|

‘’Buur-madaw Waxaan leeyahay  umada Qabyaalada ka Daa,,, Boqorku waa inuu Umada isukeeno Inuu kala Diro Maaha’’ DAAWO

Hargaysa 18. October 2017 (SDN/QJ):- Caaqil Cabdi risaaq Maxamed Askar oo ka Mid ah Madax dhaqameedka Deegaanka Sallaxley ayaa ka dareen celiyey Hadal dhiilo ahaa oo ka soo Yeedhay Boqor aw Cismaan Buur Madow Kaas oo Istaadhayay Colaad iyo Dagaal ka dhex dhaca Laba ka mid ah Beelaha Somaliland.

Nin wayn oo Hadal ka dhacay waa Geed Qolofi ka dhacday, Buur-madaw Waxaan leeyahay  umada Qabyaalada ka Daa,,, Boqorku waa inuu Umada isukeeno Inuu kala Diro Maaha Anigu Ninkaa Buurmadaw waxaan un Haystay Nin Mudakar ah Laakiin.

Comments are closed