegtay Sakariye Ismaaciil Xirsi oo dhawaan ciidanka Dawladda isku soo dhiibay. Horjoogahan, ayaa waxa maalin ka hor si xoog ah ku kaxaystay Nabad sugidda Kenya, kuwaas oo geeyey Magaalada Wajeer ee W/bari Kenya, balse waxay soo celiyeen markii cadaadis badan dusha laga saaray. Hay’adda Nabad Suggida, ayaa…

              Read More

                Hargeysa Oo Lagu Xidhxidhay Da’yar Hablo ah Oo Cawradooda u qaawiyey Dabaaldegga Sanadka Cusub

                Hargaysa:Jan,01,2015(SDN/QJ)-Ciidanka Ammaanka Magaalada Hargeysa ayaa habeenkii xalay xabsiga dhigay Tiro hablo dhallinyaro ah oo Badhtamaha suuga Caasimadda lagu arkay iyagoo ku lebisan Dhar cawradooda muujinaya oo ku dhegsan. Hablahan, ayaa waxa cadho ka muujiyey shacabkii ishoodu ku dhacday, waxana loo dalbaday Boolis kuwaas oo saldhigga u taxaabay. Su’aalo la weydiiyey sababta ay labiskaas u xidheen,…

                Read More

                  Akhri Magacyada Laba Wariye Oo Ku Dhaawacmay Weerar Xalay Lagu Qaaday Xarunta Radio Galkacyo

                  Galkacyo:Jan,01,2015(SDN/QJ)-Waxa xalay fiidkii hore weerar loo adeegsaday bamka gacanta laga tuuro lagu qaaday Xarunta Idaacadda Radio Galkacyo oo ku taalla Waqooyiga Magaalada Galkacyo. Weerarkan ayaa waxa ay waxyeello ka soo gaadhay laba wariye oo xilligaas xarunta ku sugnaa, sida uu warbaahinta u xaqiijiyey Agaasimaha idaacadaas Cawil Maxamed. Dhaawaca wariyeyaasha ayaa la geeyay isbitaalka ku yaal…

                  Read More

                    Inka Badan 35-qof Oo Ku Naf Waayey Dabaal deg Loo Samaynayey Curashada Sanadka Cusub

                    Shanghai:01,2015(SDN/QJ)-Ugu Yaraan 35-qof oo u dhashay dalka Chine, ayaa ku dhintay Isku dhac ka dhashay xaflad loogu dabaal degayey Curashada sanadka cusub 2015-ka oo maanta Kaw ah. Ku dhawaad 42-kalena waa ku waxyeeloobeen, kuwaas oo dhammaantood loola cararay Cisbitaalka, kuwaas oo xaaladooda laga soo dayrinayo. Arrinta ayaa dhacday waxyar ka hor inta saacaddu  aanay isu…

                    Read More

                      Madaxweyne Siilaanyo Oo Curashada Sanadka Cusub La Diyaar ah Isku-shaandhayn Golihiisa Wasiirrada ah Iyo Reer Awdal Oo Dhaxli Doona Wasaarado Muhiim ah

                      Hargeysa:Jan,01,2015(SDN/QJ)-Curashada Sanadka cusub ee Maanta Bilowga ah, ayaa la filayaa in Madaxweyne Siilaanyo ku ibo furo isku shaandhayn laxaad leh oo uu ku samayn doono Golihiisa wasiirrada, iyadoo la sugayo inay arrintaas sababteeda koowaad leedahay Culayska xukuumadda madaxweyne Siilaanyo kasoo food saaray dhinaca shacabka reer Awdal oo si weyn ukacsan. Isku shaandhayntan, ayaa la sheegayaa…

                      Read More

                        Somaliland oo Sannadka dhamaaday Ku Sagootiday Khilaafyo Sharci (Barnaamij Gaar ah iyo Qurbejoog DHAGAYSO}

                        Hargaysa 01.Jan 2015 (SDN/QJ)- Sannadka dhamaaday ee 2014 ayaa Somaliland ugu Suntan inay Soo mareen Khilaafyo Sharci oo ka dhex dhashay Hay’ado uu Distoorku Waajibiyay Wada Shaqayntooda . Khilaafyadani Waa kuwo ka dhex dhashay Golaha Wakiilada oo Sannadkii Tegay uu laba Jeer Muran adagi soo Kala dhex galay,Sidoo kale Xisbiga Kulmiye ee Hogaaminta Somaliland haya…

                        Read More

                          Lafo Gurkii ugu Cajiibsanaa ee Dhacdooyinka Caalamka ee Sannadkii Tegay ee 2014 Iyo Weriyihii Ruug Cadaaga ahaa ee C.laahi Xasan Mosko {DHAGAYSO}

                          Hargaysa 01.Jan 2015 (SDN/QJ)- Sannadkii dhamaaday ee 2014 Wuxuu Caalamka ku soo Kordhiyay Xaalado Cusub Waxaa Meelo badan uu Isbedel ku yimid Dublamaasiyada Caalamiga Waxaa soo Siyaaday Cabsida Kooxaha Argagixisada oo ay ugu Mudan tahay Ururka Daacish Waxaa isu soo dhawaansho laga arkaa Xulufo markii hore Mawqifyo adag Kala Taagnaa. Weriye Sakariye Axmed Muxumed oo…

                          Read More

                            “Waxaad Arkaysa Qaar Casuumad Sameeyay Oo Musharixiin Ah Oo Hadana Ku Dhawaaqaya Madaxweynaha Murashax Ah, Oo…” Wasiir Cukuse

