Sharci-dejiyeyaasha Khaatumo oo Xilkii ka Qaaday Ku Xigeenkii Hogaamiyaha Khaatumo Mr Caga-lule

Buuhoodle 04. August 2017 (SDN/QJ):- Xildhibaannada Baarlamaanka Maamulka Khaatumo ee dawladda Jamhuuriyadda Somaliland, wadahadalka kula jirto, ayaa sheegay inay xilkii ka qaadeen Madaxweyne ku-xigeenkii maamulkaas Mr. Cabdalle Maxamuud Haybe (Caga-lule). Fadhi qaybta sharcidejinta Khaatumo ku yeesheen Buuhoodle oo ay ka soo xaadireen 22 xubnood, ayay 18 ka mid ahi ogolaadeen in xilka laga xayuubiyo Caga-lule…

Read More

Loolan Siyaasadeed oo Qoysnimo Soona Taxnaa Mudo ka Badan Nus Qarni oo Saamayn adag Ku Yeelanaya Doorashadda Dalka Kenya (Warbixin)

Nairobi 04. August 2017 (SDN/QJ):- Labo qoys oo uu ka dhaxeeyo xifaaltan adag oo siyaasadeed ayaa ku hardamaya doorashada madaxweynenimo ee dalka Kenya, kaasi oo soo biloowday xiligii xoriyadda uu dalkani qaatay nus qarni ka hor. Haddaba waxaa jira waxyaabo qeyru caadi ah oo ololaha doorashada ku saabsan oo Kenya ka dhacaya, BBC-da ayaa u…

Read More

Sicir-bararka Dollarka Oo Maseeyay Somaliland Iyo Puntland, Mudaharaad Ka Dhacay Boosaaso Markii La Diiday Shillin Soomaaliga & Dekeddii Oo La Xidhay

Boosaaso 04. August 2017 (SDN/QJ):- Xarunta Ganacsiga ee Puntland waxa Shalay ka dhacay Mudaharaad ay ka qayb-qaateen qaar ka mid ah shacabka ku dhaqan magaalada Boosaaso. Sababta mudaaharaadka dhalisay ayaa ah, kadib markii laga diidey magaalada in wax lagu iibsado lacagta Shillin Soomaaliga ah. Dadka mudaharaadka ka qayb-qaadanaayey ayaa si nabad ah ku marey qaar…

Read More

Midowga Yurub oo Dawlada Iran ka Dalbaday inay Xurmayso Heshiiskii Nukliyeerka ee ay La Gashay Shanta dal ee waaweyn Iyo Jarmalka

Berlin 04. August 2017 (SDN/QJ):- Midowga Yurub ayaa sheegay in dhamaan dhinacyadu ay ixtiraamayaan heshiiskii ku saabsanaa barnaamijka Quwada Nuclierka ee Dalka Iran oo ay la gashay shanta dal ee waaweyn iyo Jarmalku. Inkastoo ay maraykanku si gooni ah dhowaan cunaqabatayn ugu soo rogeen jamhuuriyada Iran, Cunaqabatayntaas oo ay Iran ku sifaysay mid ka soo…

Read More

Xaaladda Kenya oo Kacsan, Cabsi Hadhaysey Kalsoonida Doorashada & Dilkii Sarkaalka Komishanka oo Bannaanbaxyo Sababay Iyo Baaqyo Caalami ah oo Soo baxay

Nairobi 04. August 2017 (SDN/QJ):- Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta, ayaa Bulshada dalkiisa ugu baaqay degganaan iyo xasilloonida inay dhawraan, ka dib markii Muran hadheeyey hawlaha doorashada guud ee waddankaas ka dhacaysa, kuwaas oo ka dhashay dilka Sarkaal sare oo ka tirsanaa Guddiga doorashada, isla markaana dejiyey nidaamka ammaan ee Kumputerrada codaynta doorashada, kaas oo Meydkiisa…

Read More

Baarlamaanka Talyaaniga oo Meel Mariyey In La Sameeyo Maraakiib Ilaalisa Xeebaha Liibiya

