”Muuse Biixi Dhul Hargaysa Kumuu lahayn Maantana Wuxuu Xoog Ku haystaa Dhulal Iyo Beero dad Lahaayeen Waxaa La Yidhaa Muuse Cabdi Dameer Anigana…”Siyaasi Ismaaciil Yarre DAAWO

Hargaysa 05. August 2017 (SDN/QJ):- Siyaasi Ismaaciil Aadan Cismaan oo ka Mid ah Saraakiisha Xisbiga Mucaaridk ah ee Waddani ayaa Maanta Jawaabo ka Bixiyey Eedaymo Hogaanka Sare ee Xisbiga Kulmiye u Soo Jeediyeen oo Ku Saabsan inuu dhul dad leeyahay Sifo Guracan ku qaatay. Siyaasi Ismaaciil Aadan Cismaan Wuxuu iska baraxay eedaymahaas hasa yeeshee Waxa…

Read More

“Cid Dood Igu Casuuntay Iyo Cid Ila Soo Hadashay Midna Ma Majiro, Ninka Raba Inaanu Doodno Duhur Cad Ha Soo Diyaar Garoobo”. Murashaxa Xisbiga WADDANI oo beeniyay Doodi la sheegayay inuu ka baaqday DAAWO

Hargaysa 05. August 2017 (SDN/QJ):-Gudoomiyaha Xisbiga Waddani ahna Murashaxa Jagada Madaxweyne ee Xisbigaas Mudane C.raxmaan Maxamed C.laahi ayaa Cadeeyay in aanay Jirin haba yaraatee Cid ku Marti qaaday Dood loo samaynayay Murashixiinta Sadexda Xisbi waxaanu Xusay inay Dooda qaban karaan Hay’ado Warbaahineed Sida Tv-yada Balse ay Doodan soo qaban qaabisay Wasaaradda Waxbarashadda Somaliland oo ka…

Read More

‘’Xisbiga Waddani Iyagaa Ka cudurdaartey in ay Ka qeyb galaan Dooda, Waataasoo waad arkeysaan Sida loogu diyaariyay, Prof C/salaan Yaasiin oo ka mid ahaa Qaban qaabiyayaashii Dooda DAAWO

Hargaysa 05. August 2017 (SDN/QJ):-Prof C/salaan Yaasiin Gabay Xadi ayaa Sheegay In Xisbiga Waddani uu Ka Cudur daartay Dood ay Isaga hor imanayeen Murashixiinta Madaxweyne ee Sadexda Xisbi Qaran Taas oo lagaga Hadlayay Waxa uga Meel yaal Qaabka ay Doorashadu u dhacayso. https://www.youtube.com/watch?v=UyIhC73_e_I

Read More

Labada Murashax ee Kulmiye iyo Ucid oo Ka Qayb galay Dood Ku Saabsan Waxa uga Meel Yaal Qaabka ay u dhacayso Doorashada Madaxtooyadda & Faysal Cali Waraabe oo Cadeeyay in Madashu Kulmiyeysnayd DAAWO

Hargaysa 05. August 2017 (SDN/QJ):- Murashixiinta Jagooyinka Madaxweyne ee Xisbiyada Kulmiye iyo Ucid ayaa ka qayb galay dood ku saabsan qaabka ay doorashadu u dhacayso iyo waxyaabaha ay ka qabanayaan Waxbarashadda dalka. ‘’ Dee Meeshu Way Kulmiyeysan Tahay oo Garabkii Haweenka ee Kulmiye ayaa Jooga,Anigu ma ahi Nin Qabyaaladeed oo Ciidagale Iyo Reer Axmed’’ Gudoomiye Faysal…

Read More

Sheekh Aadan-Siiro Oo Ka Hadlay Go’aanka Laga Gaadhay Kiniisadda Hargeysa Iyo Dumarka Xisbiyada U Ololeeya DAAWO

Hargaysa 05. August 2017 (SDN/QJ):-Sheekh Aadan Xaaji Maxamuud Xiirey (Sheekh Aadan-Siiro), ayaa Khudbaddii Jimcaha ee Shalay kaga hadlay Dooddii ka dhalatay Kiniisadda ku taalla Hargeysa ee dhawaan dib loo furay, taasi oo aakhirkii Xukuumaddu sheegtay in la xidhay. Sheekh Aadan-siiro waxa kale oo uu khudbaddiisa Jimcaha kaga hadlay dhibaatooyinka dhaqan iyo Diimeed ee ka dhasha Dumarka…

Read More

“12 Sano Qof Bilaa Sharci Ku Fadhiyey, Markuu Madaxweyne Noqdo Imisuu Fadhiyayaa, Xabbad Buu Idinla Dhici Hadduu Maqlo Waa Doorashadii…” Faysal Cali Waraabe DAAWO

