Fadeexad Dul-hoganaysa Maayerka Berbera oo Kashifantay & Hanti Lunsiga uu Ku Kacay + Sawirro DAAWO
Berbera 04. July 2017 (SDN/QJ):- Maayerka magaalada Berbera Cabdishakuur Maxamuud Xasan (Cidin) muddadii uu xilka hayay magaalada Berbera waxa uu ka samaystay hanti badan taasi oo aad moodo in uu ka tabcaayo meherad uu leeyahay. Duqa Berbera Cabdishakuur Cidin, waxa uu ka dhistay guryo tiro badan magaalooyinka Hargeysa, Berbera waxa uu samaystay shirkado badan oo …
