Gudoomiyaha Barnaamijka la Magac Baxay Guulaystayaal Geediga Wadaay,qaybtiisa 3aad ee ah Baro oo ku dayo Muwaadinkaaga danta Guud Wax weyn ka soo qabtay Rubuc qarnigii tegay ayaa Marti Qaaday Sheekh Maxamed Sheekh Cumar Dirir oo Noqday Shakhsigii ugu Codaynta badnaa ee Dadkii ka qayb galay Codaynta Barnaamijkan.
Qaabka ay u Kala Horeeyaan Muuqaaladu ma aha inay u Kala Horeeyaan Balse Waa Sida loo Helay Shakhsiyaadkan.
Sidoo Kale Xaaji Aadan Baradho oo ka Mid ah Haldoorka Ganacsatada Somaliland ayaa Lagu Waraystay Barnaamijka Halyey ee uu Wado Samafale Danta Guud Rashiid Sulub Caalin
https://www.youtube.com/watch?v=k_vQ3RDWxL4
Sidoo Kale Maxamed Cabdi Daa’uud oo ah Qoraaga Buuga Hadimooyinka Qaadka ayaa Isagana Xogwarankan ka bixiyey Noloshiisa Iyo Caqabadihii la soo dersay
https://www.youtube.com/watch?v=u9s2oGc7gco
Sidoo Kale Foosiya Maxamed Ismaaciil Gudoomiyaha Ururka Umulisooyinka Somaliland ayaa iyana Lagu Marti qaaday Barnaamijkan.
Geesta Kale Mujaahid Saleebaan C laahi Warsame oo ka mid ah Ciidamada Qalabka Sida ee Somaliland ayaa ka mid Noqday Shakhsiyaadka Loo soo xushay Barnaamjkan
Dhinaca Kale Baro oo Ku dayo Muwaadinkaaga Danta Guud Waxa Weyn ka soo qabtay C.laahi Muuse Qaalib
Sidoo Kale Dadka Barnaamijkan Lagu Martiqaaday Waxaa ka Mid ah Aamina Faarax Caarshe
Dhinaca Kale Haweenaydan oo la Yidhaa Hibo Aadan Diiriye oo Ku Magac Dheer “Sama Wada” Waa Shakhsi Si Mutadawac ah ugu Adeegta Dadka Jilicsan Iyo Caruurta Agoomaha ah Waxaa inta Badan lagu arkaa Goobaha Garsoorka iyadoo Gacan siinaysa dadka Danyarta ah.
Dr Xuseen C/laahi Bulxan Waa Dhakhaatiirta Faro ku Tiriska ah ee Bartay Culuunta Caafimaad ee Maskaxda Wax badana ka soo Qabtay Horumarka Dalka Ilaa iyo Hadana Ku dhex Jira.
Dhinaca Kale Marwo Shugri Xaaji Ismaaciil Baandare Waa Wasiirka Horumarinta Miyiga iyo Deegaanka Somaliland Waxay Mudo dheer ka soo Shaqaysay arrimaha badqabka Deegaanka.
Xildhibaan Axmed Maxamed Diiriye Nacnac Waxa uu ka Mid Yahay Golaha Wakiiladda Somaliland Waxa uu Sidoo Kale ka qayb qaataa arrimaha Samo falka.
Geesta Kale Waxaa Barnaamijkan lagu soo qaatay Qoraa Jaamac Muuse Jaamac oo Wax badan ka Taray arrimaha Dhaqanka Iyo Qoraalka
Kani Waa Maareeyaha Wershada Sharaabka iyo Macmacaanka ee Samsam
https://www.youtube.com/watch?v=EMW8YaQ2ldY
Gudida Wanaag Farista ayaa iyana lagu Casuumay Barnaamijkan
https://www.youtube.com/watch?v=TCwZZVxRwM8
Sidoo kale Shirkad soo saarta dharka ayaa Baro oo ku dayo Muwaadinkaaga danta Guud waxa weyn ka qabtay ka mid ah
https://www.youtube.com/watch?v=pW0AjH5GHM4
Xasan Waraabe Cade ayaa isna Barnaamijkan ka qayb qaatay
https://www.youtube.com/watch?v=6Lt4Z2azPU0
Geesta Kale C.kariin Axmed Mooge ayaa Ka Mid ah Shakhsiyaadka lagu Maamuusay Barnaamijkan.
