|

Bandhig Carweed Hub Iyo Qalabka Dagaalka Noociisii Ugu Dambeeyey Oo Lagu Soo Bandhigey Magaalada Abu Dhabi SAWIRO/DAAWO

Dubai  21. February 2017 (SDN/QJ):-Magaalada Abu Dhabi ee dalka isutaga Imaaraatka Carabta ayaa waxa lagu soo bandhigey Bandhig Carweed Hubka Aduunka iyo Qalabka Dagaalka noociisii ugu dambeeyey.

Bandhig Carweedkan oo ay ka soo qayb galeen Shirkadaha aduunka ee sameeya Hubka kuwa ugu waawayn ayaa waxa uu hubka iyo qalabka dagaalku iskugu jirey qaar ah noocii ugu dambeeyey aduunka ee kuwa yar yar iyo kuwa waawaayn.

Daawo Muuqaalka

Comments are closed