|

Qaar ka Mid ah Siyaasiyiinta iyo Hal doorka Gobolka Hawd oo Ka Gil Gishay Hadal Qalafsan oo ka soo Yeedhay Boqor Buur Madow DAAWO

Hargaysa 18. October 2017 (SDN/QJ):- Xubno ka mid ah Siyaasiyiinta Beesha Gobolka Hawd ayaa Xaal ka bixiyey hadal loo arko mid Fidno kicinaya oo ka soo Yeedhay Boqor Cismaan Buur Madow oo isku soofeeyay laba ka mid ah Beelaha Somaliland.

Comments are closed