Hargaysa 17.March 2016 (SDN/QJ):- Guddoomiyaha 3-aad ee Xisbiga UCID, ayaa ka hadlay Sheegay in aanu ilaa iminka garanayn sababaha keenay inuu iska casilo Boobe Yuusuf Ducaalle Xilkii iyo Xubinimadii Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani.
“Markii Aan Kulmiye ka baxayey Boobe wuxuu ahaa raggii aadka iila yaabanaa..Daahir Riyaale u raacey Abaar ka guur, haddana Abaar u guur waxaad koronsataa waa geedi.”Cali Guray
