|

Jaaliyada Soomaaliyeed Ee Masar Oo Ka Hadlay Tahriibayaal Bada Ku Dhintay

Qahira April 14,2016(SDN/QJ)-Jaaliyada Soomaaliyeed ee ku nool dalka Masar ayaa ka waramay dad tahriibeyaal ah oo baddaha dalkaas ku dhintay.

Soomaalida tahriibeysa ee sii marta dalkaas ayaa laga soo sheegayay hadalo naxdin leh todobaadyadii ina dhaafay.

Halkan hoose ka daawo warkaasi

Comments are closed