                            London 01.Jan 2015 (SDN/QJ)- Wasiirka Warfaafinta Somaliland, Maxamed Daahir Cakuse, oo in muddo ahba dibad wareeg ahaa ayaa ku tilmaamay labada wasiir iyo gudoomiyaha Kulmiye ee loolanka adag ee murashaxnimadu ka dhexeeyo, ficiladdoodu inay yihiin qaar qarinaya waxqabadka xukuumada Madaxweyne Siilaanyo. Wasiirku wuxuu sidaa ka sheegay khudbad uu u jeediyay jaaliyada ku dhaqan dalka Sweden,…

                            Read More

                              Ganacsade Maxamed Aw Siciid oo la Wareegay Wershada Laydhka ee Berbera,Sida ay Xukuumadu u dhigtay iyo Madaxweyne Xigeenka oo ka Hadlay DAAWO

                              Berbera 01.Jan 2014 (SDN/QJ)- Madaxweyne Ku Xigeenka Jamhuuriyada Somaliland Mudane C.raxmaan C.laahi Ismaaciil Saylici oo ay Weheliyaan Xubno ka Tirsan Golaha Wasiirada ayaa  Magaalada Berbera kaga qayb galay Kulan Maamul Wadaag ah oo dhexmaray Wershada Laydhka ee Berbera iyo Shirkad Gaar loo leeyahay.

                              Read More

                                DAAWO:Ururka Samofalka Gaaroodi oo soo bandhiagay waxqabadkiisii sanad laha ahaa ee 2014kii

                                Hargeysa Dec 31,2014(SDN/QJ)-Ururka Samafalka Gaaroodi oo ka hawgala Guud ahaan Jamhuuriyada Somaliland  gaar ahaan degaanka Maroodijeex ayaa waxa uu bulshada uu u adeego iyo kuwa bixiya Aduunka uu ku hawlagolaba u soo bandhigay waxqabadkoodii sanadkan haatan dhamaanaya. Ururka Gaaroodi oo ah ka ku dayashadiisha loo abaabulay ururadii dabadii la yagleelay isla markaana ku suntan inta…

                                Read More

                                  Sh. Ismacil X. Maxamed Cise (Shekhal Balad) oo ugu baaqay golaha deganka Hargeysa inay Bile Rafle taallo ku mamusan ama ugu magac daraan waddo muhim ah

                                  Hargeysa Dec 31,2014(SDN/QJ)- Sheekh Ismaaciil oo kamid ah culumada caanka ah ee Somaliland ayaa baaqan u jeediyay mayarka caasimadda Hargeysa md. C/raxmaan Soltelco oo uu ku tilmaamay maayar talada dhageysta waxqabadna leh. Sheekhu waxa uu sidan ku sheegay wareysi uu siiyay shabakada somalidiasporanews isaga oo hadalkiisii sii watana waxa uu yidhi bani’aadamku waxay wax ku…

                                  Read More

                                    Daawo:La TaliyahaXoghayaha Arimaha dibada Xisbiga Wadani Marwo Faadumo Siciid Oo Ka Hadashay Qaabkii Ay Xukuumadu Faro Galinta Ugu Samaysay Shirwaynihii Ururka Dhalinyarada Somaliland Ee Sonyo

                                    Hargeisa Dec/31/2014(SDN/QJ)La taliyaha xoghayaha arimaha dibada  xisbiga wadani marwo faadumo siciid ayaa maanta ka hadlashay  qaabkii doorasahada ururka dhalinyarada somaliland sonyo o ay sheegay inay xukuumadu  faraha  kula jirto isagoo ugu baaqay inay xukuumadu faraha ka dayso ururka dhalinyarada  somaliland ee sonyo Hargeisa SDN/QJ Concat@Somalidiasporanews.com

                                    Read More

                                      Daawo: Xoghayaha Xisbiga Wadani Maaha Xaq In Mudo Kordhin Loogu Daro Nin Shaqadiisii Hore Ka Soo Bixiwaayey Anaguna Yeelimayno

                                      Haegreisa Dec/31/2014(SDN/QJ)xogyahaha xisbiga mucaaridka ah wadani c/laahi uur cade ayaa maanta ka hadalay  mudo kordhi  loo sameeyo xukuumada uu gadhwadeenka  ka yahay  madaxwayne axmed amaxamed maxuud siilanyo  iyadoo maalmihii ugu danbeysay  aad loo hadal hayey  in xuukamada mudo  loogu daraayo  swaxa uuyidhi  maaha in loogu daro xukumad  horeba shaqadeedi uga soo bixi kari wayday Hargeisa…

                                      Read More

                                        Wasiirka Arimaha Gudaha Somaliland Cali Maxamed Waran Cade Ayaa Maanta Soo Saaray Go,aamo Kor Loogu Qaadayo Bilicda Hargeisa Iyadoo Kuwii Horeba Aan Sidodii Loo Fulin

                                        Hargeisa Dec/31/2014(SDN/QJ)wasiirka arimaha gudaha somaliland cali maxamed waran cade ayaa maanta shir jaraaid oo uu ku qabtay magaalada hargeisa ayaa waxa uu go,aamo kor ;oogu qaadayo bilcda magaalada hargeisa  iasgoo wasiirku  iasgo wasiirku  sheegay  in wada wadnaha hargeida ee hor marta qaasriga madaxtooyada ay  noqon doonto  hal haad  iyadoo hore  u ahaan  jirtay  mid laba…

                                        Read More