Hargaysa 04. August 2017 (SDN/QJ):- Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID, ahna Musharraxa Madaxweynaha ee Xisbigaasi Eng. Faysal Cali Waraabe ayaa ka hadlay sidii uu Guddoomiyihii Golaha Wakiillada Somaliland Md. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) Xilkaa iska Casilay uu u maamulayey Golahaasi 12-kii sannadood ee uu Hoggaaminayey iyo weliba siduu ugu dhaqmayey Sharciga. Guddoomiyaha UCID oo…

Read More

Siyaasi Cabdikariim Axmed Mooge Oo Markii Ugu Horeysay Farta Ku Fiiqay Xisbiga Uu Ku Biiri Doono Kana Hadlay Is Casilaadii Gudoomiye Cirro DAAWO

Hargaysa 04. August 2017 (SDN/QJ):- Siyaasi Cabdi Kariim Axmed Mooge Wasiir ku xigeenkii hore ee wasaarada Qorsheynta xukuumada Madaxweyne Siilanyo ayaa waxaa uu markii ugu horeysay uu farta ku fiiqay xisbiga uu ku biiri doono Muddane Cabdikariim Axmed Mooge waxaa uu sheegay in uu ka fiirsan doono oo aanu ku deg degi doonin xisbiga uu…

Read More

Sidii ay Warbaahinta Soomalidu Ku Bilaabantay & Heerka ay Maanta Marayso Oo ay ka Sheekeeyeen Ruug Cadaayadii soo Maray Warbaahinta Iyo Dhallinta Saxafiyiinta ah ee bedelay DAAWO

Hargaysa 04. August 2017 (SDN/QJ):- Warbaahinta Ku hadasha Luuqada soomaaliga ayaa la bilaabay Hilaadii Sannadkii 1944-kii Waxaana Idaacadii u horaysay ee af soomaali ku hadashaa ay ahayd Idaacada Radio Hargaysa waana Idaacada ay feedheeda ka farcameen dhamaanba warbaahinta radiyaha ee somaliga ku hadla Maanta. Hadaba Suxufiyiintii Waayo araga ahaa ee Sannadihii Lixdamaadkii bilaabay Shaqada idaacadaha…

Read More

Xisbiga WADDANI Oo Soo Bandhigaya Hantida Gaarka Ah Ee Murashax Cabdiraxmaan Cirro Doorashada Ka Hor Iyo Mugdiga Ku Gedaaman Dhigiisa KULMIYE Muuse Biixi!!

Hargaysa 04. August 2017 (SDN/QJ):- Xisbiga Mucaaridka ah ee WADDANI ayaa markii ugu horaysay ku dhawaaqay inuu dhawaan soo bandhigayo hantida gaarka ah ee murashaxa Madaxwaynaha ee xisbigaas Dr. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro).   Afhayeenka xisbiga WADDANI, Ibraahin Mahdi Buubaa ayaa sheegay inaan hantida Cabdiraxmaan Cirro noqonayn mid qarsoodi ah isla markaana ay dhawaan saxaafadda…

Read More

Laba Muddane Oo Si Culus Ugu Hirdami Doona Booska Gudoomiyaha Wakiiladda,Xukuumadda Iyo Kulmiye Oo Gudoomiye Baashe Badhi Taaraya Iyo Waddani Oo Talyanle Degta Ku Sita + Balanta Maalinta Axada

Hargaysa 04. August 2017 (SDN/QJ):- Wararkii ugu dambeeyay ee Wargeyska Foore Soo gaadhay ayaa daaha ka rogay in labada Mudane ee ugu cad cad inay ku soo baxaan Booska Gudoomiyaha Golaha Wakiiladda ee uu Cirro baneeyay ay ugu dhaw yihiin Gudoomiye Xigeenka Koowaad ee Golaha Wakiiladda Xildhibaan Baashe Maxamed Faarax iyo Xildhibaan Cabdiraxmaan Maxamed Maxamuud…

Read More

Laba Xildhibaan oo Ka Digay Xaalad adag oo ay Somaliland Gashay Isla Markaana iftiimiyey in Shaqada Baanka Shirkado Lagu Wareejiyo

Hargaysa 04. August 2017 (SDN/QJ):- Guddoomiyaha Guddida Shuruucda, Dastuurka iyo Garsoorka ee Golaha Wakiilada Siciid Cilmi Rooble iyo xildhiban Cabdiqaadir Jirde oo ah guddoomiyaha ku meelgaadhka ah ee xisbiga Waddani ayaa xukuumadda u soo jeediyay dhaliilo kala duwan, waxaanay sidoo kale ka hadleen is casiladda Cabdiraxmaan-cirro ee shirguddoonka golaha wakiilada.   Guddoomiyaha Guddida Shuruucda, Dastuurka…

