“KULMIYE Waa Xisbi Maanta Waayo Arrag Ah, Ummadda Runta Ayaanu U Sheegaynaa, Barnaamijkayagiina Maalin Dhow Ayaannu Soo Bandhigaynaa.” Wasiirka Madaxtooyadda Somaliland SAWIRO/DAAWO

Gabiley 16. July 2017 (SDN/QJ):- Wasiirka Madaxtooyadda Maxamuud Xaashi Cabdi ayaa shaaciyey in xisbi xaakimka KULMIYE uu dhawaan soo bandhigi doono barnaamijkiisa siyaasiga ah ee uu kaga qayb galayo tartanka doorashada Madaxtooyada Somaliland.   Mudane Maxamuud Xaashi ayaa sidoo kalena sheegay in Murrashax Muuse Biixi Cabdi uu yahay hoggaamiye la tijaabiyey oo aqoon u leh bulshada…

Read More

Isbarbardhiga Ku Saabsan Cudduda Milateri ee Sucuudiga iyo Qatar oo Fiintu dhex Miranayso DAAWO

Dubai 16. July 2017 (SDN/QJ):- Xiisada khaliijka ee xiligan taagani waxa ay noqotay mid albaabka u furta suuragalnimada dhicitaanka dagaal fool ka fool ah oo la iskaga hor yimaado, hadaba barnaamijkeenan waxaynu ku soo bandhigaynaa qaybo ka mid ah cududa millateri ee taalla Gobolkaasi khaliijka. https://www.youtube.com/watch?v=LOWnAvo_1pM

Read More

Somaliland oo ka Digtay Ujeeddada Safar uu Madaxweyne Farmaajo Garoowe ku tagayo & Farogelin ay ka Cabatay DAAWO

Hargeysa 16. July 2017 (SDN/QJ):- Xukuumadda Somaliland, ayaa Safar la filayo in Madaxweynaha Federaalka Soomaaliya ku yimaadda Caasimadda Maamulka Puntlad ee Garoowe uu qayb ka yahay Faro-gelin ay ku eedaysay inay Dawladda Federaalka iyo Maamulka Puntland ku hayaan Dadka Somaliland iyo deegaannada Bariga gobollada Sanaag, Sool iyo Buuhoodle oo ay Ciidammo Federaal ah oo Muqdisho…

Read More

“Qofka Aan Kaadhka Cod-Bixinta Qaadan Ma Jirayso Muwaadin-nimadiisii ….” Wasiirka Arrimaha Gudaha

Hargeysa 16. July 2017 (SDN/QJ):- Wasiirka Wasaaradda Arrimaha gudaha Somaliland Yaasiin Xaaji Maxamuud Xiir (Faratoon), ayaa Dadweynaha Reer Somaliland, gaar ahaan kuwa ku dhaqan Gobollada ay xilligan ka socoto Qaadashada Kaadhadhka Cod-bixinta Doorashada ku adkeeyay inay qaataan Kaadhadhka, si ay uga qayb-qaataan Cod-bixinta Doorashada Madaxtooyada iyo kuwa ka dambeeyaba. Wasiir Faratoon oo la hadlayey Dadweyne…

Read More

Soomaaliya Oo U Weel-samaysanaysa Maamulka Hawada Ee ICAO Gacanta Ku Hayso & Somaliland Oo Daawanaysa

Muqdisho 16. July 2017 (SDN/QJ):- Dawladda Soomaaliya, ayaa Shalay bilowday Rakibaadda Qalab la sheegay in lagu maamulayo Hawada Dalkii la isku odhan jiray Jamhuuriyadda Soomaaliya, oo ay Somaliland-na ka mid tahay. Dowladda Soomaaliya ayaa iyadoo iska indho-tiraysa Dawladnimada Somaliland waxay doonaysaa inay maamusho maamulka Hawada, kulana socoto dhaqdhaqaaqa hawada Soomaaliya. Maareeyaha Guud ee hay’adda Duulista…

