Qaab Cusub oo aad u Sahlan oo Loo Bedelay Dhaqashada Geela,Quruxda Buurta Daalo & Warbixin uu Ka Diyaariyey Weriye C.salaan Ibraahin Hereri DAAWO

Ceerigaabo 14. July 2017 (SDN/QJ):- Dhaqashada Geela ayaa u Muuqda Mid Ku sii faro yar bulshada Somalida oo Wakhtiyadii hore uu Geelu ugu Jiray Kaalinta Lacagta Dollarka, Hasa yeeshee dad tiro yar ayaa ku hawlan soo noolaynta hab dhaqankii awoow ka awoow laga dhaxlay. Deegsiimo u dhow Magaaladda Ceerigaabo ayaa Nin wuxuu ka sameeyay Mashruuca…

Read More

‘’Xisbiga Ucid Tartanka hore ayaan u wada geli Jirnay oo Waan Is naqaanaa oo Garoonka Marka la soo Galo waan ka adkayn,Laakiin Xisbiga Waddani….’’ Gudoomiye Muuse Biixi DAAWO

Hargaysa 14. July 2017 (SDN/QJ):- Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye ahna Murashaxa Jagada Madaxweyne ee Xisbigaas ayaa Todobaadkan Mar uu Kormeer Ku Marayay Deegaano ka Tirsan Gobolka Togdheer wuxuu Bulshada ku baraarujiyey inay qaataan Kaadhka Codbixiyeyaasha Waxaa kale oo uu hoosta ka xariiqay in labada Xisbi Mucaarid uu mid ka mid ah si wanaagsan u yaqaano kaas…

Read More

Majaajilayste Sooraan oo Shir Jaraa’id Ku Metelay Hab dhaqankii Xisbiyada Kulmiye Iyo Waddani ay La Shir Tageen Magaaladda Burco DAAWO

Burco 14. July 2017 (SDN/QJ):- Horaantii Todobaadkii tegay Waxaa Magaalada Burco Isugu Tegay Labada Xisbi ee Kulmiye Iyo Waddani oo loo arko laba Xisbi oo Loolan adagi ka dhexeeyo. Majaajilaystaha Caanka ah ee Sooraan ayaa Tafsiir ka bixiyey Waxyaabihii ay reer burco ku waayeen Imaatinka isku lamaan ee labada Xisbi ee Kulmiye Iyo Waddani.

Read More

“Maxamed Siyaad Barre oo aan Dal Xukumn oo Nooloow laga daba-qaadayn ayaan Sannad la soo shaqeeyey..” Prof Cali Khaliif Galaydh Qaybtii 2aad DAAWO

Hargaysa 14. July 2017 (SDN/QJ):- Hoggaamiyaha Khaatumo Dr. Cali Khaliif Galaydh ayaa Sheekooyin Taariikhi ah kaga sheekeeyey Barnaamijka Xusuus-reeb ee uu Daaddihiyo Suxufiga Ruug-caddaaga ah ee Maxamuud Cabdi Cali Ducaale oo ka tirsan Horn Cable TV. Qaybta Labaad ee Barnaamijkaas Taariikhda badan Xambaarsan Muuqaalkan Hoose ka Daawo:-

Read More

‘’Buuhoodle Waxaa Dayacday Somaliland Ama Xukuumadda Joogta Ha Ahaato Ama Tii Ka Horeysay Ha Ahaato” Xildhibaan Dheeg DAAWO

Hargaysa 14. July 2017 (SDN/QJ):- Xildhibaan Maxamed Maxamuud Yaasin Dheeg kana mida xildhibaanada golaha Guurtida Somaliland ayaa sheegay in Somaliland ay dayacday magaalada Buuhoodle. Waxaanu xildhibaanku tilmaamay in meeshi la dayaco cid sheegata aan la waayeyn, kuwa leh Buuhoodle lama soo gali karana ay yihiin uun reer Khaatumo, kuwa Xamar joogaana ay yihiin uun reer…

Read More

Wasiirka Xoolaha C.laahi Cukuse iyo Saraakiil Wehelisa oo Kormeer Ku Tegay Sadex Degmo oo ka Tirsan Gobolka Maroodi-jeex & Olole Siyaasadeed oo ay Bulshada kaga Codsadeen inay u Codeeyaan Kulmiye DAAWO

Hargaysa 14. July 2017 (SDN/QJ):- Wasiirka Wasaaradda Xannaanadda Xoolaha Mudane C.laahi Maxamed Daahir Cukuse iyo Madax kale oo Wehelisa ayaa Kormeer la Xidhiidha qaadashadda Kaadhka Codbixiyaha Ku Tegay Degmooyinka Sabo wanaag,Sallaxley Iyo Balli Mataan.