https://www.youtube.com/watch?v=uQUoGC_BQV8
Suldaan Naasir Suldaan Cabdi
https://www.youtube.com/watch?v=UZedchOqj6M&t=78s
Maamulaha Shirkada Daabacadaa ee Sagal Jat
https://www.youtube.com/watch?v=kLBg4AyPSEk
Tifaftiraha Wargayska Geeska Africa
https://www.youtube.com/watch?v=Sk4ZwfwdcpM
Gudoomiyaha Hay’ada Al Nahda Iyo Xogwarankiisa
https://www.youtube.com/watch?v=YUUeBxnUgq8
Gudoomiyaha Madxafka Qaranka
https://www.youtube.com/watch?v=3GP4Ijlq0IY
Cabdirashiid Cismaan Jaamac Wuxuu Ku Magac Dheer Yahay Waddani
https://www.youtube.com/watch?v=IAD3wRt0g-k
Sidoo Kale Ururka Badbaada Hooyada iyo Dhallaanka ayaa Iyana Xogwarankan lala Yeeshay Hoodo C.raxmaan
https://www.youtube.com/watch?v=ebPHZwNeGa0
Geesta Kale Abwaan Xasan Xaaji C.laahi (Xasan Ganay) Waxa uu Ka Mid Yahay Foolaadka Fanka Somalida
https://www.youtube.com/watch?v=AIJdRT3WXug
Baro oo Ku Dayo Muwaadinkaaga Iyo Maxamed Xasan Cali Waji
Hal Abuur Koos Jaamac Dhunkaal Iyo Wacyigelinta Tahriibka
Baro oo Ku dayo Muwaadinkaaga Iyo Xirsi Cali Xaaji Xasan.
Sheekh Cabdi Naasir Iid Maxamed Baro oo Ku Dayo
Baro oo Ku Dayo C.laahi Yaasiin Diiriye Agaasimaha Manaahiijta Somaliland
Maamulaha Hema Books Baro oo Ku Dayo.
Xildhibaan Mubaarik Bidhi oo Ka Tirsan Mudanayaasha Golaha Deegaanka ee Burco
https://www.youtube.com/watch?v=jP4Lxkc4tnA
C,rashiid Maxamed Cabdi oo Marti ku ah Barnaamijka Baro Muwaadinkaaga Maareeyaha Shirkada Najax
https://www.youtube.com/watch?v=E599CdhlM5k
Mulkiilaha Iyo Aasaasaha Dugsiyada Nuuradiin Mr Mahad Ibraahin Maxamed
Madaxa Hay’ada AET Xasan Embasi ayaa Xogwaran dhinacyo badan leh Siiyay Barnaamijka Baro Muwaadinkaaga
Barnaamijka Geediga Wadaay Dr Axmed Xaashi Oday & Xogwaran uu Bixiyey
Barnaamijka Geediga Wadaay & Geerashkii u Horeeyay ee Hargaysa Laga Furay Ismaaciil Aw Cali Cabdi
Baro Muwaadinkaaga Iyo Mashruuca Shaqo Doon Halkan Guji
https://www.youtube.com/watch?v=JqN-Ci-h4vM
Sidoo Kale Baro Muwaadinkaaga Iyo Siciid Ismaaciil Geedi
https://www.youtube.com/watch?v=Zv8RvLYS2lk
Ibraahin Cali Xasan ayaa Marti Ku ah Barnaamijka Baro Muwaadinkaaga
https://www.youtube.com/watch?v=LhMmLhs6OpU
Baro oo Ku Dayo Muwaadinkaaga & Idaacada Wareegta Saleebaan Aadam Maxamuud
Baro oo Ku Dayo Muwaadinkaaga Iyo Agaasimaha Madaxtooyadda Somaliland Marwo Khadra Xaaji Gaydh.
Baro oo Ku Dayo Muwaadinkaaga Iyo Xasan Maxamud Muumin
Hal Abuur Maxamed Aadan Dacar Baro oo Ku Dayo Muwaadinkaaga Danta Guud u Heelan
Prof Maxamed Xaaji Xuseen Raabi ayaa Barnaamijka Baro oo ku dayo Muwaadinkaaga lagu Marti qaaday
https://youtu.be/2dsA96GO3NQ
Gudoomiyaha Jaamacada Golis Prof Siciid ayaa lagu Martiqaaday Barnaamijkan
https://youtu.be/F8BJGR852ao
Qayb kale oo ka mid ah Xogwaranka Gudoomiyaha Jaamacada Golis
Sidoo Kale Xildhibaan Baar Siciid oo ah Haweenayda Keliya ee ku Jirta Golaha Wakiiladda ayaa lagu martiqaaday barnaamijkan
https://youtu.be/cnSGgmA-rIY
Gudoomiyaha Ururka Bisha Cas iyo Barnaamijka baro muwaadinkaaga
Sidoo Kale Xuseen Aadan Wadaad yare ayaa lagu waraystay barnaamijkan
https://youtu.be/UYorUnCF72Q
Dhinaca kale Dr C.risaaq Yuusuf C.laahi iyo Xogwaranka barnaamijka baro oo ku dayo muwaadinkaaga
https://www.youtube.com/watch?v=Ed4TTCD8Cyw&feature=youtu.be