Read More

Dr’s Edna Aadan oo Shacabka Somaliland Ka Codsatay inay Ku Garab istaagaan Xilka Cusub ee Dhawaan Madaxweyne Siilaanyo u Magacaabay & Weedho adag oo ay Ku Sar Jartay Sida ay ula Dhaqmi doonto Ergada laga Hor keeno DAAWO

Hargaysa 04. August 2017 (SDN/QJ):- Ergayga wada hadalada Somaliland iyo Somaliya uu dhawaan u magacaabay madaxweyne Siilaanyo Edna Aadan Ismaacil ayaa jeedisay khudbadii ugu horaysay oo ay ku codsanaynso in lagu garab istaago dardar galinta halitaanka waxay Somaliland xaqa u leedahay. Marwo Edna Aadan Ismaacil ayaa shacabiga Somaliland ka codsatay inay qaranimada Somaliland ka midoobaan…

Read More

Taxanihii Qisaska Nolosha Iyo Tusmadii Xusuus Qor Dhakhtar-Ilkood ‘‘Sidee Loo Kasbadaa Quluubta Dadka?”’ Kala Soco Qurbejoog DAAWO

Hargaysa 04. August 2017 (SDN/QJ):- Waa Qormadii Taxanaha ahayd ee Xusuus Dhakhtar Ilkood oo ay inoo Soo diyaariso Drs Hibaaq C.raxmaan Buubaal oo ah Dhakhtarad Aqoon durugsan u leh Xanuunada Ilkaha kana Shaqaysa Magaalada Hargaysa. Waxay Taxanahan inoogu soo bandhigaysaa Khibrad ay ka heshay Mudadii ay ka shaqaynaysay Mihnada dhakhtarnimo,Waxaana si Joogto ah Taxanahan idiinku…

Read More

Shir-guddoonka Guurtida Oo Laba Toddobaad Ku Mashquulsan Ambo-bixinta Xildhibaanno Loo Dirayo Ceel Af-weyn Iyo Meelo Kale

Hargaysa 04. August 2017 (SDN/QJ):- Golaha Guurtida Somaliland, ayaa weli ku mashquulsan Ambo-bixinta Wufuud u baxaya Gobollada Awdal, Selel, Togdheer iyo Sanaag, kuwaasi oo ujeeddooyin kala duwan loo dirayo. Xildhibaannadan oo Qorshuhu ahaa inay Saddex Maalmood ka hor ka baxaan Hargeysa ka dib, markii Shir-guddoonku ka soo xulay Mudaneyaasha Golaha Guurtida, ayaan illaa hadda safarkoodii…

Read More

Wasiirka Caafimaadka Somaliland Oo Madaxweynaha Dawlad Deeegaanka Soomaalida Itoobiya Ka Difaacay Eedaymo Uga Yimid Gudoomiye Faysal Cali DAAWO

Hargaysa 04. August 2017 (SDN/QJ):- Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Somaliland Dr Saleebaan Ciise Axmed Xaglo Toosiye ayaa Madaxweynaha Dawlad Deegaanka Soomaalida Itoobiya Mudane Cabdi Cumar Iley Waxa uu ka Difaacay dhaleecayn uu u Jeediyey Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee Ucid Eng Faysal Cali Waraabe.

Read More

Qaar ka Mid ah Xildhibaanadda Golaha Wakiiladda Somaliland oo Ka Fal celiyey Is Casilaadii Gudoomiyahoodii Hore Mudane C.raxmaan Cirro,Maxay Ku Xasuusan Doonaan? DAAWO

Hargaysa 04. August 2017 (SDN/QJ):- Kadib Mudo 12 Sano ah oo uu ku fadhiyey Kursiga ugu Sareeya aqalka Golaha Wakiiladda ayaa Gudoomiyihii Hore ee Golaha Wakiilada Somaliland Mudane C.raxmaan Maxamed C.laahi Cirro waxa uu Arbacadii ku dhawaaqay inuu iska casilay Xilkaasi Maadaama uu u Tartamayo Jagada Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland ee doorashadda dhacaysa 13 Bisha November…

Read More

‘’Murrashaxa KULMIYE waa Nin La Tijaabiyey, Waxa Loo Baahanyahay Nin Ummadda Somaliland Isku Wada Ee Nin Cunsuriyad Iyo Cunfi Kala Dhex Dhiga Uma Baahnin.’Wasiir Xaglo-toosiye DAAWO

Hargaysa 04. August 2017 (SDN/QJ):- Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Somaliland Dr Saleebaan Ciise Axmed Xaglo Toosiye ayaa Ku sifeeyay Murashaxa Jagada Madaxweyne ee Xisbiga Kulmiye Mudane Muuse Biixi Cabdi Siyaasi isku wadi kara ummada Somaliland Isla Markaana qadariya Halgankii Daraawiish ee Sayid Maxamed Cabdule Xasan Hogaaminayay.

Read More