Roma 04. August 2017 (SDN/QJ):- Baarlamaanka Dalka Talyaaniga Ayaa Si Rasmi Ah U Ogolaaday In Maraakiib Xeebaha Liibiya Ilaalisa Halkaasi La Geeyo Si Loo Joojiyo Qulqulka Dadka U Soo Tahriibaaya Qaarada Yurub Kuwaasoo Sanadahan Danbe Aad Usoo Kordhayay. Maraakiibta Talyaaniga Ayaa Wada Shaqayn La Yeelanaya Xukuumada Dalkaasi Ee Aduunku Aqoonsan Yahay Taakulayn Iyo Tababarana Siin…

Read More

Raysal Wasaaraha Dalka Yemen oo Iran ugu Goodiyey in aanay Dhulka Yemen kaga Guulaysan doonin Waddamada Carbeed

Sanca 04. August 2017 (SDN/QJ):- Raysal wasaaraha Dalka yaman Dr Axmed Cubeyd ayaa Khamiistii waxa uu sheegay in Dawlada Yaman aanay u ogolaanayn jamhuuriyada Iran inay dhulka Yaman kaga guulaysato Dalalka carabta, sidoo kalena aanay ogolayn in maleeshiyaadka Xuutiyiinta iyo xulafadooda Cali cabdalla Saalax ay gacanta ku qabtaan qayimka umadda reer yaman. Raysalwasaaraha oo ka…

Read More

Google oo Donald Trump Magaciisa u aqoonsaday Abu Ivanka oo ah Magac dadweynaha Carabtu u Bixiyeen!!

Washington 04. August 2017 (SDN/QJ):- Tan iyo maalintii uu Donald Trump shaaciyey damaciisa ahaa in uu isu sharraxo madaxweynaha dalka Maraykanka illaa maanta oo uu madaxweyne yahay waxaa jira dadweyne Carbeed oo baraha bulshadu ku xidhiidho isku dhaafsanaya faallooyin iyo ereyo maadays ah oo ay ku muujinayaan in ay ka heleen inanta uu dhalay madaxweynaha…

Read More

“Tijaabada Iran Waa Mid Hanjabaad Iyo Daan-Daansi Ah” Maraykanka oo Sadex Dal Wakiil ka ah oo Qoraal u Diray Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay

New York 04. August 2017 (SDN/QJ):- Mareykanka, Britain, France iyo Germany ayaa ku qeexay tijaabadii gantaal ee Iran sameysay dhowaan mid aan waafaqsaneyn qaraarkii Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay, waxayna weydiisteen madaxa QM inuu baadhitaan ku sameeyo. Qoraal Dawlada Maraykanku u dirtay Xoghayaha Guud ee Qaramadda Midoobay António Gutteres iyagoo matalaya afar dal ayay ku…

Read More

Culimada Waaweyn ee Somaliland oo Sheegay inay Khalad Tahay in Kiniisad Kaatole Dib Looga furo Caasimadda Somaliland ee Hargaysa & Fadwo Diimeed oo ay ka soo Saareen DAAWO

Hargaysa 03. August 2017 (SDN/QJ):- Qaar ka mid ah Culimadda ugu Caansan Somaliland ayaa Fadwo diimeed ka soo saaray qaddiyada Kiniisad Mad-habta Kaatooliga ah oo dib looga furayo Caasimadda Somaliland ee Hargaysa taas oo ay Xukuumaduna ogolaatay Isla markaana ay ka dhalatay doodo adag oo dadweynuhu isku weydaarsanayaan baraha lagu Kulmo. Culimadan oo Warbaahinta kula…

Read More

Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye oo Ka Nabsi galay in Xildhibaan Saleebaan Cali Koore uu Noqdo Gudoomiyaha Cusub ee Golaha Wakiiladda & Taageero uu u fidiyey Gudoomiye Ku Xigeenka 1aad Mr Baashe Iyo Hadal Dareen leh oo uu Bulshada u diray DAAWO

