|

Tartankii u Horeeyay ee Ciyaarta Jesta oo Somaliland ka Socda & Laba Xul Gobol oo Final-ka isugu soo Baxay DAAWO

Hargaysa 02. December 2016 (SDN/QJ):- Waxaa Markii u Horaysay Taariikhda Somaliland laga qabtay Tartan Ciyaareedka Shaxda Jesta Taas oo ay ka qayb qaadanayeen 14-ka Gobol ee Somaliland Ka Kooban Tahay Waxaana La Shaaciyey inay Finalka isugu soo Baxeen Gobolada Xaysimo iyo Gebilay

Comments are closed