Read More

Fannaanka Wiz Khalifa oo Kala Wareegay Psy Lahaanshaha Muuqaalka Youtube ugu Daawashada badan abid DAAWO

Washington 16. July 2017 (SDN/QJ):- Fannaanka Reer Maraykan ee Wiz Khalifa Heestiisa, ‘See You Again’, ayaa kala baxday Figta ugu sarraysa ama Muuqaalka ugu daawashada badan ee abid la geliyo Barta Muuq-tebinta Internet-ka ee YouTube, Heeska Gangnam Styel ee uu leeyahay Fannaanka Kuuriyaanka ah ee Psy.   Muuqaalka Heestan, oo loo sameeyey Barroor-diiqda iyo Xusuusta…

Read More

Idaacadda VOA & Fannaaniinta Xiddigaha Geeska, Bandhigga Heesaha Cusub iyo Weriye Sagal July 2017 DAAWO

Hargeysa 16. July 2017 (SDN/QJ):- Qaybteenna Dhaqanka, Fanka iyo Suugaanta ee Qurbejoog.com, waxaannu idiinku soo gudbinaynaa Barnaamij-Faneed Gaar ah iyo Heeso Cusub, kaas oo ay Weriyaha Hargeysa u joogta Laanta Afka Soomaaliga ee Idaacadda VOA Sagal Mustafe Xasan Nuur ku soo bandhigayso Heeso Cusub oo kala duwan oo ay Fannaaniinta Xiddigaha Geeska Xubno ka tirsan…

Read More

Masaajidka Barakaysan ee Al Qudus oo Maalintii Sadexaad Xidhan Kadib Markii ay Ciidamadda Yuhuudu Xidheen Isla Markaana Diideen In Lagu Tukado lagana Eedaamo

Quddus 16. July 2017 (SDN/QJ):- Maalintii Sadexaad ee xidhiidh ah ayaa ciidamada ammaanka ee Israa’iil waxa ay ka mamnuuceen Masaajidka barakaysan ee Alqudus in laga adimo ama lagu tukadaba, iyagoo ciidamada yuhuudu u diiday inay falastiiniyiinta aan deganayni ay u gudbaan dhanka xaafadda qaddiimka ah ee magaaladaasi Quddus oo uu ku yaallo masaajidka barakaysan. Iimaamka…

Read More

Soomaaliya: Al-shabaab Oo Lagu Eedeeyay Inay Ganacsatada Ku Soo Rogtay Lacago Khasab Ah, Xilli Aan Dawladduba Cashuur Ka Qaadin

Muqdisho 16. July 2017 (SDN/QJ):- Qaar ka mid ah ganacsatada magaalada Muqdisho ee Dalka Soomaaliya ayaa sheegaya inay helayaan Telefoonno ay u soo dirayaan Dad ka tirsan ururka Al-Shabaab oo ku amraya inay bixiyaan lacago ay ku sheegeen baad, laakiin Al-shabaab ku macnaysay inay tahay Zako. Mid ka mid ah ganacsatada oo u warramay Laanta…

Read More

Mid kamid ah Wadamadii Xayiraada Kusoo Rogay Qadar Oo Ogolaaday In Uu Ka Laabto Shuruudihii Xulufada Sucuudiga & Qaabka ay Rabto in Loo Wada hadlo!!

Dubai 16. July 2017 (SDN/QJ):- Dowlada Imaaraatka Carabta oo kamid aheed dowladihii Khaliijka ee xayiraada dhaqaale kusoo rogay dalka Qadar ayaa ogolaatay in wada hadal ka gasho mid kamid ah 13-kii Shuruud ee lagu xiray dalka Qadar. Dowladaha Sacuudiga, Imaaraatka Carabta, Masar iyo Baxreyn ayaa dalka Qadar hor dhigtay 13- Shuruud oo laga dalbaday in…

Read More

Xulufada Sacuudiga oo ka Cadhooday Heshiis ay Wada gaadheen Dowladaha Qadar iyo Maraykanka

