|

Bulshada Gobolka Sool oo Dareen Cadho leh Kaga Fal Celiyey Kala Dhantaalnaanta Shaqo ee Wasiirka Khayraadka Biyaha & Baaq ay u Direen Madaxweyne Siilaanyo DAAWO

Laascaanood 02. December 2016 (SDN/QJ):- Kadib Markii uu Dibada u Soo Baxay Khilaaf salka ku haya Awaamiir uu Bixiyey Wasiirka Khayraadka Biyaha oo ku Taxaluqda Wasaaradiisa ayaa Waxaa ka biyo diiday qaabka uu u soo Bandhigay Madaxtooyada Somaliland Gaar ahaan Wasiirka Madaxtooyada.

Comments are closed