Hargaysa 03. August 2017 (SDN/QJ):- Xildhibaan Saleebaan Cali Koore oo u taagan qabashada Gudoomiyaha Cusub ee Golaha Wakiiladda ayaa la sheegay inuu Caddaadis kala Kulmay Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Mudane Muuse Biixi Cabdi oo ilo lagu kalsoon yahay ay tilmaamayaan inuu la saftay Gudoomiye ku xigeenka 1aad ee Golaha Wakiiladda Mudane Baashe Maxamed Faarax. Xildhibaan Saleebaan…

Read More

Sheekh Maxamed Sh Cumar Dirir oo Xaaraan Ku Sifeeyay Kiniisada Hargaysa Dib looga Furayo Kadib Markii Ogolaansho laga Helay Xukuumadda DAAWO

Hargaysa 03. August 2017 (SDN/QJ):- Sheekh Maxamed Sheekh Cumar Dirrir ayaa sheegay in dal asalkiisu islaam yahay inay Xaaran tahay in laga dhiso Kiniisad,hadii laga dhisona waa in la dumiyaa waxaa kale oo aan la ogolayn in dib u dhis lagu sameeyo Kiniisad Markii hore dhisnayd. Waxaa kale oo uu Sheekhu sheegay in waddanku hadii…

Read More

Wiil u Dhashay Jabuuti oo Indhaha Lagaga Tuuray Biljim Oo Maraykanka Ka Helay Qalab Carrabka Wax Lagu Arkayo DAAWO

Washington 03. August 2017 (SDN/QJ):- Liibaan Mustafa Xasan oo ah Muwaadin Jabuutiyaan ah oo Araggiisa waayey kadib markii ay soo weerareen Rag la sheegay inay isku Xisbi ahaan jireen oo khilaaf Siyaasadeed ku dhex maray Magaalada Brussels ee Dalka Biljamka, ayaa Maraykanka ka helay Qalab uu wax ku arki karo. Liibaan oo lagu wareystay Dalka…

Read More

Warbixin uu Telefishanka Caanka ah ee CNN Ka Diyaariyey Heshiiskii Dhex maray Somaliland Iyo Shirkada DPW ee La Wareegtay Maamulka Dekeda Berbera

Hargaysa 03. August 2017 (SDN/QJ):- Telefishanka CNN ee caalamiga ah ayaa warbixin ka diyaariyay heshiiska maalgashi ee Somaliland iyo DP world. Warbixintan waxa lagu sheegay in qaranka aan la aqoonsan ee Somaliland uu ku guulaystay inuu hantiyo maalgashigii ugu balaadhnaa ee shisheeye. Shirkadda DP world ee xarunteedu tahay Dubai ayaa dekedda Berbera ku maalgashan doonta…

Read More

Xisbiga Waddani oo Wasiirro Xukuumadda ka tirsan Ku eedeeyey isku day lagu Fashilinayo Kaadh-qaadashada Sool iyo Sanaag DAAWO

Hargaysa 03. August 2017 (SDN/QJ):- Xisbiga Mucaaradka ah ee Waddani, ayaa Wasiirro ka tirsan Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo ku eedeeyey inay is-hortaageen Guddiga doorashooyinka Somaliland Safar ay ugu bixi lahaayeen gobollada Sool iyo Sanaag oo ay Qaadashada Kaadhadhka Codbixintu ka bilaabmi doonto 12-ka bishan aynu ku jirno. Xoghayaha guud ee Xisbiga Waddani Maxamed Cabdillaahi Uur-cadde, ayaa…

Read More

Siyaasi Qunyar Socodka ah ee C.laahi Cirro (Wasiirkii Hore ee Arrimaha Gudaha) oo Daboolka ka qaaday inuu Ku Biiray Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani DAAWO

Hargaysa 03. August 2017 (SDN/QJ):- Wasiirkii arrimaha gudaha ee xukuumadii Daahir Rayaale  Md. Cabdillaahi Ismaaciil Cali (Cirro) ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqay inuu ka tirsanyahay xisbiga mucaaradka ah ee Waddani. Md. Cabdillaahi-Cirro oo xalay uu wargeyska Geeska Afrika weydiiyay jiritaanka warar sheegaya inuu qaatay siyaasad ah inuu xisbiga Waddani ee mucaaradka ah ka mid…

Read More