|

Beelo Qaadacay Shirka Jawhar

Jowhar April 14,2016(SDN/QJ)-Qaar ka mida beelaha degaanka Jowhar ee dalka Soomaaliya ayaa shaaciyay in ay qaadaceen shir uga socda magaalada Jowhar beelo, shirka oo looga rinsanayo arimaha degaankaa ayaa in dhawaalaba magaaladaa ka socday.

halkan hoose ka daawo oo ka bogo qaadacada madax-dhaqameedka Jowhar ee shirka

Comments are closed