Riyadh 16. July 2017 (SDN/QJ):- Dowlada Sacuudiga iyo dowladaha kale ee xulufada la ah dhawaan shaaciyay in a xariirka u jareen dalka Qadar ayaa si weyn uga cadhootay heshiis dhawaan magaalada Doha ku kala saxiixdeen dowladaha Mareykanka iyo Qadar. Dowladaha Qadar iyo Marekanka ayaa sheegay in ay ku heshiiyeen ka hortaga maalgalinta kooxaha loogu yeero…

Read More

Madaxweyne Erdogan oo cambaareeyay “munaafaqnimada” reer Galbeedka una Dabaal Degay Sannad Guuradii Inqilaabkii Dhicisoobay!!

Istanbul 16. July 2017 (SDN/QJ):- Madaxweynaha Turkiga, Rajab Tayib Erdogan ayaa ku eedeeyay waddamada Galbeedka munaafaqnimo, xilli shalay uu dalkiisa xusayo sanad guuradii koobaad ee kasoo wareegtay isku-daygii afgembi ee dhicisoobay. Madaxweyne Erdogan oo maqaal ku qoray wargeys ka soo baxa turkiga ayaa sheegay in aanay wax marmarsiyo ah haysan dalalka saaxiibka la ah Turkiga…

Read More

Ciidamo Cusub Oo Maanta Ku Soo Wajahan Garoonka Aadan cadde ee Magaalada Muqdisho

Muqdisho 16. July 2017 (SDN/QJ):- Saraakiil ka tirsan Ciidamada Booliiska Dalka Uganda ayaa maanta ku soo jeeda magaalada Muqdisho ee caasimada Somalia.   Ilaa 13 Sarkaal oo u dhashay dalka Uganda ayaa la qorsheeyey inay soo gaaraan Muqdisho iyaga oo ka soo bixi doona Magaalada Kampala ee dakaasi Uganda. Waxay bedeli doonaan Saraakiil kale oo…

Read More

Turkiga Oo Shaqada Ka Eryay 7,000 Oo Qof Sanad Ka Dib Afgembigii Dhicisoobay

Ankara 16. July 2017 (SDN/QJ):- Turkiga ayaa soo saaray wareegto uu shaqada kaga ceyriyay kumanaan Iyadoo ay Xalay ku beegnayd sanad guuradii koowaad ee iskudaygii afgembigii ee dhicisoobay. In ka badan todobo kun oo isugu jira saraakiil booliis, xubno dowladda ka tirsan iyo aqoonyahanno ayaa wareegtadasi shaqada looga eryay.   Turkiga ayaa hore shaqada uga…

Read More

Hoggaamiye Adduunka Caan Ka Ahaa Oo Geeriyooday Isaga Oo Fagaare Ka Hadlaya !

Ukraine 16. July 2017 (SDN/QJ):- Dhacdo aad u naxdin badnayd isla markaana ka yaabisay dadkii goob jooga u ahaa iyo kuwii ka dawaaday muuqaal lagu baahiyay baraha bulshada, muuqaalkaasi oo muujinayey in hoggaamiye ka mid ahaa hoggaamiyayaasha Mucaaridka Dalka Ukraine oo ku labisan Dirayska ciidanka isla markaana Khudbad ka soo jeedinaya goob fagaare ah uu…

Read More

Garsoore Sare Oo Wax Ka Bedalay Xayiraada Socdaalka ee Trump Ku Soo Rogay Waddamo Muslimiin ah!!

Hawaii 16. July 2017 (SDN/QJ):- Garsoore maxkamada gobalka Hawaii ayaa go’aan cusub kasoo saaray xayiraada socdaalka ee lix wadan oo Muslimiin ah oo ay ku jirto Soomaaliya. Xayiraada Socdaalka Muslimiinta ee xukuumada Trump oo marar badan maxkamadaha Federaalka qaadaceen ayey Maxkamada Sare bishii hore ogolaatay in si kumeel gaar ah loo sii dhaqan geliyo qeyb…

Read More