Waa Kuma Ninka Ugu Nadaafada Iyo Xaragada Badan Ragga Suuqyada Adduunka Wareega Ee Wax Iibiya ?
Brazil 16. July 2017 (SDN/QJ):- Guud ahaan Adduunka waxa jira dad Duruuftu ku kaliftay inay Suuqyada wareegaan isla markaana wax iibiyaan waxaanay dadkaasi ku dedaalaan inay tagaan goobaha ay Dadku ku badan yihiin iyo waddooyinka waaweyn si ay jaanis ugu helaan inay dadka baabuurta saaraan waxa uga iibiyaan inta ay Ishaaradu hayso waana arrin caan…
