Wax ka ogow Sababaha u Suurto Geliyey in Dalka Jamhuuriyadda Jabuuti uu Marti geliyo Saldhigyo Mileteri oo Qaar Ka Mid ah Dalalka Adduunka ugu Quwada badan uu ka Samaysteen!!
Jabuuti 03. August 2017 (SDN/QJ):- Shiinaha ayaa si rasmi ah u furay saldhig miltari oo uu ku leeyahay dalka Jabuuti, kaas oo ah kii ugu horreeyay uu dalkaasi ka dhiso dibedda, sida ay ku warrantay wakaaladda wararka ee Reuters. Shiinaha ayaa billaabay dhismaha saldhigan sanadkii la soo dhaafay. Shiinaha ayaa sheegay in saldhigaas uu gacan…
