|

Barnaamijka Maalinta Afraad ee Ololaha Kulmiye ee Somaliland & Khudbadihii Masuuliyiinta kala duwan DAAWO

Hargaysa 31. October 2017 (SDN/QJ):-Barnaamijka Ololaha maalinta afraad ee Xisbil-xaakimka Kulmiye ee Caasimadda iyo gobollada iyo degmooyinka Somaliland ee Maanta Taageerayaasha iyo Masuuliyiinta Xisbigaasi oogeen.

Waxaannu Barnaamijkaas Warbaahinta Kulmiye ka diyaariyeen maanta ololohooda dharaarta afraad ama wareegga afraad galay, idiinku soo gudbinaynaa siduu u dhacay iyo Khudbadaha kala duwan ee Masuuliyiinta iyo Siyaasiyiinta Xisbigaasi Taageerayaashooda Fagaarayaasha uga jeediyeen, Muuqaalkan Hoose ee Daawasho wacan oo wanaagsan:-

Comments are closed