Read More

Hargaysa: Culimadda Ehlu Suna oo Sheegay in Diintu Xalaalaysay Kaadhka Codbixiyaha Kana Hadlay rag la sheegay inay Xabaal Sheekh ka soo Faqeen Magaaladda Arabsiyo DAAWO

Hargaysa 14. July 2017 (SDN/QJ):- Xubno ka mid ah Culimadda Caasimadda Somaliland ee Hargaysa ayaa Bulshadda Ku dhaqan Gobolada Maroodijeex iyo Togdheer ka dalbaday inay Qaataan Kaadhadhka Codbixinta,Sidoo kalena Xukuumadda ugu baaqay inay Sharciga Hor keento Shakhsiyaad lagu eedeeyay inay Qodeen Xabaal uu ku aasan yahay Mid ka mid ah Shuyuukhda Somaliland gaar ahaan Degmada…

Read More

“Xukuumaddan Maanta Inoo Dhisani Qof Way Korrin Kartaa, Laakiin Qaran Ma Korrin Karto, Waxan Wadanka Ka Jira Waa Aafo Qaran, Baanka Lacagi Kuma Dhacdo.” Xildhibaan Axmed Gacan DAAWO

Hargaysa 14. July 2017 (SDN/QJ):- Xildhibaan Axmed Muuse Obsiiye “Gacan” oo kamid ah golaha guurtida Somaliland ayaa si adag uga hadlay sicir bararka xadhkaha goostay ee dalka ka jira,waxaana uu ka dhawaajiyey in xukuumaddu ku fashilantay wax ka qabashada sicir bararkan. Xildhibaanka ayaa sidoo kale waxa uu shaaca ka qaaday arrin ay baadhitaan ku sameeyeen…

Read More

Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble oo Xukuumadda Siilaanyo ku eedeeyay Cabudhin Siyaasadeed

Burco 14. July 2017 (SDN/QJ):- Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble ayaa xukuumada iyo badhasaabka gobalka Togdheer Ramaax ku dhaliilay inay cabudhin ku hayaan shacbiga deegaanada laga soo doortay. Waxaanu xildhibaankani taxay dhibaatooyinka caafimaadka,wado xumida iyo wax barasho la’aanta ka haysata deegaanada laga soo doorto, isaga oo u soo jeediyay inay taageeraan musharaxa xisbiga Waddani oo uu…

Read More

Madaxweyne Siilaanyo Oo Loogu Baaqey In Uu Is Casilo, Xili uu Xaalad Caafimaad Mudo Ku Joogay Dalka Isu taga Imaaraadka lana filayo inuu Maanta soo Gaadho Caasimada

Hargaysa 14. July 2017 (SDN/QJ):- Mohamed Xaashi Wasiirkii hore ee Maaliyada Somaliland oo wareysi siiyey mid kamid ah TV-yadda Soomaalida ayaa ka Hadley sicir bararka xoogan ee ka jira guud aahaan Somaliland. Mr Xaashi ayaa sheegey in xukuumadda Siilaanyo ay ku fashilantey xasilinta arimaha sicir bararka oo maalinba maalinta ka danbeysa sii kordheysa.   “…

Read More

Wasaaradda Maaliyadda Somaliland oo Wejigii Labaad ee Cashuurta Wado Marista ka Bilowday Laascaanood & Dhibaatada Maamulka dawlada ka haysta Gaadiid wadooyin badan ka soo Gala Laascaanood DAAWO

Laascaanood 14. July 2017 (SDN/QJ):- Wasaaradda Maaliyadda Somaliland ayaa Magaaladda Laascaanood ka Bilowday Wejigii Labaad ee Uruurinta Cashuuraha Wado Marista kaas oo ay si wada jir ah uga qayb qaadanayaan Madaxda Wasaaradaasi ee Gobolka Sool Iyo Laamaha amaanka.

Read More

Saadaasha Colaada ku Soo Wajahan Bariga dhexe (Xogaha Dahsoon) DAAWO

Dubai 14. July 2017 (SDN/QJ):- Xiligan digniintan soo socotaa kuma koobna oo keliya siyaasadaha arimaha dibada ee madaxweynaha maraykanka Donald Trump, loogamana baqayo inay siyaasadihiisu qarxiyaan mushkilado siyaasadeed iyo dhibaatooyin dhaqaale oo qaaradaha isaga talaaba, laakiin digniinta xiligan soo baxaysaa waa mid ku aaddan https://www.youtube.com/watch?v=1IhstRbVdDc

Read More

Washintong Iyo Somalia: Farmaajo Iyo Tillerson Maxay Ka Wadda-hadleen?

Muqdisho 14. July 2017 (SDN/QJ):- Madaxtooyada Soomaaliya ayaa sheegtay in Xoghayaha Arrimaha Dibadda ee Maraykanka Rex Tillerson uu khadka telefoonka kula hadlay madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo. War saxaafadeed kasoo baxay madaxtooyada ayaa lagu sheegay in Mr Tillerson uu u sheegay madaxweynaha Soomaaliya in Maraykanku diyaar la yahay inuu Soomaaliya kala shaqeeyo cirib-tirka argagaxisada. Waxaa…

Read More