|

Barnaamijka Kasmaal ee Su’aalaha Bisha Barakaysan ee Ramadaan & Abaal Marinta Guulaystayaasha DAAWO

Hargaysa 23. June 2017 (SDN/QJ):- Waa Mid ka Mid ah Barnaamijyada Bisha Barakaysan ee Ramadaan Waxaa ka qayb qaata dadweyne Kala Duwan Kuwaas oo Lagu weydiiyo Su’aalo Guud oo aqooneed Isla Markaana Cidii Guulaysata La siiyo abaal marino Kala Gedisan.

Comments are closed