Sheekh 18. July 2017 (SDN/QJ):- Qaar ka Mid ah Bulshada ku Dhaqan Degmada Sheekh ee Gobolka Saaxil ayaa oo isugu soo baxay banaan bax ayaa sheegay in Taliyaha Booliska ee Degmada Sheekh uu u diiday inay sameeyaan wax Mudaharaad ah isla markaana uu amar ku bixiyey in la Xidho Cid kasta oo Taageero u Muujisa Xisbiga Waddani.
Bannaan Bax ka dhacay Degmadda Sheekh Iyo Calankii Xisbiga Waddani Oo La Diiday in La Qaato,Cidii Xisbigaas Taageertana la Xidhayo DAAWO
