|

Boqor Buur-madow oo Ka Hadlay Khilaaf Soo Kala Dhex-galay Beesha uu Ka Soo Jeedo oo Isku Maandhaafsan Shir ay Qabsanayaan DAAWO

DubaiĀ 31. May 2017 (SDN/QJ):-Boqor Cismaan Boqor Buur-madow, ayaa ka hadlay khilaaf muddooyinkii dambe kala qeybiyey beesha uu ka soo jeedo kuwaasi oo isku maandhaafsan shir ay qabsan lahaayeen beeshaasi iyada oo la arkaayo in laba dhinac ay u kala fadhiyaan isla mar ahaantaana uu mid walba si gaar ah u la hadlaayo warbaahinta dalka.

Comments are closed