Hargaysa 17. December 2016 (SDN/QJ):-Siyaasi Cali Maxamed Yuusuf “Cali Guray” ayaa Maanta Markii Kowaad Waxa uu ka soo dhex Muuqday Xaflad Xil wareejinta Wasiirka Cusub ee Wasaaradda Khayraadka Biyaha Somaliland.
https://www.youtube.com/watch?v=TziX9EUkq4A&feature=youtu.be
